Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":80946,"date":"2022-07-22T09:18:59","date_gmt":"2022-07-22T08:18:59","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=80946"},"modified":"2022-07-22T09:20:03","modified_gmt":"2022-07-22T08:20:03","slug":"markii-ay-dadku-qabrigii-ka-tageen-anigu-waan-sii-joogey-si-aan-ugu-duceeyo-kaddib-maxaa-dhacay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/07\/22\/markii-ay-dadku-qabrigii-ka-tageen-anigu-waan-sii-joogey-si-aan-ugu-duceeyo-kaddib-maxaa-dhacay\/","title":{"rendered":"”Markii ay dadku qabrigii ka tageen anigu waan sii joogey si aan ugu duceeyo” – Kaddib maxaa dhacay?!"},"content":{"rendered":"
\n
\n
\n
\n
\n

(Hadalsame) 22 Luulyo 2022<\/strong><\/span> – Wadaad ayaa ka sheekeeyey qiso maalin qabsatay wuxuu yiri:<\/p>\n<\/div>\n

Maalin ay qorraxdu aad u kululeyd ayaan salaadda duhur kadib masjidka seexday, waxaan soo baraarugey iyadoo qof meyd ah masjidka lasoo geliyey si salaadda janaaso loogu tukado, Waan kacay oo waxaan ka qaybgalay dadkii janaasada tukanaayey.<\/p>\n

Intaa kagama harine misna waxaan go’aan saday inaan meydka duugtiisa ka qeyb galo si ajarku iigu dhammeystirmo, maydka la duugaayo aqoon uma laheyn, balse waxay iga aheyd inaan ku guto waajibka iga saaran qofkaa muslim ah ee geeriyoodey.<\/p>\n

\n

Markuu aaskii dhammaaday ayey dadkii oo dhami wada dhaqaaqeen oo nin walba howlihiisa kale aaday, laakiin anigu qabriga ayaan ku haray, intaan qabriga dushiisa fariistay ayaan bilaabay inaan meydka u duceeyo anigoo leh:<\/p>\n

\n
\u064a\u0627 \u0631\u0628 \u0647\u0630\u0627 \u0636\u064a\u0641 \u0642\u062f \u062c\u0627\u0621 \u0639\u0646\u062f\u0643 \u060c \u0647\u0630\u0627 \u0627\u0644\u0636\u064a\u0641 \u0644\u0648 \u062c\u0627\u0621 \u0639\u0646\u062f\u064a \u0648\u0623\u0646\u0627 \u0644\u0627 \u0623\u0639\u0631\u0641\u0647 \u0644\u0623\u0643\u0631\u0645\u062a\u0647 \u0641\u0643\u064a\u0641 \u0628\u0643 \u0623\u0646\u062a \u0648\u0623\u0646\u062a \u0623\u0643\u0631\u0645 \u0627\u0644\u0623\u0643\u0631\u0645\u064a\u0646 \u060c \u0627\u0644\u0644\u0647\u0645 \u0627\u0639\u0641\u0631 \u0630\u0646\u0648\u0628\u0647 \u0648\u0627\u0639\u0641 \u0639\u0646\u0647.<\/strong><\/div>\n<\/blockquote>\n

Rabbiyow addoonkan maanta adiga ayuu marti kuu tahay, Haddii uu aniga ii iman lahaa isagoo marti ah oo aanan aqoon u laheyn waan marti-soori lahaa, maanta adiga ayuu marti kuu yahay adigoo ah marti-soore midka ugu wanaagsan, Rabbiyow dembigiisa dhaaf oo iska cafi.<\/p>\n<\/div>\n

Intaa markaan ugu duceeyey ayaan masjidkii ku soo laabtay oo aan xoogaa yara seexday, Waxaan ku riyooday iyadoo uu ii yimi nin qurux badan oo dhar isku joog ah ku lebisan wuxuu igu yiri: Sow ma tihid qofkii ii duceeyey?<\/p>\n

Waxaan ku iri: Adigu kumaa tahay<\/p>\n

Wuxuu igu yiri: Waxaan ahay qofkii aad mar dhaweyd qabriga ugu dul duceysay, ducadaada darteed ayuu ILAAHAY iigu dembi dhaafay oo iigu naxariistay.<\/p>\n

\n

Rabbi nooma waayo dad qalbi fiican oo iyagoo aan na aqoon noo duceeya!<\/p>\n

W; D:<\/strong> Mustaf Cawil Xasan<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 22 Luulyo 2022 – Wadaad ayaa ka sheekeeyey qiso maalin qabsatay wuxuu yiri: Maalin ay qorraxdu aad u kululeyd ayaan salaadda duhur kadib masjidka seexday, waxaan soo baraarugey iyadoo qof meyd ah masjidka lasoo geliyey si salaadda janaaso loogu tukado, Waan kacay oo waxaan ka qaybgalay dadkii janaasada tukanaayey. Intaa kagama harine misna waxaan […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":80947,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,6,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/s-53.jpg?fit=750%2C460&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-l3A","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/80946"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=80946"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/80946\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":80949,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/80946\/revisions\/80949"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/80947"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=80946"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=80946"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=80946"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}