Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":80501,"date":"2022-07-11T19:56:23","date_gmt":"2022-07-11T18:56:23","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=80501"},"modified":"2022-07-11T19:56:58","modified_gmt":"2022-07-11T18:56:58","slug":"faaiidooyinka-ay-caafimaadka-u-leedahay-cunista-caloolayda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/07\/11\/faaiidooyinka-ay-caafimaadka-u-leedahay-cunista-caloolayda\/","title":{"rendered":"Faa’iidooyinka ay caafimaadka u leedahay cunista caloolaydu"},"content":{"rendered":"
\n

(Hadalsame) 11 Luulyo 2022<\/strong><\/span> – Calooleyda ayaa inta badan la jar jaraa, waxay dadka inta badan isticmaalaan midda ariga iyo idaha. Bulshooyinka qaar ee adduunka ayaa muddo dheer u adeegsanayay calooleyda. Waxaana laga helaa maqaayadaha ku yaalla Asia, Afrika, qeybo kamid ah Amerika iyo Yurub.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Waana laga helaa faa\u2019idooyin badan oo caafimaad marka loo barbardhigo hilib kale ee caadiga ah.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Waxaa la cabbaa fuudka calooleyda, dadka qaar waxy shiilaan calooleyda oo ay dhadhan u yeelaan.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Caafimaad ahaan, calooleyda waxaa laga helaa fa\u2019ido badan oo isugu jiro brootiin iyo nafaqooyin kale oo muhiim u ah caafimaadka.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Faa\u2019idooyinka laga helo calooleyda<\/b><\/p>\n<\/div>\n

\n

Calooleyda waxaa laga helaa fitaamino iyo macdan kale oo muhiim u ah jirkeena, marka la cuno calooleyda waxa laga helaa waxyaabo u wanaagsan caafimaadkeena, sida uu ku warrameyso warbaahinta Webmd.com oo ka faalooda arrimaha caafimaadka.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Waxay ka hortagaa dhiig yarida<\/b><\/p>\n<\/div>\n

\n

Calooleyda waxaa si aad ah ugu badan fiitaamiin B12, taas oo ka hortagta dhiig yarida gaar ahaan qofka la daala dhacayo dhiig yarida ee socon karin.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Waxay caawisa dhismaha lafaha iyo murqaha<\/b><\/p>\n<\/div>\n

\n

Calooleyda waxaa laga helaa brootiin, brootinka wuxuu qofka ka caawinayaa inay dhismaha murqaha iyo lafaha.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Calooleyda waxaa laga helaa dhammaan 9-ka maaddo ee loo yaqaano amni acids ee uu baahan jirkeena si uu shaqeeyo, sida ay ku warrameyso barta Healthline.com oo ka faaloota arrimaha caafimaadka.<\/p>\n<\/div>\n

\n
\n
\n
\n
\n
\".\"<\/picture><\/div>\n

XIGASHADA SAWIRKA,<\/span>ALAMY<\/span><\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/figure>\n<\/div>\n

\n

Waxaa ka buuxaa macdan iyo fitaamino<\/b><\/p>\n<\/div>\n

\n

Calooleyda waxaa ku jiraa maaddooyinka ay kamid yihiin, Zinc, Selenium iyo calcium.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Macdanta Zinc waxay dadka ka caawisaa unugyada, shaqooyinka uu qabto difaaca jirka iyo in jirka uu shiido cuntooyinka laga helo carbohydrate.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Macdanta Selenium waxay qofka ka caawisaa hagaajinta hide sidaha, caafimaadka qumanka.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Miisaan dhimista<\/b><\/p>\n<\/div>\n

\n

Qaadashada cuntooyinka ay ku badan yihiin brootiinka waxay qofka ka caawiyaan maamulka cunto qaadashada iyo miisaan dhimista.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Calooleyda waxaa ku yar maaddada Calories marka loo barbardhigo cuntooyinka kale, qaadashada cuntooyinka uu ku badan yahay brootiinka waxay qofka ka caawiyaan in uu dhimo miisaanka isla markaana waxaa hoos u dhacaya heerka cunta qaadashada, sida uu ku warramaya website-ka Healthline.com<\/p>\n<\/div>\n

\n

Halista calooleyda<\/b><\/p>\n<\/div>\n

\n

Calooleyda waxaa ku badan kolestaroolka marka loo barbardhigo hilibka kale, dadka qaar ee qaba kolestaroolka ayaa laga yaaba inay siyaabo kala duwan ay u saameyso.<\/p>\n

\"\"<\/p>\n

BBC<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 11 Luulyo 2022 – Calooleyda ayaa inta badan la jar jaraa, waxay dadka inta badan isticmaalaan midda ariga iyo idaha. Bulshooyinka qaar ee adduunka ayaa muddo dheer u adeegsanayay calooleyda. Waxaana laga helaa maqaayadaha ku yaalla Asia, Afrika, qeybo kamid ah Amerika iyo Yurub. Waana laga helaa faa\u2019idooyin badan oo caafimaad marka loo barbardhigo […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":80504,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,5,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/Trippa.jpg?fit=1848%2C1100&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-kWp","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/80501"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=80501"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/80501\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":80506,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/80501\/revisions\/80506"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/80504"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=80501"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=80501"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=80501"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}