Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":80480,"date":"2022-07-11T16:33:23","date_gmt":"2022-07-11T15:33:23","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=80480"},"modified":"2022-07-11T16:33:23","modified_gmt":"2022-07-11T15:33:23","slug":"5-qodob-oo-qish-naga-siinaya-siyaasadda-uu-caalamka-ku-wajahayo-mw-xasan-sheekh","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/07\/11\/5-qodob-oo-qish-naga-siinaya-siyaasadda-uu-caalamka-ku-wajahayo-mw-xasan-sheekh\/","title":{"rendered":"5 qodob oo qish naga siinaya siyaasadda uu caalamka ku wajahayo MW Xasan Sheekh"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 11 Luulyo 2022<\/strong><\/span> – Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud wuxuu xilka hayaa muddo laba bilood ku dhow.<\/p>\n

Muddadaa kooban wuxuu safar ugu baxay saddex dal oo siyaasadda dalka ahmiyad weyn u leh, safarna wuu ka baaqsaday.<\/p>\n

1. Wuxuu safar ugu baxay dalka Imaaraadka, Imaaraadka in xidhiidh wanaagsan lala yeesho labada dalba dan ayaa ugu jirta, xidhiidhkaasina in uu ahaado mid labada dal iyo labada shacab isku ixtiraamaana waa lagama maarmaan, xidhiidhkan Soomaaliya iyo Imaaraadkuna wuxuu ahaa mid soo jireen ah, oo marxalado badan soo maray, mar ayaa jirtay Imaaraadku Soomaaliya kor u eegi jiray, xoriyadoodiina kaalin weyn ka qaadatay dalalka la odhan jiray Saaxilka Cumaan ee Imaaradaha badani ka mid ka ahaayeena sida(Abu Dabia, Dubai, Cajman, Ra\u2018sal Khayma, Umu-qalwiin, Shaariqa, Alfujayra, Qatar, Bahrain) dhammaantoodana xoriyadda qaatay 1971, marka laga reebo Qatar iyo Bahrain ku midoobay dawladda hadda looyaqaano Imaaraadka.<\/p>\n

2. Safarkii uu madaxweynuhu ku tagay dalka Turkiga wuxuu ahaa mid muujiyey xidhiidhka Soomaaliya iyo Turkigu in uu weli diiran yahay oo labada dhinacba xiisaynayaan. Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud in uu la sii kulmo jaaliyadda, ciidanka, iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ka dibna la kulmo Madaxweyne Erdugan waxay ahayd qorshe wanaagsan oo uu ku ammaanan yahay madaxweyne Xasan, si uu baahida ka jirta bulshada ku nool Turkiga isaga oo xog ogaal ah u gaadhsiiyo madaxweynaha dalka.<\/p>\n

3. Booqashada uu ku tagay Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud Eletariya, weliba in uu sidan degdega ah u tago waxay ahayd mid muhiim u ah in xog dhamaystiran laga helo ciidanka muddada dheer ku sugnaa dalkaasi, in uu madaxweynuhu soo booqdo ciidanka soona bandhigo waa arrin iyaduna boggaadin mudan, oo ka tirjumaysa ballanqaadkiisii ahaa in uu xog dhamaystiran ka helo ciidanka, xidhiidhka Eletariya iyo Soomaaliya in la xoojiyana dan ayaa inoogu jirta, iyaguna hore ay uga faa\u2019iideen, in ay abaalkii gudaan oo ay ciidan Soomaaliya u tababaraan waa abaal ay gudayeen, qaabkiise ay xukuumaddii hore arrintan u maaraysay ayaa ahayd mid shaki weyn abuurtay.<\/p>\n

4. Booqasho kale oo todobaadyada soo socda la filayo in uu madaxweyne Xasan ugu baxo dalka Qatar ayaa iyaduna jirta, booqashadan iyadana dan weyn ayaa labada dal ee Qatar iyo Soomaaliyaba ugu jirta, Qatar iyo Soomaaliya xidhiidhkoodu waa mid qoto dheer oo soo jiray Qatar intaanay xoriyada qaadan 1971, markii danbe ee labada dal xidhiidhka safaaradeed yeesheen 1975 sii xoogaystay, Qatar iyo Soomaaliya in xidhiidhkooda la sii diiriyo waa arrin labada dhinacba dani ugu jirto.<\/p>\n

5. Madaxweyne wuxuu ku ammaanan yahay in uu dib u dhigay safarkiisii Kenya, oo loo arkayey in ay ahayd tallaabo muhiim ah, oo ahayd in uu ku muujiyo dareeno badan oo ka jiray xidhiidhka dublumaasi ee labada dal iyo hab dhaqanka dawladda Kenya, waxa kale oo ay xukuumadan ku ammaanan tahay in aanay heshiis degdeg ah oo dhinaca qaadka ah siday Kenya quudaranaysay ula saxeexan, waana muhiim in wax lagu badesho.<\/p>\n

In xidhiidhada dalalkaas oo dhan masaafo isku mid ah loo jirsado waa siyaasadda ku qotonta dhibaato la’aan, oo loo baahan yahay in ay Soomaaliya ku dhaqanto marxaladan adag ee la doonayo in la dhiso Soomaaliya danaysa dhibaatooyinka gudaha ee ay ugu horeeyaan adkaynta nabad galyada iyo xal u helida dhibaatooyinka dhallinyada, xukuumadana la siiyo wakhti ay ku fuliso siyaasadaheeda u qorshaysan marka wasiirada la soo dhiso.<\/p>\n

W; Q:<\/strong> Asad Caddaani Ibraahim<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 11 Luulyo 2022 – Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud wuxuu xilka hayaa muddo laba bilood ku dhow. Muddadaa kooban wuxuu safar ugu baxay saddex dal oo siyaasadda dalka ahmiyad weyn u leh, safarna wuu ka baaqsaday. 1. Wuxuu safar ugu baxay dalka Imaaraadka, Imaaraadka in xidhiidh wanaagsan lala yeesho labada dalba dan ayaa ugu jirta, […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":79591,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,10,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/s-126.jpg?fit=976%2C549&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-kW4","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/80480"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=80480"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/80480\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":80481,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/80480\/revisions\/80481"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/79591"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=80480"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=80480"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=80480"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}