Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":80403,"date":"2022-07-10T10:13:01","date_gmt":"2022-07-10T09:13:01","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=80403"},"modified":"2022-07-10T10:13:01","modified_gmt":"2022-07-10T09:13:01","slug":"waxaad-noqon-kartaa-qof-nasiib-badan-shiinaha-oo-soomaalida-ku-casuumaya-hawada-sare-arrin-tafaasiil-u-baahan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/07\/10\/waxaad-noqon-kartaa-qof-nasiib-badan-shiinaha-oo-soomaalida-ku-casuumaya-hawada-sare-arrin-tafaasiil-u-baahan\/","title":{"rendered":"”Waxaad noqon kartaa qof nasiib badan!” – Shiinaha oo Soomaalida ku casuumaya hawada sare (Arrin tafaasiil u baahan?)"},"content":{"rendered":"

(Muqdisho) 10 Luulyo 2022<\/strong> <\/span>– Safaaradda Shiinaha ee magaalada Muqdisho ayaa dhallinyarada Somalia usoo bandhigtay fursad cusub oo la xiriirta dhanka macluumaadka hawada sare oo ah wax aysan Somalia weli higsan.<\/p>\n

”Dhallinyarada Soomaaliyeed ee qiimaha badanow, ma danaynaysaan hawada sare iyo safarradda xiisaha leh, wax aan horay loo arag iyo sahminta ay sameeyaan cirbixiyeennada u dhashay Shiinaha?” ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay Safaaradda Shiinaha.
\n<\/span><\/p>\n

”Waxaan kugu dhiirrigelineynaa in aad su\u2019aalo ku soo waydiiso qaab muuqaal ama sawirro ah. Munaasabadda xigta waxaa la qaban doonaa Agoosto halkaasoo ay saddexda cirbixiyeen ay qaab online ah uga jawaabayaan su\u2019aalaha qaar.<\/span><\/p>\n

Marka ha ka laba-labeyn, waxaad noqon kartaa qof nasiib badan! Waxaa sidoo kale hadiyad loo diyaariyey ka qaybgalayaasha.<\/span>” ayaa lasii daba dhigay.<\/p>\n

Safaaradda Shiinuhu ma sharrixin waxa ay ula jeeddo qoraalka dambe iyo sidoo kale abaalmarinta loo diyaariyey dhallinyarada waxa ay tahay.<\/p>\n

\n

1\/5 Dhallinyarada Soomaaliyeed ee qiimaha badanow, ma daneysaan hawada sare iyo safaradda leh xiisaha, wax aan horay loo arag iyo sahminta ay sameeyaan cirbixiyeennada u dhashay Shiinaha? pic.twitter.com\/Vapr6KWgdu<\/a><\/p>\n

\u2014 Chinese Embassy in Somalia (@ChineseSomalia) July 9, 2022<\/a><\/p><\/blockquote>\n