Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":80237,"date":"2022-07-06T11:27:18","date_gmt":"2022-07-06T10:27:18","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=80237"},"modified":"2022-07-06T20:05:09","modified_gmt":"2022-07-06T19:05:09","slug":"wasiirad-hadda-kahor-la-ciyaartay-mw-ruushka-oo-dalkeeda-ka-carartay-kaddib-markii-dil-loogu-hanjabey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/07\/06\/wasiirad-hadda-kahor-la-ciyaartay-mw-ruushka-oo-dalkeeda-ka-carartay-kaddib-markii-dil-loogu-hanjabey\/","title":{"rendered":"Wasiirad hadda kahor la ciyaartay MW Ruushka oo dalkeeda ka carartay kaddib markii dil loogu hanjabey"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 06 Juun 2022<\/strong><\/span> – Karin Kneissl, Wasiir Dibadeedkii hore ee Austria, waxay ku khasbanaatay inay ka cararto dalkeeda cabsi ay u qabto nolosheeda darteed, sida ay u sheegtay Washington Post Talaadadii.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n

Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibedda ayaa sheegtay in ay sii soconayeen hanjabaadaha dilka ah ee soo gaarayey xitaa kaddib markii ay iska casishey guddiga shirkadda tamarta ee Rosneft ee Ruushka, iyada oo ay jirto colaadda Ukraine. <\/span><\/span><\/span><\/p>\n

Warkan ayaa soo daahiray iyada oo ay Washington Post<\/a> sheegtay in saameynta Ruushku “ay timid” dalkan dhaca buuralayda Alpine-ka. Kneissl ayaa u sheegtay weriyaasha iyadoo adeegsanaysa WhatsApp in aysan “wax waraysi ah bixinaynin” oo ay Austria uga soo haajirtay hanjabaad dil ah.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n

Kaddib markii uu noqotay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Austria intii u dhaxaysey 2017-kii iyo 2019-kii, Kneissl waxaa loo magacaabay jagada Rosneft bishii Maarso 2021-kii, iyada oo noqotay haweenaydii ugu horreeysey ee ka mid noqota guddiga shirkadda. Waxay sidoo kale wax ku qori jirtey RT, iyada oo qoreysa ra’yi ah ku saabsan xiriirka Ruushka iyo Galbeedka, iyo sidoo kale arrimo kale.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n

Markii Midowga Yurub uu ku biiray Maraykanka oo Moscow ku soo rogey cunaqabatayn ka dhan ah dagaalka Ukraine dartii, waxaa si kastaba ha ahaatee, Kneissl ayaa lagu khasbay inay iska casisho<\/a><\/strong> guddiga Rosneft.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n

Maalin ka hor inta aysan is casilin, Baarlamaanka Yurub ayaa wuxuu meel mariyey qaraar ku baaqaya in cunaqabatayn shakhsiyeed lagu soo rogo siyaasiyiinta Yurub ee wali xiriirka la leh ganacsiyada Ruushka, iyadoo Kneissl iyo Ra’iisal Wasaarihii hore ee Jarmalka, Gerhard Schroeder, si gaar ah loo xusay magacyadooda. Schroeder, oo sidoo kale ku jirey guddiga Rosneft, ayaa isna iska casilay xilkii markaa kaddib.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n

The Post, oo uu leeyahay taajirka Amazon ee Jeff Bezos, ayaa inta badan diiradda saarayey arooska Kneissl ee 2018-kii ay faraqa ku xiratey milyaneerka Wolfgang Meilinger, kaas oo sameeyay cinwaanno caalami ah kaddib markii uu Madaxwaynaha Ruushka ee Vladimir Putin uu ka soo qayb galay munaasabadda oo uu deeto la dheeley iyada kamaradaha hortooda.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n

Wargeysku wuxuu sidoo kale ku eedeeyey “Xisbiga Xorriyadda Midigta Fog” ee Austria (FPO) inuu “xiriir gaar ah la leeyahay Kremlin-ka,” qayb ahaan sababtoo ah waxay xubno badan u direen safar rasmi ah oo ay ku tageen Crimea 2017-kii, saddex sano uun kaddib markii ay Ruushku ka xoogeen Ukraine.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n