Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":8023,"date":"2018-08-16T13:33:00","date_gmt":"2018-08-16T12:33:00","guid":{"rendered":"http:\/\/www.hadalsame.com\/?p=8023"},"modified":"2018-08-16T13:33:00","modified_gmt":"2018-08-16T12:33:00","slug":"wax-badan-ka-ogoow-ujeedka-ka-dambeeya-dagaalka-dhaqaale-ee-lagu-qaaday-turkiga-saamayntiisa-somalia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2018\/08\/16\/wax-badan-ka-ogoow-ujeedka-ka-dambeeya-dagaalka-dhaqaale-ee-lagu-qaaday-turkiga-saamayntiisa-somalia\/","title":{"rendered":"Wax badan ka ogoow ujeedka ka dambeeya dagaalka dhaqaale ee lagu qaaday Turkiga & Saamayntiisa Somalia"},"content":{"rendered":"

(Ankara) 16 Agoosto 2018<\/span><\/strong> – Dagaal dhaqaale oo saf balaaran ayuu dalka Mareykanku kusoo qaaday dunida inteeda kale, dagaalkan dhaqaalle wuxu si ba\u2019an u saameeyey dalka Turkiga oo hoos u dhac weyn uu ku yimid Lacagteeda (Turkish Lira).<\/p>\n

Dagaalka dhaqaalle ee Mareykanu kusoo qaaday Turkiga waa mid xiriir la leh arrimo siyaasadeed; kadib Afgenbigii dhicisoobay ee laba sanno kahor ka dhacay Turkiga, xiriirka labada dal wuxu ahaa mid aad u hooseeya, Turkigu wuxu afgenbiga fashilmay ku eedeeyey wadaad Asalkiisa Turkiga ah ee ku nool wadanka Mareykanka, wuxuuna codsaday in looso gacangeliyo, halka Mareykan ku gacan-sayray codsigii Turkiga.
\nDowladda Turkiga, markii ay ku badatay munaafaqadda reer Galbeedka waxay xiriir siyaasadeed iyo mid dhaqaalle la yeelatay dalalka Ruushka iyo Iiraan, Turkigu wuxuu diiday in uu cunaqabateyn dhaqaalle uu kusoo rogo Iiraan.<\/p>\n

Turkigu wuxuu qorsheynayaa in Ruushku kasoo iibsado nuuca difaaca gantaaladda ridada dheer, halka reer Galbeedku ay ka xunyihiin in wadan ka tirsan NATO heshiis noocaas ah uu la galo Ruushka, waxaa sido kale la isku hayaa sidii loo wajahi lahaa guud ahaan xaalada Suuriya. Iyadoo ay arrintan jirto ayaa dowladda Turkiga Bishii Oktober Sannadkii 2016-kii waxay xirtay wadaad masiixi Ameerikaan ah oo la yiraahdo Andrew C. Brunson. Waxaa ninkan lagu eedeeyey jaajuusnimo iyo inuu gacan-saar la lahaa kooxdii ka dambeysay afganbigii fashilmay 2016, iyadoo dowladda Mareykanka ay codsatay in wadaadkan lasii daayo haddii kale Turkigu la kulmi doonno cawaaqib xumo. Turkigu wuu ka dhago-adeegay baaqii dawlada Mareykanka wuxuuna sheegay in habka garsoorka Turkiga uu yahay mid madax banaan oo aan dibadda wax looga yeerin karin.<\/p>\n

Dhowr maalin kadib dowladda Maraykanka aya xayiraad dhaqaalle kuso rogtay wasiiradda cadaalladda iyo arrimaha gudaha ee Turkiga, waxayna xanibtay dhaqaallaha ka yaallo Mareykanka; Dowladda Turkiga iyadoo ka jawaabayso arrintaas ayay sheegtay in iyaduna xayiraad dhaqaalle ay kusoo rogtay xoghayaha cadaallada iyo Arrimaha gudaha ee Mareykanka. Arrintan iyo qaar kale ayaa keentay in hoos u dhac ba\u2019an uu ku yimaado lacagta Liraha ee Turkidu isticmaalan.<\/p>\n

Dowladda Turkiga waxay isku dayday inay la timaado siyaasad dhaqaalle oo arrintan wax looga qabanayo balse dowladda Mareykanka ayaa markale canshuur ku kordhisay Alumiiniyamka iyo Birta Turkidu u dhoofiyaan Mareykanka. Taa waxay keentay in sicir-bararku uu gaaro 15%, Suuqa saamiyada Turkiga ayaa hoos u dhacay 17% iyadoo lacagta Turkidana uu ku yimid hoos u dhac aad u balaaran taniyo markii xisbiga AK party xilka qabteen sannadkii 2002.<\/p>\n

Arrintan waxa saameynteeda maanta laga dareemay wadanka Hindiya oo xiriir ganacsi uu kala dhaxeeyo Turkiga, sido kale waxa la filayaa in wadamo badan oo ka tirsan Yurub oo maalgashi ku leh Turkiga laga dareemo, waxaa sidoo kale isbuuci laso dhaafay hoos u dhac ku yimid lacagaha wadamada ganacsiga kala dhaxeeyo Turkiga ee Ruushka, Brazil, Argentine, Mexico iyo South Afrika.<\/p>\n

Arrintan saameyn xoogan kuma yeelan karto Soomaalida, Waxaase macquul ah inay saameyso taageeradii Turkiga uu siin jiray Bankiga dhexe ama qarashkii uu kabi jiray miisaaniyada dowladda Soomaaliya, waayo waxa la saadaalinayaa in Turkiga yareeyn doono dhaqaallaha uu siiyo wadamada Afrika.<\/p>\n

Dhanka kale arrintan waxay yeelan kartaa faa\u2019iido aad u badan, haddii ganacsatada Soomaaliyeed inta Dollar la yimaadan kaga adeeggtaan, sidoo kale guryaha Turkiga aad bay u jabanyihiin hadda, oo qofkii lacag dollar haysto wuxu helayaa guryo raqiis ah.<\/p>\n

Geesta kalena wararkii saacadihii ugu dambeeyay soo baxay ayaa sheegaya in Amiirka dalka Qadar Tamim bin Hamad Al Thani uu cadeeyay in ay garab taagan yihiin walaalahooda Turkiga waxana uu ku dhawaaqay lacag dhan 15 Bilyan oo Dollar oo si toos ah u gelinayo suuqyada lacagta iyo bangiyada dalka Turkiga.<\/p>\n

Amiirka ayaa warkan ka sheegay kadib markii uu kula kulmay caasimada Turkiga ee Ankara Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan.<\/p>\n

Madaxweyne Erdogan oo goor sii horeysay shacbiga dalkiisa la hadlayey ayaa sheegay in cadawga ay u jabi doonin ayna guuleysan doonaan.<\/p>\n

Qalinkii:<\/strong> Cumar Yuusuf Cabdulle<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Ankara) 16 Agoosto 2018 – Dagaal dhaqaale oo saf balaaran ayuu dalka Mareykanku kusoo qaaday dunida inteeda kale, dagaalkan dhaqaalle wuxu si ba\u2019an u saameeyey dalka Turkiga oo hoos u dhac weyn uu ku yimid Lacagteeda (Turkish Lira). Dagaalka dhaqaalle ee Mareykanu kusoo qaaday Turkiga waa mid xiriir la leh arrimo siyaasadeed; kadib Afgenbigii dhicisoobay […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":8024,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/turkey_lira_collapse.jpg?fit=750%2C445&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-25p","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8023"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8023"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8023\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8025,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8023\/revisions\/8025"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/8024"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8023"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8023"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8023"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}