Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":79971,"date":"2022-07-01T11:14:08","date_gmt":"2022-07-01T10:14:08","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=79971"},"modified":"2022-07-01T11:53:13","modified_gmt":"2022-07-01T10:53:13","slug":"aqoonyahanad-maraykan-ah-oo-sheegtay-inuu-kufsaday-ganacsade-caan-ah-oo-soomaali-ah-daawo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/07\/01\/aqoonyahanad-maraykan-ah-oo-sheegtay-inuu-kufsaday-ganacsade-caan-ah-oo-soomaali-ah-daawo\/","title":{"rendered":"Aqoonyahanad Maraykan ah oo sheegtay inuu ”kufsaday” ganacsade caan ah oo Soomaali ah (Daawo)"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 01 Luulyo 2022<\/strong><\/span> – Waxaa soo baxay barnaamij dokumenteri ah oo laga sameeyey sida loo dhiig-miirto Soomaalida Beeyada gurta ama iska leh ee woqooyi bari Somalia, gaar ahaan degaanno ka kala tirsan Puntland iyo Somaliland.<\/p>\n

Dokumenterigan oo loogu magac daray ”Sicirka Naqinnimada” waxaa barnaamijka kasoo samaysay Hind Xasan oo ah gabar Ciraaqi-Ingiriis ah oo u shaqaysa Vice News<\/em> waxayna bannaanka soo dhigtay ceebo fara badan.<\/p>\n

Waxaa ka mid ah Anjanette Decarlo oo daraasadaysa Beeyada iyo saamaynta ay saliideeda ama qaaceedu ku yeeshaan xaaladda iyo muudhka qofka, waxayna markii ugu horreeysey tagtay woqooyiga Somalia 2010-kii, iyadoo ay maalgelinayaan shirkado ay ka mid yihiin d\u00f6TERRA International, xilli ay diyaarinaysey PhD.<\/p>\n

Waxay sheegtay in intii ay halkaa joogtey uu faraxumeeyey ganacsadaha iska leh shirkadda Alsi Maydi ee Barkhad Xasan, kaasoo ay sheegtay inuu agaasimayey kulamada ay la yeelanayaan qaybaha kala duwan ee bulshada mar ay halkaa tagtay 2016-kii.<\/p>\n

Waxay sheegtay inuu ku yiri kaalay waxaan ku tusayaa Beeyo naadir ah wuxuuna deeto geliyey qol uu xirtey iyadoo sheegtay inuu dirqiyey iyadoo qaylinaysa kaddibna uu faraxumeeyey, ilaa uu saaxiib-howleedkii la socdey uu albaabka iyadoo halkaa fursad yar ka heshay kaddibna ay kasoo carartay woqooyiga Somalia ee Somaliland.<\/p>\n

Markii la waydiiyey sababta ay Booliiska Somaliland ugu dacwoon waydey waxay ku doodday inaan nidaamkaa la aqoonsanayn islamarkaana aanay halkaa ka jirin kaabayaal\u00a0 iyo garsoor caawiya dadka dhibaatooyinka noocan ah la kulma oo u gurmada.<\/p>\n

Hoos ka daawo adigoo ka bilaabaya daqiiqadda 30-aad…<\/strong><\/a><\/p>\n