Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":79731,"date":"2022-06-26T22:55:47","date_gmt":"2022-06-26T21:55:47","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=79731"},"modified":"2022-06-26T23:06:24","modified_gmt":"2022-06-26T22:06:24","slug":"faransiiska-oo-ka-werwersan-hub-ay-ukraine-siiyeen-oo-uu-ruushku-qabsaday-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/06\/26\/faransiiska-oo-ka-werwersan-hub-ay-ukraine-siiyeen-oo-uu-ruushku-qabsaday-sawirro\/","title":{"rendered":"Faransiiska oo ka werwersan hub ay Ukraine siiyeen oo uu Ruushku qabsaday & Sabab istaraatiji ah + Sawirro"},"content":{"rendered":"
(Hadalsame) 26 Juun 2022<\/strong> <\/span>– 2 xabbo oo ka mid ah q<\/span>origa Qaysar ee iskiis u shaqeeya ee uu maraarihiisu yahay 155mm oo ah madfac aad u culus oo lagu sameeyay dalka Faransiiska, ayaa waxaa gacanta ku dhigay dalka Ruushka.<\/p>\n Qorigan Caesar 155mm ayaa waxaa loogu talagalay in lagu burburiyo bayteriyada madaafiicda, dhufaysyada aadka u adag iyo agabka kale ee cadowga.<\/p>\n Qorigan ayay Ciidamada Faransiisku isticmaalayeen tan iyo sanadkii 2002-dii, waloow sambalkiisii 1-aad lasoo bandhigay 1994-kii, isagoo gaaraya ama duqayn kara ilaa 42 kilomitir, islamarkaana lix madfac ridi kara daqiiqadii.<\/p>\n Siyaasiga Faransiiska ah ee Regis de Castelnau ayaa waxa uu sheegay in madaafiicdani ay ku sugan yihiin xaalad aad u wanaagsan, waxaana durba loo diray magaalada Uralvagonzavod, halkaas oo ay ku daraasadaynayaan Ruushku.<\/p>\n “Waa guusha kale ee Macron: Ruushkii ayaa waxay haystaan hubkii Faransiiska, halkii ay Ukraine ka haysan lahayd,” ayuu yiri siyaasigan oo ka xanaaqsan arrintan sida uu sheegay.<\/p>\n De Castelnau waxa uu intaa raaciyey in Faransiisku ay lacag badan ku bixiyeen sahayda qalabkan culculus ee la gaynayo Ukraine.<\/p>\n “Canshuurta Faransiisku, waxay ku baxday, inay maalgeliso cilmi-baarista Ruushka ee wershadaha millateriga France, taasoo ciidamadooda ka dhigaysa xitaa kuwo kasii xoog badan sidii hore,” ayuu yiri.<\/p>\n Waxay qorigan Faransiisku inta badan ku xiraan gaariga Renault Sherpa 10 oo dhinacyada ka gaashaaman.<\/p>\n Waxaa ku xiran hannaanka dhijitaalka ah ee SIGMA 30, waana meelaha uu Faransiisku ka baqayo, waayo NATO meelaha ay Ruushka ugu faanto waa dhinacyada elektaroonigga iyo waxyaabaha iskood isu xukuma.<\/p>\n Sidoo kale, waloow uu Ruushku haysto gaadiid gaashaaman oo madaafiic culus qaadda, misna waa kuwa siliska leh, sidaa darteed, in gaari taayarro leh lagu xiro madfac sidan u culus waxay ciidanka siinaysaa awood guur guur oo ka hufan kana orod badan silislayaasha.<\/p>\n <\/p>\n