Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":79560,"date":"2022-06-23T12:34:21","date_gmt":"2022-06-23T11:34:21","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=79560"},"modified":"2022-06-23T12:34:21","modified_gmt":"2022-06-23T11:34:21","slug":"wuxuu-ka-daba-tegey-ilmihiisii-nin-ay-hal-shil-ku-dhinteen-3-carruur-ah-oo-uu-dhalay-oo-is-diley-cadaalad-darro-uu-tirsanayey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/06\/23\/wuxuu-ka-daba-tegey-ilmihiisii-nin-ay-hal-shil-ku-dhinteen-3-carruur-ah-oo-uu-dhalay-oo-is-diley-cadaalad-darro-uu-tirsanayey\/","title":{"rendered":"”Wuxuu ka daba tegey ilmihiisii!” – Nin ay hal shil ku dhinteen 3 carruur ah oo uu dhalay oo is diley (Cadaalad darro uu tirsanayey)"},"content":{"rendered":"

(Toronto) 23 Juun 2022<\/strong><\/span> – Nin reer Toronto ah ayaa is diley in ka badan hal sano kaddib markii ninkii diley saddex caruur ah oo uu dhalay lagu sii daayey cafisvggeed buuxa kaddib markii uu 4 sano oo kaliya ku xirnaa.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n

Saddexda carruurta ah oo kala ahaa; Edward Lake, Daniel, 9, Harry, 5 iyo Milly, 2, ayaa waxaa diley darawal sakhraansan oo maalqabeen ah oo la yiraahdo Marco Muzzo, oo hadda 35 jir ah, Sebtembar 2015-kii.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n

Daniel ayaa ku dhintay isla goobtii shilka, halka Harry iyo Milly ay ku wada dhinteen cisbitaalka carruurta ee degaanka wax yar kaddib markii la sheegay in maskaxdu ay ka dhimatay.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n

Xilligaas wuxuu aabaha is diley saxaafadda u sheegay: ‘Indhaha marka aan isku qabanno, waxaan arkaynaa ilmihii oo dhan.<\/span><\/span> Tani waa calwasaad aan abid taegi doonin.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n

Intii lagu guda jir<\/span><\/span><\/span>ey ridistii xukunka Muzzo, Edward oo asliyan kasoo jeeda dalka Philippines wuxuu ku celiyey silaciisa isagoo qabey fikrado is-dilid wuxuuna yiri: ‘Adiga daraaddaa, hadda waxaan la noolaanaynaa argagaxan nolosheenna inta ka harsan.’<\/span><\/span> <\/span><\/p>\n

Muzzo waxa uu sheegay in uu ka laacay saddex ilaa afar cabitaan.<\/span><\/span> Heerka aalkolada dhiiggiisa ku jirtey ayaa ku dhowaad saddex jeer ka badnayd xadka sharciga ah.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n

Edward ayaa maydkiisa la helay Isniintii, Juun 20. Wuxuu ahaa 49 sano jir.<\/span><\/span> Sidoo kale shilkan naxdinta leh ee galaaftay nolosha caruurtiisa ayaa waxaa sidoo kale ku dhintay soddogiis iyo caruurta awoowohood Gary Neville oo 65 jir ahaa.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n

Caruurta ayaydood, Neriza Neville, iyo hooyada iyada sii dhashay, Joseina Frias, ayaa ay dhaawacyo darani kasoo gaareen shilka, balse way ka badbaadeen.<\/span><\/span> Neriza Neville ayaa gaariga kaxaynaysey.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n

\"\"
Ninka ilmaha shilka ku diley<\/figcaption><\/figure>\n