Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":79235,"date":"2022-06-18T22:24:26","date_gmt":"2022-06-18T21:24:26","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=79235"},"modified":"2022-06-18T22:24:26","modified_gmt":"2022-06-18T21:24:26","slug":"shiinaha-oo-markii-ugu-horreeysey-soo-bandhigay-markab-uu-100-isagu-samaystay-oo-dayuuradaha-xambaara-daawo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/06\/18\/shiinaha-oo-markii-ugu-horreeysey-soo-bandhigay-markab-uu-100-isagu-samaystay-oo-dayuuradaha-xambaara-daawo\/","title":{"rendered":"Shiinaha oo markii ugu horreeysey soo bandhigay markab uu 100% isagu samaystay oo dayuuradaha xambaara (Daawo)"},"content":{"rendered":"

(Shanghai) 18 Juun 2022<\/strong><\/span> – Beijing ayaa badda gelisey markab cusub oo nooca dayuuradaha xambaara ah, waana markabkii ugu horreeyey ee noociisa ah oo ay nashqadaynta iyo samayntaba leeyihiin Shiinuhu, taasoo ah tallaabo muhiim ah oo ay Beijing ku doonayso inay ku kordhiso tirada iyo awoodda ciidamadeeda badda.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n

Markabkan oo ah nooca 003 ayaa shalay lasoo dhigay khoorka deked maraakiibta lagu dhiso oo ku taal meel ka baxsan magaalada Shanghai, sida ay sheegtay warbaahinta dowladda.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n

Telefiishanka Dowladda Shiinaha ee CCTV ayaa soo bandhigay ciidamo badan oo kuwa badda ka tirsan oo taagan hoosta markabkan wayn iyadoo biyo lagu dul rusheeynayo sagxaddiisa, jeer qiiq midabo badan leh hawada lagu sii daayey.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n

Markabkan oo ah kii 3-aad ee noocan ah, ayaa lagu qalabeeyey hubkii ugu dambeeyey iyo tikniyoolajiyadda loo baahan yahay marka diyaaraduhu ka duulayaan ama ku degayaan maraakiibta, ayaa awoodiisa loo malaynayaa inuu la tartami doono maraakiibta reer Galbeedka, iyada oo Beijing ay doonayso inay ciidamadeeda badda oo markii horeba ahaa kuwa ugu ballaaran adduunka oo idil ay ka dhigaan ciidamo leh maraakiib badan oo ah kuwa dayuuradaha xambaara, dhankaasoo uu haatan Maraykanku aad ugu horreeyo.
\n<\/span><\/span><\/span><\/p>\n