Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":79159,"date":"2022-06-17T10:20:07","date_gmt":"2022-06-17T09:20:07","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=79159"},"modified":"2022-06-17T10:20:07","modified_gmt":"2022-06-17T09:20:07","slug":"weriye-jamaal-cusmaan-oo-kashifay-xiriir-ka-dhexeeya-madax-ka-kala-tirsan-df-somalia-al-shabaab-daawo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/06\/17\/weriye-jamaal-cusmaan-oo-kashifay-xiriir-ka-dhexeeya-madax-ka-kala-tirsan-df-somalia-al-shabaab-daawo\/","title":{"rendered":"Weriye Jamaal Cusmaan oo ”kashifay” xiriir ka dhexeeya madax ka kala tirsan DF Somalia & Al Shabaab (Daawo)"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 17 Juun 2022<\/strong><\/span> – Jamaal Cusmaan oo ah weriye madax-bannaan oo warbixinno u dira hilinka Channel 4 ayaa dhowaantan warbixin ay dad badani ku tilmaameen mid uu ‘iidheh ugu samaynayo” kooxdaasi kasoo sameeyey Al Shabaab.<\/p>\n

Dad badan ayaa xitaa soo jeediyey in ninkan iyo xitaa Channel 4 gebi ahaanba laga mamnuuco soo gelitaanka Somalia, balse Jamaal oo isna is difaacey ayaa soo jeediyey su’aal waaqici ah kaddib markii uu si dadban u ”kashifay” arrin jirta.<\/p>\n

”Dad Al Shabaab ka tirsan iyo rag Dowladda ka tirsan oo isku reer ah ayaa wada hadla oo tol ahaan u wada hadla. Maxaa Soomaali ahaan loogu wada hadli la’yahay?” ayuu is waydiiyey.<\/p>\n

Arrintan ayaa xoojinaysa xamxam badan oo horay u jirtey iyo kiisas badan oo horay u dhacay oo la arkay oday-dhaqameedyo bixinaya ama u doodaya dad laga qabtay kooxda Al Shabaab.<\/p>\n

Su’aashuna waxay tahay in haddiiba sidaa la iskugu milan yahay ummadda aan waxba galabsan loo laynayo, dalkana ficiis looga reebayo dagaalkan dib u dhaca wayn gaarsiiyey adduun iyo aakhiraba?<\/p>\n

\n

Bal wax ka dheh Dad Dowlada ku jira baa Alshabaab wada hadlaan si tolnimo ah , warkaan wuxuu xoojinayaa Warkii Fahad Yasin u sheegay todobaadkii hore, bal dhageyso Tol iyo Qabiil baa luguhii xataa la galey Dowlad iyo Alshabaab .
\nSoomaaliya meel xun ayay ka daganeysaa waaba caadi pic.twitter.com\/qMnWOFqtH8<\/a><\/p>\n

\u2014 Yusuf Yusuf Mryuu (@mrsomalia) June 17, 2022<\/a><\/p><\/blockquote>\n