Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":79124,"date":"2022-06-16T21:12:37","date_gmt":"2022-06-16T20:12:37","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=79124"},"modified":"2022-06-16T21:12:37","modified_gmt":"2022-06-16T20:12:37","slug":"maraykanka-oo-turkiga-uga-dhaartay-meel-uu-kala-xaalayey-laba-khalad-oo-turkiga-laga-galay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/06\/16\/maraykanka-oo-turkiga-uga-dhaartay-meel-uu-kala-xaalayey-laba-khalad-oo-turkiga-laga-galay\/","title":{"rendered":"Maraykanka oo Turkiga uga dhaartay meel uu kala xaalayey & laba khalad oo Turkiga laga galay"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 16 Juun 2022<\/strong><\/span> – Turkiga ayaa loo ogolaan doonin in uu dib ugu laabto barnaamijka samaynta diyaaradaha dagaalka casriga ah ee F-35 ee raadaarka ka dhuunta, sida uu xaqiijiyey Gudoomiyaha Gudiga Adeegga Ciidamada ee Aqalka Wakiillada MarAykanka, Adam Smith.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n

“Turkigu kuma soo laabanayo barnaamijka F-35,” Smith, ayaa ugu sheegay saxafiyiinta munaasabad ay soo qaban qaabiyeen Kooxda Qorayaasha Arrimaha Difaaca isagoo raaciyey.
\n<\/span><\/span><\/span><\/p>\n

“Ma ahan in lagu ciqaabayo Turkiga iibsashada nidaamyada hubka ee Ruushka. Waxay ku salaysan tahay in aan nidaamka S-400 aanu la shaqayn karin dayuuradaha F-35 waayo waxaa sidaa Ruushka ugu gacan geli karta xogo muhim ah.”
\n<\/span><\/span><\/span><\/p>\n

Turkiga ayaa markii hore ku jirey barnaamijka dayuuradaha dagaalka ee F-35 ee jiilka shanaad ee caalamiga ah ee uu Maraykanku hogaamiyo oo ay ku maalgaliyeen $1.4 bilyan oo Doollar (TL 24.2 bilyan), laakiin waxaa meesha ka saartay Washington 2019-kii kaddib markii ay iibsadeen nidaamka difaaca gantaalaha S-400 ee Ruushka.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n

Ankara waxa ay dalbatay in ka badan 100 diyaaradood oo F-35 ah, oo ay samaysay shirkadda Maraykanka ee Lockheed Martin, halka warshadeheeda difaacu ay caan ku ahaayeen horumarinta iyo samaynta qaybo ka mid ah diyaaraddan.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n

Washington ayaa ku doodaysa in nidaamka gantaalaha hawada ee S-400 ee uu Turkigu helay uu Ruushku u isticmaali karo in uu si qarsoodi ah u helo tafaasiisha qarsoon ee diyaaradaha F-35 iyo in aanay isla jaanqaadi karin nidaamyada NATO.<\/p>\n

Turkiga, oo iibsadey nidaamka gantaalahan kaddib markii uu sidoo kale heli waayey gantaalaha Patriots ee Maraykanka oo ay sidoo kale u diideen, ayaa waxay ku adkaysanayaan in gantaalaha S-400 aan lagu dhex dari doonin nidaamyada NATO sidaa darteed aanay khatar ku noqon doonin isbahaysiga.<\/p>\n

Ankara ayaa sidoo kale kaddib tegistii Trump woxoogaa carrab laalaadis ah ka heshay nidaamka MW Joe Biden.<\/p>\n

\"\"<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n

 <\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 16 Juun 2022 – Turkiga ayaa loo ogolaan doonin in uu dib ugu laabto barnaamijka samaynta diyaaradaha dagaalka casriga ah ee F-35 ee raadaarka ka dhuunta, sida uu xaqiijiyey Gudoomiyaha Gudiga Adeegga Ciidamada ee Aqalka Wakiillada MarAykanka, Adam Smith. “Turkigu kuma soo laabanayo barnaamijka F-35,” Smith, ayaa ugu sheegay saxafiyiinta munaasabad ay soo qaban […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":79142,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Untitled-32.png?fit=1400%2C775&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-kAc","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/79124"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=79124"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/79124\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":79143,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/79124\/revisions\/79143"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/79142"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=79124"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=79124"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=79124"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}