Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":79099,"date":"2022-06-17T20:42:09","date_gmt":"2022-06-17T19:42:09","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=79099"},"modified":"2022-06-17T21:27:27","modified_gmt":"2022-06-17T20:27:27","slug":"arrin-uu-maaggan-yahay-mw-turkiga-oo-la-sheegay-inay-wax-wayn-u-dhimi-doonto-shirkadda-turkish-airlines","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/06\/17\/arrin-uu-maaggan-yahay-mw-turkiga-oo-la-sheegay-inay-wax-wayn-u-dhimi-doonto-shirkadda-turkish-airlines\/","title":{"rendered":"Arrin uu maaggan yahay MW Turkiga oo la sheegay inay wax wayn u dhimi doonto shirkadda Turkish Airlines"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 17 Juun 2022<\/strong> <\/span>– Horraantii isbuucaan, Madaxwaynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa ku dhawaaqay inuu ku dhaqaaqayo tillaabo uu ku Turkiyeeynayo mid ka mid ah shirkadaha caanka ah ee dalkiisa, Turkish Airlines.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n

Erdogan waxa uu sheegay in diyaaradaha faraha badan ee shirkadda dib loogu rinjiyaynayo magaca \u201cT\u00fcrk Hava Yollar\u0131\u201d oo macnaheedu yahay Turkish Airlines.<\/p>\n

\n
\n

Tillaabadan ayaa timid iyadoo Ankara ay bishii hore bedeshay magaca rasmiga ah ee dalkooda uga diiwaan gashan Qaramada Midoobey oo ay u bedeshey T\u00fcrkiye, taasoo macnaheedu yahay Turkey<\/a> oo af Turki ah.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n

“Magaca Turkey hadda kaddib ma jirayo.<\/span><\/span> Waa T\u00fcrkiye.<\/span><\/span> Hadda wixii ka dambeeya, T\u00fcrk Hava Yollar\u0131 waxa lagu qori doonaa dhinacyada diyaaradaheenna halkii ay ka ahaan lahayd Turkish Airlines.\u201d ayuu yiri Erdogan.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n

LAGUMA QANCIN ARRINTAN<\/strong> – Saddexdii sano ee la soo dhaafay, Turkish Airlines ayaa loo magacaabay<\/a> inay tahay shirkadda ugu qiimaha badan Turkiga, <\/span><\/span><\/span>iyadoo ku fadhida $1.6bilyan oo doollar, una duusha 334 oo meelood.<\/p>\n

Candan Karlitekin, oo Xoghayihii Fulinta horay uga soo noqday shirkadda ayaa sheegay in tillaabadani ay dilayso magaca shirkadda oo uu sheegay in abuuristiisa ay u kaashadeen dad ay ka mid yihiin xidigaha caanka ah ee Kobe Bryant, arbaha Morgan Freeman, Kevin Costner iwm, sida uu sharraxay<\/a> mar uu TV la hadlayey.<\/p>\n

””Meel kasta oo ay hadda ku qoran tahay Turkish Airlines waa in lagu bedelaa T\u00fcrk Hava Yollar\u0131, taasi waa shaqo iyo lacag badan, qiyaas diyaarad, laga bilaabo dhinacyadeeda, kuraasta, kaarka tilmaamaha amniga ilaa miiska iyo boorarka iidhehda la bedelayo, waayo Turkish Airlines ayaa ahdda ku qoran meel kasta, waa inaad wada beddeshaa, marka xitaa lama qiyaasi karo kharashka ku baxaya.” ayuu ku dooday.<\/p>\n

Candan oo tibaaxay inay sponsor u noqdeen kooxo ay ka mid yihiin Barcelona ama Manchester United, waxaa kale oo uu sheegay in magac bedelidda ay malaayiin Doollar ku bixi doonto sidoo kale waa adag tahay in hal mar howshaa la qabto, maadaama ay tahay in la bedelo meel kasta oo ay hadda ku xarriiqan tahay Turkish Airlines oo Turkish Airlines, oo la abuuray 1933-kii, islamaraana haysata<\/a> 318 diyaaradood, iyadoo dayuurado dheeraad ah soo ijaarata bilaha xagaaga ee fasaxa ah.<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 17 Juun 2022 – Horraantii isbuucaan, Madaxwaynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa ku dhawaaqay inuu ku dhaqaaqayo tillaabo uu ku Turkiyeeynayo mid ka mid ah shirkadaha caanka ah ee dalkiisa, Turkish Airlines. Erdogan waxa uu sheegay in diyaaradaha faraha badan ee shirkadda dib loogu rinjiyaynayo magaca \u201cT\u00fcrk Hava Yollar\u0131\u201d oo macnaheedu yahay Turkish Airlines. […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":79180,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Untitled-36.png?fit=1397%2C745&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-kzN","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/79099"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=79099"}],"version-history":[{"count":7,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/79099\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":79186,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/79099\/revisions\/79186"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/79180"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=79099"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=79099"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=79099"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}