Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":79029,"date":"2022-06-14T10:58:10","date_gmt":"2022-06-14T09:58:10","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=79029"},"modified":"2022-06-14T11:02:13","modified_gmt":"2022-06-14T10:02:13","slug":"4-shuruudood-oo-ay-somalia-ku-xujayn-karto-kenya-kahor-inta-aan-la-fasixin-jaadka-miiroowga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/06\/14\/4-shuruudood-oo-ay-somalia-ku-xujayn-karto-kenya-kahor-inta-aan-la-fasixin-jaadka-miiroowga\/","title":{"rendered":"4 shuruudood oo ay Somalia ku xujayn karto Kenya kahor inta aan la fasixin Jaadka Miiroowga"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 14 Juun 2022<\/strong><\/span> – Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqday inay bilowdeen wada hadallo ku saabsan sidii dib loogu fasaxi lahaa Jaadka Miiroowga ee ay Kenya u dhoofiso dalka Somalia oo hakad rasmi ah ku jirey, tiiyoo qaab koontarobaan ah lagu keeni jirey cadad aan badnayn.<\/p>\n

Haddaba, Kenya waxay iyadu diiradda saartay wixii ay iyadu baahnayd, sidoo kale waloow uu nidaamkii Farmaajo Jaadka joojiyey arrintaasina ay runtii xanuujisay Kenya, misna ma aanu muujinin siyaasad micne leh oo ka dambaysey iyo gorgortan ku saabsanaa arrin gaar ah, waxaana qishkaas laga qaatay in Jaadkii aan la wada joojin sidii markii hore la moodayey oo ahayd in Covid-19 dartii loo xayiray amaba isaga dhanba la hakiyey, balse lasoo waaridey Hareeriga Kenya oo loo xirey dhowr qof oo Farmaajo ku dhow, kaasoo ahaa dhaqan aan lagu arkin madaxdii dalka soo martay xilligii burburka.<\/p>\n

Haddaba, hadda waa inay DF Somalia ka faa’iidaysataa booska wanaagsan ee gorgortan ee ay taagan tahay oo ay shuruudo cad cad la hor tagtaa Dowladda Kenya, tusaale waxaa ka mid noqon kara:<\/p>\n

1<\/strong> – Madax-banaannida & arrimaha gudaha Somalia. Waa in Kenya si cad loogu sheegaa inay tahay dalka qura ee gobolka ku yaalla ee weli faragelin qaawan ku haya arrimaha gudaha Somalia, iyadoo Maamulka Jubbaland u adeegsata sidii can-tallaal siyaasadeed oo mar ku dabto aayaha Somalia, marna ay sidii jeedal ula dhacdo, marna ay sidii liijaan ku dacayayso danaha Somalia. Waa inay arrintaa faraha kala baxdaa.<\/p>\n

Sidoo kale, Kenya waa inay joojisaa muranka ay sii waddo kaddib go’aankii Maxkamadda Caalamiga ah ee ICJ oo weliba qayb ka tirsan biyaha Somalia si sharci darro ah ugu xukuntay Kenya.<\/p>\n

2<\/strong> – Ganacsiga. Maadaama ganacsi laga wada hadlayo waa in wax laga qabtaa naaquska ganacsi (trade deficit) ee ku kala dhex jira labada dal ee Kenya iyo Somalia oo uu u dhexeeyo farqi aad u wayn, tusaale, Kenya waxay dalka Somalia u dirtaa badeeco ku kacaysa 12.5 bilyan<\/strong> oo shilinka Kenya ah sanadkii, qiyaastii waa 116 milyan<\/strong> oo doollarka Maraykanka ah.<\/p>\n

Waxay Somalia u iib gaysaa jaadka, tubaakada duuduuban, caleenta shaaha, dawooyinka, qalabka dawooyinka iyo sumaha noocyada kala geddisan, sida uu muujinayo tirakoobka ay isla iyagu soo bandhigeen.<\/p>\n

Somalia ayaa Kenya u dirta badeeco ku kacaysa 466 milyan<\/strong> oo shilinka Kenya ah oo qura, taasoo markii doollar loo rogo noqonaysa 4.32 milyan<\/strong> oo doollarka Maraykanka ah. Kenya waa inay qaadataa badeecooyinka Somalia sida hilibka, kalluunka, khudaarta, beeyada, sidoo kalena waa in la sahlaa isu socodka badeecooyinka.<\/p>\n

3<\/strong> – Socdaalka, waa in Kenya ay si deg deg ah wax uga bedesho qaabka ay ula dhaqanto dadka sita Baasaboorka Somalia ee ay ku bahdisho garoomada, kastammada, xadadka iwm, oo haddii aan qofka dembi loo haysan loola dhaqmo si sharaf leh. Sidoo kale, waa in lasoo celiyo duullimaadyadii tooska ahaa ee isku xirayey labada dal.<\/p>\n

4<\/strong> – Kenya waa inay dabbaqdaa siyaasad cusub ee deris wanaag ah oo fadhida ee aanay xaaladda isla bedbedelin haddii ay doonayso xiriir wanaagsan oo ay la yeelato Somalia, sidoo kale waa inay Somalia ka caawisaa gelitaanka ururka East African Community (EAC) oo ay saamayn wanaagsan ku leedahay, haatanna xubno ka yihiin 6 dal oo wada ah Bariga Afrika, Somalia waloow ay tahay dal weli burbursan wuxuu yeelan karaa mustaqbal fiican oo ganacsi, waana dalkii ugu horreeyey ee Geeska Afrika ah ee ururka soo gala.<\/p>\n

Waxaa Qoray:<\/strong> Maxamed Xaaji<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 14 Juun 2022 – Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqday inay bilowdeen wada hadallo ku saabsan sidii dib loogu fasaxi lahaa Jaadka Miiroowga ee ay Kenya u dhoofiso dalka Somalia oo hakad rasmi ah ku jirey, tiiyoo qaab koontarobaan ah lagu keeni jirey cadad aan badnayn. Haddaba, Kenya waxay iyadu diiradda saartay wixii ay iyadu […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":78920,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,10,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/Cq9tiH3W8AAZ4fh.jpg_large.jpg?fit=1280%2C916&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-kyF","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/79029"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=79029"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/79029\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":79032,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/79029\/revisions\/79032"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/78920"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=79029"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=79029"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=79029"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}