Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":78945,"date":"2022-06-12T12:10:13","date_gmt":"2022-06-12T11:10:13","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=78945"},"modified":"2022-06-12T14:31:11","modified_gmt":"2022-06-12T13:31:11","slug":"i-dila-si-uu-kiiskani-u-dhammaado-gabar-eed-culus-oo-lugaha-kula-jira-qunsuliyadda-imaaraadka-loo-haysto-oo-saxaafadda-ku-hor-ooydey-daawo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/06\/12\/i-dila-si-uu-kiiskani-u-dhammaado-gabar-eed-culus-oo-lugaha-kula-jira-qunsuliyadda-imaaraadka-loo-haysto-oo-saxaafadda-ku-hor-ooydey-daawo\/","title":{"rendered":"”I dila si uu kiiskani u dhammaado!” – Gabar eed culus oo lugaha kula jira Qunsuliyadda Imaaraadka loo haysto oo saxaafadda ku hor ooydey (Daawo)"},"content":{"rendered":"

(Palakkad) 12 Juun 2022<\/strong><\/span> –\u00a0 Kiis tahriibin dahab ah oo muddo soconayey oo loo yaqaan Kerala Gold Scam, halkaasoo gabar la yiraahdo Swapna Suresh lagu eedeeyey inay wax ka siddey ayaa keenay inay haweenaydani saxaafadda ku hor baroorato magaalada Palakkad ee isla Kerala.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n

Ms Suresh ayaa ku doodday inuu jiro iskuday ula kac ah oo lagu doonayo in lagu waxyeelleeyo xitaa dadka ku hareeraysan si iyada loo go’doomiyo, kaddib markii dacwo loo raacday<\/span><\/span> qareenkeedii ugu dambeeey ee R Krishnaraj, oo wajahaya eed la xiriirta been uu ka sheegay darawal Muslim ah oo uu ku faafiyey degelka Facebook.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n

Swapna ayaa ku calaacashay: <\/span><\/span>“Maxay sidan oo kale iigu soo weerarayaan? Waan ku dhegganahay hadalka aan sheegay. Ha dhaawicin dadka hareerahayga ah. Fadlan aniga i dhaawac oo i dil<\/span><\/span> aniga si ay sheekadu u dhammaato.”<\/span><\/span><\/span><\/p>\n

Swapna waxay markale ku celisay in kiiska ka dhanka ah qareenkeedu uu salka ku hayo kashifaadihii ugu dambeeyey ee kiis tahriibin dahab ah oo isna ka dhan ahaa madaxa Maamul-goboleedka Kerala, Pinarayi Vijayan iyo qoyskiisa, wasiir ka tirsanaa Kerala, K T Jaleel iyo saraakiil kale, wax u qaab eg sheekooyinka aflaamta Hindiga ah.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n

Tillaabadan oo ay Swapna kusoo bandhigtay codad duuban, ayay taasi keentay inay maanta oo Axad ah ijaarato laba ilaalo ah oo gaar ah, xilli ay awalba booliiska koonfurta Palakkad iyo qaybtooda sirdoonku ay gurigeeda ilaalo ka hayeen 24-ka saac.<\/p>\n

ASALKA KIISKAN<\/strong> – Swapna oo shaqaale ka ahayd Qunsuliyadda Imaaraadka Carabta ee Thiruvananthapuram, caasimadda Gobolka Kerala, ayaa waxaa xabsiga u taxaabay Hay\u2019adda Baarista Qaranka iyada iyo eedaysane kale oo la yiraahdo Sandeep Nair oo ka yimid Bengaluru bishii Luulyo 11, 2020-kii.<\/p>\n

NIA, Agaasinka Dhaqangelinta (ED) iyo Kastamka ayaa baaritaanno kala duwan ku sameeysay howlgal lagula wareegeyy dahab qiimihiisu yahay Rs 15 crore oo ku rasaysan boorsooyin diblamaasiyadeed oo ay leedahay Qunsuliyadda Imaaraadka Carabta oo lagu qabtay Garoonka Diyaaradaha Thiruvananthapuram Luulyo 5, 2020-kii.<\/p>\n

Dhowr qof, oo uu ku jiro M Sivasankar, Xoghayihii hore ee Agaasimaha Guud ee Madaxa Maamul-goboleedka oo Hindiya looga yaqaan Chief Minister, iyo shaqaale kale oo hore oo ka tirsan Qunsuliyada UAE ee Thiruvananthapuram – sida Sarith PS – ayaa iyana loo xirey kiiskan, halkaasoo ay Swapna ku doodayso inay sheekada qayb ka yihiin madaxda gobolku.<\/p>\n

\u201cMa fiicni ee fadlan fursad aan ku noolaado i siiya, ilmadani ma aha mid fulay, ee waa naag dhibban, hadda maxaa sidaa qareenkayga loogu gelayaa?” ayay tiri ka hor inta aysan ooyin jabsan warbaahinta horteeda.<\/p>\n

Booliiska Kerala ayaa diiwaangeliyay kiis aan dammaanad lahayn oo ka dhan ah qareenka Swapna oo lagu eedeeyey inuu baraha bulshada ka kiciyey shucuur diimeed, kaddib markii uu 25-kii Maajo uu qoraal soo dhigay Facebook uu dhaliil ugu jeediyey dharka darawal bas oo ka tirsan Hay’adda Gaadiidka Gobolka Kerala ee KSRTC oo laga gaabiyey Kerala State Road Transport Corporation.<\/p>\n

Darawallada KSRTC ayaa caadiyan xirta shaatiyo buluug-cireed ah, balse qarreenka Swapna ayaa ku dooday inuu iska sitey khamiiska Muslimiinta ee cad, taasoo ku kicisay kooxaha xag-jirka ah ee Hinduuga oo uu xitaa ka mid yahay war kasoo baxay Xafiiska BJP Madaxa ugu qaybsan Gobolka, K Surendran, balse waxaa markii dambe la helay muuqaal muujinaya in xagasha laga sawiray ay shaatiga caddaysay e uu darawalku sitey unifoomkii caadiga ahaa.<\/p>\n

Hay’adda Kastammada Hindiya ayaa Wasaarad Dibadeedka Hindiya rukhsad waydiisatey si loogu fasaxo in dacwad laga gudbiyo 2 diblomaasi oo kala ah; Qunsulkii hore ee Guud ee Qunsuliyadda Imaaraadka ee Thiruvananthapuram Jamal Hussain Al Zaab iyo Rashed Khamis Ali Musaiqri oo isna madaxda sare ka tirsanaa Qunsuliyadda oo u dhoofay Imaaraadka isla 2020-kii.<\/p>\n

Imaaraadka Carabta ayaanse marna ogolaan doonin in labadan diblomaasi oo wax ka ogaa dahabkan lagu qabtay Swapna Suresh and Sarith PS oo ay soo dhaafin jireen kastamka si loo siiyo woxoogaa mushqaayad ah oo hadba ku xiran caddadka dahabka oo lasoo gudbiyey 21 jeer oo hore.<\/p>\n

\n

Kerala gold smuggling case accused Swapna Suresh broke down in front of the media in Palakkad yesterday<\/p>\n

“Why are they attacking me like this. I stick to the statement I gave. Don\u2019t hurt people who are around me. Hurt me, please kill me so that the story will get over,” she said pic.twitter.com\/jN9uv9LfPQ<\/a><\/p>\n

\u2014 ANI (@ANI) June 12, 2022<\/a><\/p><\/blockquote>\n