Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":78816,"date":"2022-06-11T11:14:50","date_gmt":"2022-06-11T10:14:50","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=78816"},"modified":"2022-06-11T11:15:39","modified_gmt":"2022-06-11T10:15:39","slug":"dal-qorshaynaya-weerar-kedo-ah-oo-uu-ku-qaado-dal-muslim-ah-caqabad-farsamo-oo-uu-xalliyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/06\/11\/dal-qorshaynaya-weerar-kedo-ah-oo-uu-ku-qaado-dal-muslim-ah-caqabad-farsamo-oo-uu-xalliyey\/","title":{"rendered":"Dal qorshaynaya weerar kedo ah oo uu ku qaado dal Muslim ah (Caqabad farsamo oo uu xalliyey)"},"content":{"rendered":"
\n

(Hadalsame) 09 Juun 2022<\/strong> <\/span>– Ciidamada Cirka ee Israel ayaa duqaymo ka gaysan kara Iran iyaga oo aan u baahnayn in shidaal dhexda lagu siiyo, sida uu dusiyey wargayska Jerusalem Post.<\/p>\n

Ciidamada Cirka ee Israel ayaa cusbooneysiiyey qorshohooda ka dhanka ah Jamhuuriyadda Islaamiga ah kaddib markii ay dhowaan dib u qaabayn ku sameeyeen diyaaradda F-35 ee Israel iyo soo saarista bambo hal-tan ah oo cusub oo ay xambaari karto.<\/p>\n

Halka diyaaraddan uu Maraykanku sameeyo ay hore ugu baahnayd inay dhexda shidaal ku qaadato si ay u gaarto Iran \u2013 taasoo la macno ah sii joogsiga saldhig-cireed dal kale ama in la raaciyo dayuuradaha cirka shidaalka ku bixya – caqabaddaas hadda waa laga gudbey, sida uu xaqiijinayo<\/a> wargaysku.<\/p>\n

Jariidaddu waxay bixisay tafaasiil yar oo ku saabsan casriyeynta la soo sheegay, taas oo kusoo beegmaysa ciribta dhoollatus millateri oo ballaaran oo Israa’iil ah ay ku samaysay Badda Mediterranean-ka, iyada oo isu ekaysiinaysa inay weerarayso xarumaha Nukliyeerka Iran.<\/p>\n

Waxaa dhoollatuskan weerar ee dhoawaan la sameeyay ka qayb qaatay in ka badan 100 diyaaradood, kuwaasoo soo jaray ilaa 10,000 kiiloomitir (6,200 mayl) waxaana la fulinayey dhowr toddobaad.<\/p>\n

Dayuuradaha F-35 ee Israel ayaa sidoo kale dhowaan lagu rakibay bambo hal-tan ah oo cusub oo ay samaysay shirkadda Rafael Advanced Hub Systems, sida ay jariidaddu tiri, iyada oo gantaalkan lagu xirey agab u diidaya in tashwiish iyo jaam lagu furo, sidoo kalena uu geli karo khanka xirmaya ee caloosha dayuuradda F-35, si aanu meesha uga bixin baxaalliga ah dayuuraddani leedahay oo ah inay raadaarka ka dhuumato, taasoo aan suuragalaynin haddii gantaalku bannaanka yaallo.<\/p>\n

RW Israel ee Naftali Bennett ayaa horay u sheegay<\/a> inay sanadkii tegey bedeleen istaraatijiyaddii hore ee ahayd inay garaacaan<\/a> wax uu ku sheegay ”gacmaha Iran” oo ay taa bidaalkeeda hadda kaddib toos ”madaxa uga garaacayaan”, taasoo uu ula jeedo inay awal la dagaali jireen kooxaha ay iyadu hubayso, balse markan ay dalka laftiisa weerarayaan.<\/p>\n

”Iran sanadahan dambe waxay ka talowday dhor khad oo cas, waase dhamaadeen waayihii ay xasaanadda lahayd, annaguna waxaan leenahay taag iyo xorriyad aannu ku duqaynno xarumohooda nukliyeerka oo haatan la bacrimiyey 60%. Marna ma ogolaan doonno inuu cadowgeennu cududdaa yeesho.” ayuu yiri Bennett oo si kibir ka muuqdo uga hor hadlaya Aqalka Knesset-ka Yuhuudda, isagoo xitaa warkan ku dhibciyey dhegta Madaxa Hay’adda Tamarta Atoomikada Adduunka ee IAEA, Rafael Grossi oo todobaadkii tegey <\/a> Tel Aviv gaarey.\u00a0<\/span><\/p>\n

RW Bennett oo ka tirsan axsaab gaashaanbuur ah oo la isku yiraahdo Yamina oo u janjeera midigta fog, ayaa wax badan ka qalin daarta siyaasaddii hujuumiga ahayd ee uu ninkii isaga ka horreeyey ee Benjamin Netanyahu ku wajahayey nidaamka Tehran oo uu marar badan ku adkaystay inay ku fooggan yihiin farsamaynta madaxyada hubka nukliyeerka ah, tiiyoo ay Iran abid beeninaysey jiritaanka warkan kuna dooddo in barnaamijkeedu uu yahay mid silmi ah.<\/p>\n

\"\" \"\"<\/p>\n

W; D: <\/strong>Maxamed Xaaji<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 09 Juun 2022 – Ciidamada Cirka ee Israel ayaa duqaymo ka gaysan kara Iran iyaga oo aan u baahnayn in shidaal dhexda lagu siiyo, sida uu dusiyey wargayska Jerusalem Post. Ciidamada Cirka ee Israel ayaa cusbooneysiiyey qorshohooda ka dhanka ah Jamhuuriyadda Islaamiga ah kaddib markii ay dhowaan dib u qaabayn ku sameeyeen diyaaradda F-35 […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":78818,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/s1-3.jpeg?fit=768%2C432&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-kve","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/78816"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=78816"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/78816\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":78896,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/78816\/revisions\/78896"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/78818"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=78816"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=78816"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=78816"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}