Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":78741,"date":"2022-06-08T12:06:58","date_gmt":"2022-06-08T11:06:58","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=78741"},"modified":"2022-06-08T15:44:11","modified_gmt":"2022-06-08T14:44:11","slug":"arrin-durba-muuqmuuqata-balse-ay-tahay-inuu-mw-xasan-sh-yaraanta-ku-aaso-oo-iska-fogeeyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/06\/08\/arrin-durba-muuqmuuqata-balse-ay-tahay-inuu-mw-xasan-sh-yaraanta-ku-aaso-oo-iska-fogeeyo\/","title":{"rendered":"Arrin durba muuqmuuqata balse ay tahay inuu MW Xasan Sh yaraanta ku aaso oo iska fogeeyo"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 08 Juun 2022<\/strong> <\/span>– Waxaa berritoole magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka markiisii 2-aad loogu cimaamadi doonaa MW Xasan Sh Max’uud oo 15-kii Maajo uu Baarlamanka 11-aad ku doortay isla Muqdisho.<\/p>\n

<\/div>\n

Xafladda caleema saarka Madaxwaynaha ee beri oo Khamiis ah qabsoomaysa oo lagu wado inay kasoo qaybgalaan madax kala duwan, danjireyaal iyo hal doorro kale oo dunida iyo dalkaba ka kala socda ayaa xarigga ka jari doonta muddo-xileedkii 2-aad ee Xasan Sh.<\/p>\n

Yeelkeede, anigu dhankaa ku dheeraan maayee aan diiradda saaro arrin laga yara biyo diidsan yahay oo durba dadka u muuqmuuqanaysa oo aan qabo in MW cusubi uu dareensan yahay inaan loo baahnayn, sida laga dhadhansanayey hadalladii ay debecsanaantu ka muuqatey ee uu ka jeediyey Baydhabo & Dhuusamareeb, isagoo weliba afka ku dhuftay inaan loo baahnayn in loo qaado heeso amaan ah iwm.<\/p>\n

Waxay dad badani MW cusub ugu baaqeen in aanu ku dhicin isla khaladaadkii nidaamkii tegey oo waxyaabaha ay dad badan oo waxgarad ah isku seegeen ay ugu wayn tahay dad dhacdo kasta u roga difaac iyo weerar, annaga iyo ayaga, xin iyo xabeejin, maagis iyo magac dil, kuwaasoo aan anfacaynin ummad daallan oo dagaallo iyo diihaal kasoo doogtey.<\/p>\n

Waxaan maqlayaa odayaal meelo ka hadlaya oo u kalaamaya si ay xeerinta iyo xikmaddu ku yar tahay. Ogoobey waxa nidaam mid kale loogu bedelaa ma aha inuu nidaamku min-guuriyo dhaqamadii midkii hore, ugu yaraan marka aan ka hadlayo kuwa taban ama sirgaxan, sidoo kalena ma aha inuu kaba sii daro, balse waa inuu isaga oo iska jiraya wixii nidaamkii hore lagu eeday uu ummadda u birbiriyo berrin ka biyo macaan biirtii uu ummadda ku diley midkii hore, isagoo qaadanaya wixii wanaagsanaa ee uu sameeyey, illeen nidaam 100% wada xumi majiree.<\/p>\n

Sidaa daraadeed, looma baahna in oday meel ka hadlay loo dhaarto, looma baahna inay hadlaan odayaal is xijinaya MW cusub, waayo taasi waafiqiba mayso ujeedka uu MW u yahay, looma baahna in la weeraro gabar ama wiil wax meel ku qoray, waayo in qof ra’yigiisa lagu maago waa dhaqan sanadihii yaraa ee dambe aad uga muuqanayey baraha bulshada, laakiin maadaama aanu mira macaan dhalaynin waxa uu u baahan yahay in la hakiyee sii horumarin uma baahna. Looma baahna guulwadayn sideedaba.<\/p>\n

Madaxwaynuhu waa kabraalihii iyo qoowsaarkii qaranka, kii tegey haddii uu wax khalday qabiil u dirsaday ama uu mas’uul uga ahaa wixii uu samaynayey ma jirin, midka yimidna qabiil gaar ah u qareemi maayo ee waa mudane qaran oo qaybaha u dhexeeya.<\/p>\n

Ugu dambayn, Looma baahna been abuur, ka badbadin, sida markii uu magaalo hebla MW tegey ayuu roob ka da’ay iyo wixii u dhigma, sceenshot-yo, sawirro macmal ah, dayaacado la karis dhaafiyey, qof loo cayrsanayo aragtida uu qabo iwm.<\/p>\n

Ugu dambayn, marka aan sidaa leeyahay waxaan hadalkan kula qabsanayaa MW cusub oo isaga mas’uuliyaddii ayaa saaran, balse sidoo kale wuu khuseeyaa kuwa sheegaya inay iyaguna taageerayaan MW hore, waayo qofkii aad been abuur, caay iyo calyo ku taageerto caraftii ayaad ka dishey iyo cood umaad kordhin. Wax laga yaqyaqsoodo ayay runtii ahayd sidii loo sameeyey tweet-kii looga been abuuray Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo sida la isu saaray muuqaalkii gabadhii weriyaha ahayd ee BBC Carabi.<\/p>\n

Weliba waan jeclaan lahaa inuu arrintaa marka ugu dambaysa isaga sumcad dilaysa uu iska beri yeelo MW hore oo taageerayaashiisa si rasmi ah ula hadlo. Dalka Somalia waa sida qof waalan oo kale wareerna ku raysan maayo, baraha bulshada oo ummadda lagu qaybiyo ama ra’yul caamka ummadda oo la jawawareeriyo waa anshax xumo siyaasadeed, marka ummadda hallaga xishoodo, gaar ahaan kuwa waxgaradka ah halla xeeriyo kuwii kale sidii salli ayaaba inta dhulka la dhigay lagu dul socdaaye, ninkii mas’uuliyad garanayaana dabcan wuu fahmayaa in sidaa la yeelaa ay tahay waajib akhlaaqi ah oo mudan in loo guto si la gudboon.<\/p>\n

Waxaa Qoray:<\/strong> Maxamed Xaaji<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n

 <\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 08 Juun 2022 – Waxaa berritoole magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka markiisii 2-aad loogu cimaamadi doonaa MW Xasan Sh Max’uud oo 15-kii Maajo uu Baarlamanka 11-aad ku doortay isla Muqdisho. Xafladda caleema saarka Madaxwaynaha ee beri oo Khamiis ah qabsoomaysa oo lagu wado inay kasoo qaybgalaan madax kala duwan, danjireyaal iyo hal doorro kale […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":78261,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[10,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/s.jpg?fit=2048%2C1364&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-ku1","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/78741"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=78741"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/78741\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":78755,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/78741\/revisions\/78755"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/78261"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=78741"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=78741"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=78741"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}