Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":78380,"date":"2022-06-03T11:03:59","date_gmt":"2022-06-03T10:03:59","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=78380"},"modified":"2022-06-03T11:49:18","modified_gmt":"2022-06-03T10:49:18","slug":"waa-qayb-ka-mid-ah-ololaha-doorashada-2026-ka-dood-suaalo-adag-oo-ka-taagan-lacag-la-sheegay-in-loo-ururinayo-mw-hore","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/06\/03\/waa-qayb-ka-mid-ah-ololaha-doorashada-2026-ka-dood-suaalo-adag-oo-ka-taagan-lacag-la-sheegay-in-loo-ururinayo-mw-hore\/","title":{"rendered":"”Waa qayb ka mid ah ololaha doorashada 2026-ka!” – Dood & su’aalo adag oo ka taagan lacag la sheegay in loo ururinayo MW hore"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 03 Juun 2022<\/strong><\/span> – Waxaa baraha bulshada lagu faafiyey lacago la sheegay in loo qaaraamayo MW hore ee DF Somalia, Md Max’ed Farmaajo, iyadoo lasoo bandhigay khasnado danabeedyo kala duwan oo laga furay bankiyo kala geddisan.<\/p>\n

Dadka ayaa durba doodo ka keenay arrintan oo aan ilaa haatan ahayn mid la rasmiyeeyey, la sababeeyey, islamarkaana uu ka hadlay MW hore. Tan kale ee ugu darani waa in qaaraankan lagu beegay jeer ay dalkii jafayso abaar ba’an oo dalka ka jirta, taasoo aanu marna si muuqata uga hadlin MW hore.<\/p>\n

Sidoo kale, dadka ayaa dood ka qaba in MW hore uu runtii ku jiro duruuf dhaqaale ee keeni karta in guri loogu dhiso lacago bulshada laga ururiyey. Haddaba, aannu eegno su’aalaha & doodaha ay qabaan qaar ka tirsan dadka aan la dhacsanayn tillaabadan oo ay ku tilmaameen mid yaab leh:<\/p>\n

Khadra<\/em> Axmed <\/strong>Ducaale<\/strong> Wasiirka<\/em> Ganacsiga iyo Warshadaha ka noqotay Xukuumaddii Xasan C Khayrre sidaa darteedna ka mid ah madaxdii kasoo hoos shaqaysay nidaamkii Farmaajo ayaa dooddan ka keentay lacagahan la sheegay in loo ururinayo MW hore.<\/p>\n

Jiilkii seddexaad ee Soomaali ah ee ku dhashay xeryaha qaxootiga ee Kenya, dhallinyaradu waxay ku dhimanayaan xeebaha shisheeye iyagoo raadinaya fursado halka ay abaaro ba\u2019an ay ku le\u2019anayaan dadkii & xoolihii. Haddana, waxaa dhaqaale loo ururinayaa Madaxwaynihii hore, Ra’iisul Wasaare hore, iyo qof shaqaale rayid ka noqday Maraykanka. Tani ma dhabbaa?<\/p>\n

Cabdisalaam Caato<\/strong> oo ah gayfane warbaahineed horena afhayeen uga noqday xukuumadihii dalka soo maray ayaa soo qoray su’aalahan:<\/p>\n

”Yaa u ururinaya deeqdan Farmaajo?
\nMa jiraa qof uu wayddiistay inuu madax ka noqdo ururintan?
\nMa ka warqabaa arrintan?
\nYaa furay xisaabaadka Bankiga? shakhsi, shirkad, urur?
\nYaa ka mas’uul ah halkan haddii ay wax khaldamaan?<\/p>\n

Warbaahinta Soomaaliyeed waa inay su’aalahan waydiiyaan.”<\/strong><\/p>\n

Xasan Al Basri ayaa isna is waydiiyey su’aalo wada taabanaya MW hore & midka haatan ee Xasan Sh: ”Kee baa la hormarin, abaarta mise dhismaha guriga Madaxwaynaha? Miyaysan habboonayn in kharashka xafladda caleemo-saarka iyana loo wareejiyo abaarta.?<\/strong><\/p>\n

Kali A Mohamed<\/strong> oo soo tweet gareeyey farriin ay soo dhigtay gabar wadata magaca Deeqa Luul ku taageerayso qaaraanka taas oo xitaa sheegtay in arrintani ay qayb ka tahay ololaha doorashada 2026-ka ayaa soo qoray sidatan:<\/p>\n

”Ameerika, waxaan tan ugu yeernaa lacag dhaqid. Tani waa qaab kale oo Farmaajo iyo dadka hoose ay ku dhaqayaan lacagihii ay Soomaaliya ka qaateen shantii sano ee ugu dambaysey. Dowladda hadda jirta waa in ay xirtaa dhammaan xisaabaadkan oo ay baartaa kuwa ka dambeeya qorshahan xeeladaysan.”<\/p>\n

Axmed Cabdullaahi<\/strong> ayaa Twitter kusoo qoray: ”Xilligan ma ku habboon tahay in guri qof loo dhiso iyadoo malaayiin qofi ay qarka u saaran yihiin inay macluul u dhintaan? Allow dadkeenna u gargaar!”<\/p>\n

Aadan Cabdulle<\/strong> oo aad uga hadla siyaasadda & ciyaaraha ayaa soo xarriiqay:<\/p>\n

”Mala-awaalkan dhami wuxuu muujinayaa qiyam-xumada & danaysiga @M_Farmaajo. Xiligan oo ay jiraan dhibaatooyin aadminnimo oo qotodheer oo ay Soomaalidu wadeen abaabul dhaqaale loogu ururinayo dhibanayaasha abaaraha @M_Farmaajo
\nwaxa uu taageerayaashiisa ka codsanayaa inay u sameeyaan qaaraan wadareed ama \u2018crowdfunding’ si uu guri ugu yeesho meel si gaar ah u xiran oo ka mid ah Muqdisho.”<\/p>\n

Axmed Xaashi ayaa soo qoray su’aal kooban oo u dhacaysa: ”Ma jira qof arrintan ii sharrixi kara waan ku wareeraye?”<\/p>\n

\"\" \"\" \"\" \"\" \"\"<\/p>\n

\"\"<\/p>\n

\"\"<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n

 <\/p>\n

 <\/p>\n

 <\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 03 Juun 2022 – Waxaa baraha bulshada lagu faafiyey lacago la sheegay in loo qaaraamayo MW hore ee DF Somalia, Md Max’ed Farmaajo, iyadoo lasoo bandhigay khasnado danabeedyo kala duwan oo laga furay bankiyo kala geddisan. Dadka ayaa durba doodo ka keenay arrintan oo aan ilaa haatan ahayn mid la rasmiyeeyey, la sababeeyey, islamarkaana […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":78388,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[10,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/s-10.jpg?fit=960%2C540&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-koc","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/78380"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=78380"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/78380\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":78390,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/78380\/revisions\/78390"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/78388"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=78380"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=78380"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=78380"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}