Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":78267,"date":"2022-06-01T10:42:52","date_gmt":"2022-06-01T09:42:52","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=78267"},"modified":"2022-06-01T10:43:10","modified_gmt":"2022-06-01T09:43:10","slug":"cabsida-laga-qabo-inay-dhexdooda-dagaallamaan-ciidamada-uu-somalia-u-tababaray-maraykanku","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/06\/01\/cabsida-laga-qabo-inay-dhexdooda-dagaallamaan-ciidamada-uu-somalia-u-tababaray-maraykanku\/","title":{"rendered":"HALIS! Cabsida laga qabo inay dhexdooda dagaallamaan ciidamada uu Somalia u tababaray Maraykanku"},"content":{"rendered":"
(Hadalsame) 01 Juun 2022<\/strong> <\/span>– Go’aanka uu Mareykanku ku gaaray in 500 oo askari uu dib ugu celiyo Soomaaliya si ay uga qeyb qaataan dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab waa ififaale caddeynaya taageerada dowladda madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<\/div>\n Shaacinta waxa uu Hoggaanka Afrika ee Mareykanka (Africom) ku tilmaamay “Joogista milateriga Mareykanka ee tirada yar”, wuxuu nafis u noqon doonaa dadka Soomaaliyeed oo la dhibtoonaya weerarrada kordhaya ee argagixiso.<\/p>\n<\/div>\n Ciidanka Mareykanka ee laga saaray Soomaaliya waxaa la dejiyay Jabuuti. Ciidanka dowladda federaalka ah ee isbaheysigooda ayay noqotay in ay buuxiyaan kaalinta Mareykanka ee ku soo bannaanaatay tan iyo go’aankii Trump.<\/p>\n<\/div>\n Hase yeeshee, waxaa su’aalo la iska waydiiyaa faa’iidada iyo khasaaraha ay keenayaan ciidanka Mareykanka ee Soomaaliya ka howl galaya.<\/p>\n<\/div>\n Mararka qaar, Mareykanka ayaa tababar iyo qalab siiya ciidan ugu dambayntii ay howshoodu noqoto inay iyaga iska soo hor jeestaan.<\/p>\n<\/div>\n‘Kumaandooska laga baqo ee uu tababaro Mareykanka’<\/h2>\n<\/div>\n