Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794

{"id":78138,"date":"2022-05-30T07:17:56","date_gmt":"2022-05-30T06:17:56","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=78138"},"modified":"2022-05-30T07:17:56","modified_gmt":"2022-05-30T06:17:56","slug":"taariikh-dhacday-sidii-ay-muqdisho-ugu-jeesjeestay-tataarkii-soo-gubey-magaalooyin-badan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/05\/30\/taariikh-dhacday-sidii-ay-muqdisho-ugu-jeesjeestay-tataarkii-soo-gubey-magaalooyin-badan\/","title":{"rendered":"TAARIIKH DHACDAY: Sidii ay Muqdisho ugu jeesjeestay Tataarkii soo gubey magaalooyin badan"},"content":{"rendered":"
Doonyaha Shiinaha kasoo shiraacda waxa ay baroosinnada dhigan jireen dhulkii Punt ama hadda loo yaqaanno Soomaaliya.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Caleenta shaaha, dharka, maacuunta, xariirta iyo agabyo kale ayay keeni jireen, halka iyaguna ay safarsan jireen dahabka, fooxa, dameer-farowga, malmalka, geriga, fool-maroodiga, luubaanta iyo waxa la midka ah sida uu buuggiisa The Origins and Development of Mogadishu AD 1000 to 1850 ku sheegay qoraaga Soomaaliyeed Axmed Ducaale Jaamac oo cilmi baaris qoto-dheer ku sameeyay asalka iyo hanaqaadka taariikhda magaalada Muqdisho laga billaabo 1000 sano kaddib dhalashadii Nebi Ciise illaa 1850-kii.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Saldanaddii Muqdisho<\/h2>\n<\/div>\n
\n
Magaalada Muqdisho waxa ay ahayd magaalo ilbaxnimo iyo xadaarad lagu sheegay sida ay soo weriyeen dhulmareennadii booqday. Kasoo billow qoraaga aan la aqoon ee buugga The Periplus of the Erythraean sea illaa juqraafiyahannadii Carbeed ee tegay Muqdisho qarniyadii dhexe.<\/p>\n
\n
Sida taariikhdu weriso Muqdisho iyo guud ahaan magaalooyinka xeebaha Soomaaliya waxaa si weyn u saameeyay dumitaankii biyo-xireenka Ma’rib, kaas oo sababay in bulshooyin badan oo reer Yemen ah ay u soo qaxaan dhulka xeebaha Soomaaliya.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Wixii markaas ka dambeeyay waxaa sameysmay ganacsiyo heer caalami ah, kuwaas oo ay hoggaaminayeen bulshadii timid iyagoo soo jiitay ganacsatadii Hindida iyo Iiraantii hore.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Sida laga dheehan karo kutubta taariikhda, Muqdisho waxa ay noqotay magaalo bulshooyin kala duwan martigelisa, saldhigna u noqotay ganacsiga gobolka Geeska Afrika.<\/p>\n<\/div>\n
\n
Qarniyadii 10-aad iyo 13-aad waxaa magaalada Muqdisho maamulayay Saldanaddii Muqdisho, ka hor inta aysan ku milmin boqortooyadii Ajuuraan oo ahayd boqortooyo xoog badan oo ka talineysay dhulka Soomaalida wakhtiyadii dhexe.<\/p>\n<\/div>\n