Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":78118,"date":"2022-05-30T09:55:48","date_gmt":"2022-05-30T08:55:48","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=78118"},"modified":"2022-05-30T09:55:48","modified_gmt":"2022-05-30T08:55:48","slug":"finland-oo-dayuuradaha-ugu-casrisan-u-diraysa-gobol-xad-la-leh-ruushka-moscow-oo-ay-midi-murug-ku-hayso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/05\/30\/finland-oo-dayuuradaha-ugu-casrisan-u-diraysa-gobol-xad-la-leh-ruushka-moscow-oo-ay-midi-murug-ku-hayso\/","title":{"rendered":"Finland oo dayuuradaha ugu casrisan u diraysa gobol xad la leh Ruushka (Moscow oo ay midi murug ku hayso)"},"content":{"rendered":"

(Helsinki) 29 Maajo 2022<\/strong> <\/span>–\u00a0Dowladda Finland ayaa qaybtii ugu horreeysey ee diyaaradaha dagaalka ee F-35 ee Maraykanka gayn doonta gobolka woqooyi ee ee Lapland, marka Helsinki ay hesho diyaaradahaasi 4 sano kaddib, sida ay shaaca ka qaadeen Ciidamada Cirka ee dalkaasi.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n

Sarreeye Guuto, Juha-Pekka Ker\u00e4nen, Taliyaha Ciidanka Cirka ee dalkan woqooyiga Yurub, ayaa sheegay in “F-35 marka hore lagu qalabayn doono Ciidanka Cirka ee fadhiya Rovaniemi oo ka tirsan sanadka 2026.”<\/span><\/span><\/span><\/p>\n

Saldhig-cireedkan laga hadlayaa waxa uu yaal 7 kiiloomitir woqooyiga magaalada Rovaniemi, oo ku taal Cirif-qaboobaha Arctic-ga, waana saldhigga woqooyi ugu xiga Finland ee ay yaallaan diyaarado dagaal oo uu dalkani leeyahay.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n

Bishii Diseembar 2021-kii, Helsinki waxay ku dhawaaqday go’aankeeda ay ku iibsatey raxan ka kooban 64 xabbo oo F-35 ah oo ah diyaaradaha dagaalka ee raadaarka ka dhuunta si ay ugu beddesho raxanta F\/A-18 Hornets ee gabowdey.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n

Raxanta F-35 ee ugu horreeysa ayaa la filayaa inay yimaadaan Rovaniemi sanadka 2026-ka, iyadoo inta soo hartayna ay halkaa ka howlgeli doonaan 2030-ka.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n

Haddii codsiga Finland ee ku biirista Gaashaanbuurta NATO, oo Helsinki ay gudbisey Maajo<\/span><\/span><\/span> 17, la ansixiyo, tirada F-35 ee isbahaysiga millateriga ee woqooyiga Yurub ayaa si wayn u kordhin doonta, maadaama Norway oo xubin ka ah NATO ay horey u heshay 34 ka mid ah 52 diyaaradood oo cusub oo u dalbanaa. <\/span><\/span><\/span><\/p>\n

Halka inta badan dayuuradaha guuxooda ka dheereeya ee F-35 ee Norway ay ku sugan yihiin saldhigga cirka ee Orlandet ee koonfurta dalkaasi, dhowr diyaaradood ayaa uu saldhigoodu yahay woqooyiga Cirif-qaboobaha Arctic Circle, gaar ahaan Saldhiga Cirka ee Evenes, taas oo qayb ka ah ciidamada Jawaabta Deg Degta ah bixiya ee NATO (QRA).<\/span><\/span><\/span><\/p>\n

Maalintii Khamiistii, laba diyaaradood oo F-35 ah ayaa ka duulay saldhiggaasi si ay u qabtaan laba diyaaradood oo Ruushku leeyahay oo dul heehaabayey Badda Barents Sea, kuwaas oo aan ku soo xadgudbin hawada Norway, sida ay Ruushku ku doodayaan.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n

Haddii dayuuradaha F-35-ta ee Finnish-ka ee uu fadhigoodu yahay saldhigga Rovaniemi ay sidoo kale noqdaan qayb ka mid ah ciidamada isbahaysiga ee QRA, waxay ku qaadan doontaa waqti aad uga yar kuwa Norway si ay u qabtaan diyaaradaha millateriga Ruushka ee ay dhici karto ah inay duulaan galbeedka Jasiiradda Kola.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n

Suurtagalnimo noocaas ah, ayaan se si kastaba ha ahaatee ahayn mid hubban, waxaan F-35-yada Finnish-ka loo xilsaari karaa ilaalinta xuduudka dhuleed ee jiidan 1,340 kiiloomitir ee uu dalkaasi la wadaago Ruushka.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n

\"\"<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n

 <\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Helsinki) 29 Maajo 2022 –\u00a0Dowladda Finland ayaa qaybtii ugu horreeysey ee diyaaradaha dagaalka ee F-35 ee Maraykanka gayn doonta gobolka woqooyi ee ee Lapland, marka Helsinki ay hesho diyaaradahaasi 4 sano kaddib, sida ay shaaca ka qaadeen Ciidamada Cirka ee dalkaasi. Sarreeye Guuto, Juha-Pekka Ker\u00e4nen, Taliyaha Ciidanka Cirka ee dalkan woqooyiga Yurub, ayaa sheegay in […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":78119,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/s-140.jpg?fit=768%2C432&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-kjY","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/78118"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=78118"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/78118\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":78150,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/78118\/revisions\/78150"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/78119"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=78118"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=78118"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=78118"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}