Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":77978,"date":"2022-05-27T23:03:20","date_gmt":"2022-05-27T22:03:20","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=77978"},"modified":"2022-05-27T23:04:13","modified_gmt":"2022-05-27T22:04:13","slug":"dadka-soomaaliyeed-oo-dhan-baa-geesiyaal-ah-shacabka-masar-oo-ka-fal-celiyey-gabadhii-soomaaliyeed-ee-ninka-ku-dishey-halkaas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/05\/27\/dadka-soomaaliyeed-oo-dhan-baa-geesiyaal-ah-shacabka-masar-oo-ka-fal-celiyey-gabadhii-soomaaliyeed-ee-ninka-ku-dishey-halkaas\/","title":{"rendered":"”Dadka Soomaaliyeed oo dhan baa adag oo geesiyaal ah!” – Shacabka Masar oo ka fal-celiyey gabadhii Soomaaliyeed ee ninka ku dishey halkaas"},"content":{"rendered":"
\n
\n
\n
\n
\n

(Qaahira) 28 Maajo 2022<\/strong><\/span> – Shacabka dalka Masar ayaa taageeray kana fal-celiyey gabadhii Soomaaliyeed ee dishey ninkii isku-dayey in uu kufsado, nin kaasi oo ahaa bajaajle.<\/p>\n<\/div>\n

Waa kuwan qaar ka mid ah fal-celinta shacabka Masar oo amaanaya Gabadhan Soomaaliyeed oo dadkeenna usoo jiiddey sharaf & karaamo:<\/p>\n

Maxamed: “Aad baan u salaamayaa Gabadhaas Soomaaliyeed ee geesiyada ah ee difaacatay sharafkeeda ,Alla maxay tahay gabadh qiime leh, way ku faani doonaan gaggii la dhashay, waalidkeed”<\/p>\n

Ruda: “Cadaaladdu ha noolaato, waxaan rajaynaynaa in golaha qaranka ee haweenka ay ka caawiyaan gabadhaas si ay uga gudubto xaaladda nafsaaniga ah, difaacida naftaadu waa calaamad sharafeed ee maaha dembi.”<\/p>\n

Shalabi: \u201cGabadhaas waxaa dhalay awoowayaal sharaf leh, waxayna mudan tahay in gabdhaha oo dhan ay ku daydaan Gabadhaas ,Sida ka muuqata qoraalka Hay\u2019adda Dembibaarista, waxay ahayd gabar dhawrsoon oo aan ceeb lahayn keligeed ayaana ninkaas hubaysanaa iska celisay iyadoo da\u2019 yar,Waa sharafta heerkii ugu sarraysey “<\/p>\n

Samara: \u201c Salaan iga guddoon gabaryahay, waalidkii ku barbaariyayna salaan ha iga guddoomaan,waxaan kaloo salaamayaa ragga dembi baarista ee hawshaan dhammaystiray.\u201d<\/p>\n

Abuhashim:\u201dGabadhan yari ayaa saldhigga booliiska soo gashay iyadoo gacanteeda ku sidata mindi dharkeedana uu dhiig ku wasakhaysan yahay,Waxayna booliska u sheegtay inay dishay nin darawal bajaaj ah,kaasoo isku dayey in uu xoog ku kufsado, waxayna sheegtay in aanay ku talo jirin in ay disho lkn ay doonaysey sharafteeda difaacdo, Saaka ayaan warkaas ka akhriyay wargeysyada ,alx hadana aad baan ugu farxay in lasii daayay “<\/p>\n

Samiix: “Alle dib hakuugu celiyo dalkaagii adigoo nabad qaba,bal eega halkuu ku dambeeyey darawalkii, cidna awood maleh alle mooyee, allah ayaan ka magan gelaynaa inaan Khaatumo xun ku dhimano.”<\/p>\n

Hiba:”Walaashay ha welwelin dadka Masar oo dhan ayaa isku raacay inaad Naftaada sharaftay,allah-na kuma dayacin sababtoo ah xaq u dirir ayaad ahayd ,Waxaad Sharaf u keentay Dalkaaga”.<\/p>\n

Caadil: \u201cOgaada Soomaalidu waa dad wada geesiyo ah, ku adag diinta, waqti bay ahaayeen awoodda Geeska Afrika, arimahaas iyo kuwo kaleba dartood ayaa loo burburiyey ,waa shacab taariikh leh, mar uun way soo laaban doonaan”.<\/p>\n

\n

W; D:<\/strong> Cabdirisaaq Jubba<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Qaahira) 28 Maajo 2022 – Shacabka dalka Masar ayaa taageeray kana fal-celiyey gabadhii Soomaaliyeed ee dishey ninkii isku-dayey in uu kufsado, nin kaasi oo ahaa bajaajle. Waa kuwan qaar ka mid ah fal-celinta shacabka Masar oo amaanaya Gabadhan Soomaaliyeed oo dadkeenna usoo jiiddey sharaf & karaamo: Maxamed: “Aad baan u salaamayaa Gabadhaas Soomaaliyeed ee geesiyada […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":77979,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/s-127.jpg?fit=800%2C533&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-khI","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/77978"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=77978"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/77978\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":77983,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/77978\/revisions\/77983"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/77979"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=77978"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=77978"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=77978"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}