Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":77923,"date":"2022-05-26T20:06:19","date_gmt":"2022-05-26T19:06:19","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=77923"},"modified":"2022-05-26T20:06:37","modified_gmt":"2022-05-26T19:06:37","slug":"2-fasiraadood-oo-laga-bixiyey-qaabka-loosoo-bandhigay-lacagtii-imaaraadka-laga-hayey-xeelad-imaaraadka-u-qarsoon","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/05\/26\/2-fasiraadood-oo-laga-bixiyey-qaabka-loosoo-bandhigay-lacagtii-imaaraadka-laga-hayey-xeelad-imaaraadka-u-qarsoon\/","title":{"rendered":"2 Fasiraadood oo laga bixiyey qaabka loosoo bandhigay lacagtii Imaaraadka laga hayey (Xeelad Imaaraadka u qarsoon & aarsi?)"},"content":{"rendered":"

(Muqdisho) 26 Maajo 2022<\/strong> <\/span>– RW Xil-gaarsiinta ee Maxamed Xuseen Rooble ayaa Imaaraadka markale ka guddoomey lacag 10m oo doollar ku dhowayd oo Garoonka Muqdisho looga qabtay Abriil 2018-kii, oo uu dhowaan ku wareejiyey Danjiraha dalkaasi.<\/p>\n

Imaaraadka oo markiiba sheegay inuu lacagtan deeq ahaan u siinayo Somalia ayaa dib ugu soo celiyey khasnadda DF Somalia, balse waxaa ka dhalatay 2 doodood oo is diiddan oo ku saabsan sida lacagtan loo maareeyey.<\/p>\n

Dadka aragtida qaabka uu RW Rooble lacagtan u maareeyey raacsani waxay ku doodayaan in Imaaraadku uu yahay dal muhim u ah Somalia oo uu muddo dheer xiriir la lahaa sidaa darteed ay xaq tahay in lacagtiisa loo celiyo iyadoo aan in badan lasii raacraacin ujeedkii lacagtan laga lahaa markii la qabanayey.<\/p>\n

Sidoo kale waxay difaacayaan in lacagta la saaro oo misna lasoo celiyo iyadoo jir ahaan loo tirinayo si dadwaynaha looga shaafiyo doodo ku saabsan jiritaanka lacagtan, in la wareejiyey iyo in lasoo celiyey intaba.<\/p>\n

Yeelkeede, dadka arrintan diiddan ayaa iyana ku doodaya in marka horeba aysan xilligan kala-guurka ah aysan ku haboonayn in lacagta laga saaro khasnadda dowladda xitaa haddii la wareejinayana ay ahayd in woxoogaa la sugo.<\/p>\n

Waxay dadkani sidoo kale aad u durayaan in RW dalku uu isagu goobta tago oo lacagtan uu gacmaha la galo, taasoo ay ku fasirayaan bahdil ku tala-gal ah oo uu Imaaraadku ula bareerayo madaxda DF Somalia, maadaama uu bahdil caalami ah dareemay markii lacagtan lagala wareegey.<\/p>\n

\n

This is disgrace to our name. Why would our PM allowed to be humiliated like this? I was shocked seeing our nation\u2019s PM counting cash as if he is cashier at the bank. This is total insult to Somalia; enough is enough \u2066@MohamedHRoble<\/a>\u2069 must go ASAP. \u2066@TheVillaSomalia<\/a>\u2069 pic.twitter.com\/M6KCXAIrIU<\/a><\/p>\n

\u2014 Mohamed Ali (@dhagahtur) May 26, 2022<\/a><\/p><\/blockquote>\n