Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":77653,"date":"2022-05-22T08:17:49","date_gmt":"2022-05-22T07:17:49","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=77653"},"modified":"2022-05-22T08:17:49","modified_gmt":"2022-05-22T07:17:49","slug":"sucuudiga-oo-qaaday-tillaabo-naadir-ah-oo-aan-abid-horay-u-dhicin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/05\/22\/sucuudiga-oo-qaaday-tillaabo-naadir-ah-oo-aan-abid-horay-u-dhicin\/","title":{"rendered":"Sucuudiga oo qaaday tillaabo naadir ah oo aan abid horay u dhicin"},"content":{"rendered":"

(Riyaad) 22 Maajo 2022<\/strong> <\/span>– Shirkadda Diyaaradaha ee Flyadeal ee dalka Sacuudiga ayaa ku dhawaaqday duulimaadkii ugu horreeyay ee maxalli ah oo ay ka wada shaqaynayaan soortooyin gabdho ah oo u badan Sacuudi.<\/p>\n

Ku dhawaaqista ayaa lagu sheegay bogga rasmiga ah ee Twitter-ka ee @flyadeal Jimcihii: “Markii ugu horreeysay taariikhda duulista Sucuudiga! #flyadeal waxa ay duulimadkii ugu horreeyay ku samaysay shaqaale wada dumar ah, kuwaas oo intooda badani ay u dhasheen Sucuudiga diyaarada cusub ee A320. Duulimaadka 117, waxay ka duushay #Riyaad kuna socotey #Jiddah,” ayaa lagu yiri qoraalka.<\/p>\n

Duulimaadka 117, oo ay la socdeen 7 shaqaale ah, ayaa waxaa duulinaysey Yara Jan, 23-jir, oo sidoo kale ah haweeneydii ugu da\u2019da yarayd ee duuliye ka noqota Sacuudiga.<\/p>\n

Jan ayaa u sheegtay Arab News in ay aad ugu han wayntahay in ay qayb noqoto waqtigan taariikhiga ah ee duulista haweenka Sucuudiga.<\/span><\/span> “Anigoo ah haweeney Sacuudiyaan ah inaan dalkayga ku hoggaamiyo tallaabo sharaf leh waxay ii tahay farxad.” ayay tiri.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n

Jan ayaa waxay ka qalin jebisey dugsiga duulimaadyada ee Florida, Maraykanka, 2019, iyadoo sanad kahor ku biirtay Flyadeal.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n

Tirada dumarka duuliyeyaasha ah ee Sucuudiga ayaa beryahan kor u kacday. Saddex magac ayaana soo baxay: Hanadi Zakaria Al-Hindi, oo ah haweeneydii ugu horreeysey ee duuliye ka noqota dayuurad sidata shati ganacsi oo Sucuudi ah; Rawia Al-Rifi oo ah tii ugu horreeysey ee duulimaad caalami ah ku duulisa Airbus A320; iyo kaaliyihii duuliye Yaasmiin Al-Maimani, oo ahayd haweeneydii ugu horreeysey ee duuliye ka noqota diyaarad ganacsi gudaha Boqortooyada Sacuudiga.<\/p>\n

\n

For the first time in Saudi aviation history!\ud83c\uddf8\ud83c\udde6<\/p>\n

#flyadeal<\/a> operated the first flight with all-female crew, majority of which are Saudis by the newest A320 aircraft. Flight 117, flew from #Riyadh<\/a> to #Jeddah<\/a> \u2708\ufe0f\ud83d\udc9c pic.twitter.com\/fWo08hYMd7<\/a><\/p>\n

\u2014 \u0637\u064a\u0631\u0627\u0646 \u0623\u062f\u064a\u0644 (@flyadeal) May 20, 2022<\/a><\/p><\/blockquote>\n