Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":77524,"date":"2022-05-19T09:00:07","date_gmt":"2022-05-19T08:00:07","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=77524"},"modified":"2022-05-19T19:37:12","modified_gmt":"2022-05-19T18:37:12","slug":"madaxwaynihii-maraykanka-ee-george-w-bush-oo-la-tusay-wax-lagu-tilmaamay-cibaaro-adduun-daawo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/05\/19\/madaxwaynihii-maraykanka-ee-george-w-bush-oo-la-tusay-wax-lagu-tilmaamay-cibaaro-adduun-daawo\/","title":{"rendered":"Madaxwaynihii Maraykanka ee George W Bush oo la tusay wax lagu tilmaamay ”cibaaro adduun” (Daawo)"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 19 Maajo 2022<\/strong><\/span> – Madaxwaynihii hore ee Maraykanka ee George W Bush ayaa si uusan isagu u kasin ugu tilmaamay duullaankii lagu qaaday dalka Ciraaq inuu ahaa mid arxan darro ah oo aan qiil loo haynin kahor inta uusan isa ”sixin” oo aanu sheegin inuu ula jeedey duullaankii Ruushku uu ku qaaday dalka Ukraine.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n

Bush ayaa hadalkan ku sheegay khudbad uu ka jeediyay munaasabad ka dhacday magaalada Dallas ee Gobolka Texas Arbacadii, xilli uu dhaliilayey sida uu u shaqeeyo nidaamka siyaasadeed ee Ruushku.<\/span><\/span> <\/span><\/p>\n

“Natiijadu waa maqnaanshaha hubintii iyo dheellitirkii ee Ruushka, iyo go’aanka halka nin ee bilaabay duullaanka aan cudurdaarka lahayn ee bilaa naxariista ah ee Ciraaq,” ayuu yiri Bush, kahor inta uusan is saxin oo madaxa ruxin isagoo yara khajilsan.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n

“Waxaan dabcan ula jeedaa, Ukraine, si kastaba.” ayuu yiri isagoo<\/span><\/span><\/span> si kaftan ah madaxa u gundhinaya oo khaladkaa dhacay da’diisa wayn ku eedeynaya markii ay daawadayaashu qosol la daateen oo ay ku wiirsadeen.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n

Sannadkii 2003-dii, ayay ahayd markii uu Bush oo xilligaa ahaa Madaxweynaha, Maraykanka & raggii dafaaniga ahaa ee dagaallka jeclaa ee Neocons ama Muxaafidiinta cusubi ay qalqaaliyeen duullaankii Ciraaq oo loogu qiil samaystay inay haystaan hubka wax gumaada ee nukliyeerka kaasoo aan abid dalkaa laga helin.<\/span><\/span> <\/span><\/p>\n

Tiiyoo ay jirto in colaaddaas oo daba dheeraatay ay ku dhinteen boqollaal kun oo qof, halka tiro intaas ka badan oo malaayiin ihina ay ku barakaceen.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n

Hadalkan Bush oo nabsi adduunyo u muuqda ayaa si degdeg ah ugu faafay baraha bulshada, isaga oo ay markiiba daawadeen in ka badan 3 milyan oo qof dhanka Twitterka oo keliya kaddib markii muuqaalkan uu soo dhigay weriye ka howlgala warqaadka Dallas News.<\/p>\n

<\/div>\n

Madaxwaynihii hore ee Maraykanka ayaa sidoo kale hogaamiyaha Ukraine ee ay Galbeedku ka badbadinayaan ee Volodymyr Zelenskyy barbardhigay hoggaamiyihii xilligii dagaalkii 2-aad Britain xukumayey ee RW Winston Churchill, isagoo dhanka kale cambaareeyey Madaxweynaha Ruushka ee Vladimir Putin iyo weerarkii uu ku qaaday Ukraine 24-kii bishii Febraayo, waloow uusan ka hadlin duullaanadii sharci darrada ahaa ee uu isagu qaaday, iyadoo afkiisa Ilaahay ka yeersiiyey khaladkii uu galay isagoo aan xitaa u qasdin inuu dembi qirto.<\/p>\n

\n

\u201cThe decision of one man to launch a wholly unjustified and brutal invasion of Iraq… I mean of Ukraine.\u201d<\/p>\n

Former US President George W. Bush made a gaffe while discussing Russian attacks on Ukraine pic.twitter.com\/5cpx3qI0rd<\/a><\/p>\n

\u2014 TRT World (@trtworld) May 19, 2022<\/a><\/p><\/blockquote>\n