Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":77487,"date":"2022-05-18T10:32:21","date_gmt":"2022-05-18T09:32:21","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=77487"},"modified":"2022-05-18T10:32:21","modified_gmt":"2022-05-18T09:32:21","slug":"rasmi-nato-oo-dalalka-sweden-finland-ka-qabatay-araaji-ay-ku-dalbadeen-ka-mid-noqoshada-gaashaanbuurta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/05\/18\/rasmi-nato-oo-dalalka-sweden-finland-ka-qabatay-araaji-ay-ku-dalbadeen-ka-mid-noqoshada-gaashaanbuurta\/","title":{"rendered":"RASMI: NATO oo dalalka Sweden & Finland ka qabatay araaji ay ku dalbadeen ka mid noqoshada gaashaanbuurta"},"content":{"rendered":"

(Brussels) 18 Maajo 2022<\/strong><\/span> – Diblomaasiyiin metelaysa dalalka Sweden iyo Finland ee NATO ayaa saaka la kulmay Xoghayaha Guud ee gaashaanbuurtaasi, Jens Stoltenberg, si ay u gaarsiiyaan codsiyada dowladohooda ee ah in dalalkoodu ay ku biiraan NATO.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n

Axel Wernhoff oo Iswiidhan ah iyo Klaus Korhonen oo Finland u dhashay ayaa si wadajir ah ula kulmay madaxa NATO si ay u xareeyaan waraaqaha ARAAJIDA ah oo ay<\/span><\/span> Talaadadii shalay soo saxiixeen wasiirrada arrimaha dibedda ee labada dal.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n

Stoltenberg ayaa uga mahad celiyey ergada soo gudbisey codsiyada, taasoo uu ku sheegay inay tahay tallaabo taariikhi ah dhanka ururka, isagoo intaa ku daray in dhammaan xubnaha ururku ay isku raaceen “muhiimada ballaarinta NATO.”<\/span><\/span><\/span><\/p>\n

Xoghayaha guud ayaa xusay in “danta amniga ee dhammaan xulafada loo baahan yahay in la tixgeliyo” marka ay tixgelinayaan dalabaadka, iyo in NATO ay “ka shaqayn doonto dhammaan arrimaha jira oo ay gaari doonto go’aan gabagabo ah oo degdeg ah.”<\/span><\/span><\/span><\/p>\n

Yeelkeede, dalka Turkiga ayaa si cad u sheegay inuu diidi doono musharraxnimada labadan dal oo ay ku eedeeyeen inay taageeraan oo naas nuujiyaan canaasiir ay Ankara u tixgeliso ”argagixiso ahaan.”<\/p>\n

Wasaarad Dibadeedka Ruushka ayaa farriin hanjabaad ah oo ay shalay u dirtay dalka Sweden ku tiri:<\/p>\n

\u201cKu biiritaanka Sweden ee NATO waxay dhaawac wayn u geysan doontaa amniga Woqooyiga Yurub iyo guud ahaanba Yurub,\u201d ayaa lagu bilaabay qoraal kasoo baxay WAD Ruushanka.<\/p>\n

\u201cDowladda Ruushku waxaa ay qaadaysaa tillaabooyin jawaab celin ah, oo ka kooban mid millateri-farsamo iyo kuwo kaleba.\u201d Ayaa la raaciyey.<\/p>\n

\n

JUST IN:
\n“This is a good day…” #NATO<\/a> chief Stoltenberg accepts letters from Finnish Amb @korhonen_klaus<\/a> and @SwedenNato<\/a> Amb Axel Wernhoff asking to open membership negotiations.<\/p>\n

Stoltenberg alludes obliquely to (Turkish) roadblocks, saying he’s confident they’ll be worked out. pic.twitter.com\/VBNO63UIUF<\/a><\/p>\n

\u2014 Teri Schultz (@terischultz) May 18, 2022<\/a><\/p><\/blockquote>\n