Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":77423,"date":"2022-05-17T07:52:37","date_gmt":"2022-05-17T06:52:37","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=77423"},"modified":"2022-05-17T07:53:19","modified_gmt":"2022-05-17T06:53:19","slug":"daawo-muuqaal-hor-leh-oo-sawiraya-dhaqanxumada-ciidanka-israel-oo-lasoo-bandhigay-maxaa-dhacay-xilligii-duugta-shireen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/05\/17\/daawo-muuqaal-hor-leh-oo-sawiraya-dhaqanxumada-ciidanka-israel-oo-lasoo-bandhigay-maxaa-dhacay-xilligii-duugta-shireen\/","title":{"rendered":"DAAWO: Muuqaal hor leh oo sawiraya dhaqanxumada Ciidanka Israel oo lasoo bandhigay (Maxaa dhacay xilligii duugta Shireen?)"},"content":{"rendered":"

(Quddus) 17 Maajo 2022<\/strong> <\/span>– Muuqaal kale oo cusub ayaa kasoo baxay arrin dhacday xilligii duugtii weriyihii ruug caddaaga ahaa ee Al Jazeera, Shireen Abu Akleh,<\/a> kaasoo laga arkayo daraasiin askar Israeli<\/a> ah oo gelaya gudaha isbitaalkii ay ka socotey diyaarinta maydka gabadha iyagoo riixaya dadwaynihii goobta joogey oo ay ku jiraan dad bukaan ah islamarkaana halkaa wax ka ridaya.<\/p>\n

Muuqaalkan oo laga duubay gudaha isbitaalka Bariga Quddus ku yaalla ee Saint Joseph’s Hospital, ayaa waxaa soo bandhigay wadaaddada Masiixiga ah ee Falastiiniyiinta ah ee halkaa ku sugan gaar ahaan kuwa Katooligga ah, kuwaasoo si wayn u dhaliilay hab-dhaqanka booliiska<\/a>.<\/p>\n

Mid ka mid ah muuqaallada ayaa laga arki karaa mid ka mid ah askarta oo riixaya nin biro ku tukubaya oo uu dhulka ku tuurayo, kaasoo ay dadkii kale sii dardarayaan gudaha isbitaalka.<\/p>\n

Muuqaal kale, sarkaal kale ayaa ka muuqanaya oo dadka u sheegaya in aan howlaha diyaarinta maydka la guda geli doonin jeer ay joojiyaan ku heesitaanka halkudhegyo ”waddani ah.”<\/p>\n

Abuu Caqlah, oo ahayd Falastiini Maraykan Masiixi ah oo 25-sano ka tirsanayd Aljazeera qaybta Carabiga, ayay dileen askarta Yuhuudduy Arbacadii lasoo dhaafay, xilli ay ka warbixinaysey weerar ay ciidamada Israa\u2019iil ku qaadeen xerada qaxootiga ee Jeniin ee dhulka la haysto ee Daanta Galbeed.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n

\n

\u05ea\u05d9\u05e2\u05d5\u05d3 \u05d7\u05d3\u05e9: \u05db\u05da \u05e0\u05db\u05e0\u05e1 \u05db\u05d5\u05d7 \u05de\u05e9\u05d8\u05e8\u05d4 \u05dc\u05d1\u05d9\u05ea \u05d4\u05d7\u05d5\u05dc\u05d9\u05dd \u05e9\u05de\u05de\u05e0\u05d5 \u05d9\u05e6\u05d0 \u05d0\u05e8\u05d5\u05e0\u05d4 \u05e9\u05dc \u05d4\u05e2\u05d9\u05ea\u05d5\u05e0\u05d0\u05d9\u05ea \u05e9\u05e0\u05d4\u05e8\u05d2\u05d4 \u05d1\u05d2’\u05e0\u05d9\u05df@SuleimanMas1<\/a> @nurityohanan<\/a> pic.twitter.com\/cP7egt8KDS<\/a><\/p>\n

\u2014 \u05db\u05d0\u05df \u05d7\u05d3\u05e9\u05d5\u05ea (@kann_news) May 16, 2022<\/a><\/p><\/blockquote>\n