Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":77402,"date":"2022-05-16T21:56:29","date_gmt":"2022-05-16T20:56:29","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=77402"},"modified":"2022-05-16T21:56:50","modified_gmt":"2022-05-16T20:56:50","slug":"meesha-uu-deggan-yahay-cidda-ilaalinaysa-goorta-uu-madaxtooyada-u-guurayo-xasan-sheekh","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/05\/16\/meesha-uu-deggan-yahay-cidda-ilaalinaysa-goorta-uu-madaxtooyada-u-guurayo-xasan-sheekh\/","title":{"rendered":"WARBIXIN: Meesha uu deggan yahay, cidda ilaalinaysa & goorta uu Madaxtooyada u guurayo Xasan Sheekh"},"content":{"rendered":"
\n

(Hadalsame) 16 Maajo 2022<\/strong><\/span> – Madaxweynaha la doortay ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa horay ka billaabay shaqada. Xalay wuxuu u dabbaal-degay guushiisii labaad ee doorasho madaxweyne.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Waxaa jira arrimo badan oo uu ballan-qaaday inuu wax ka qaban doono intii uu ololaha ku jiray, waxayna u muuqataa in uusan waxyaabaha qaar la sugeynin inta uu xilka si rasmi ah ula wareegayo.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Kulamada uu xalay ilaa maanta galay<\/h2>\n<\/div>\n
\n

Wuxuu maanta kulamo la qaatay taliyeyaasha ciidamada, Guddoomiyaha Bankiga dhexe, Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo Danjireyaasha Mareykanka iyo Turkiga ee Soomaaliya.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Taliyaha booliska Soomaaliya, Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed iyo taliyaha milateriga Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage ayuu kala hadlay adkeynta amniga ee xilliga kala guurka ah iyo in aysan Al-Shabaab ka faa’ideysan isbeddelka hoggaanka dalka. Kulan kuwaas la mid ah ayuu xalay la yeeshay ku-simaha taliyaha Nabad-sugidda Qaranka, Yaasiin Cabdullaahi Farey.<\/p>\n

\n

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sidoo kale maanta la kulmay guddoomiyaha Bankiga dhexe ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi oo uu kala hadlay sida looga gudbi karo caqabadda dhaqaale ee ka dhalatay kala-guurka dheeraaday. Waxay isla gorfeeyeen waxa laga yeeli karo cusbooneysiinta miisaaniyadda saddex-sanadlaha ah ee IMF ay ku taageerto Soomaaliya, taas oo dhaceysa berri (17-ka bishan May) iyo arrinta deyn-cafinta.<\/p>\n<\/div>\n

\n
\n
\n
\n
\n
\n
\"s\"<\/picture><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n
<\/div>\n<\/div>\n<\/div>
Wuxuu kulan la qaatay guddoomiyaha baarlamaanka Adan Madoobe<\/figcaption>
\n
<\/div>\n<\/div>\n<\/figure>\n<\/div>\n
\n

Mas’uuliyiinta kale ee uu madaxweynaha cusub la kulmay waxaa ka mid ah Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Sheekh Aadan Maxamed Nuur oo ay ka wadahadleen dhameystirka dhismaha hay’adaha dowladda iyo dedejinta howlaha xilliga kala-guurka ah.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Madaxweynuhu wuxuu hoteelka uu shaqada ku sii wado kula kulmay Danjiraha Mareykanka u fadhiya Muqdisho, Larry E. Andr\u00e9, Jr. Mareykanku wuxuu ka mid ahaa dalalka siyaasiyiinta iyo madaxda Soomaalida ku cadaadinayay in la dedejiyo doorashada. Safaaraddu waxay barteeda Twitter-ka soo dhigtay hambalyada danjiraha oo far-Soomaali ah, laakiin faahfaahin ku saabsan kulanka lama soo qorin.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Xagguu deggan yahay madaxweynaha?<\/h2>\n<\/div>\n
\n

Madaxweynaha la doortay ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa howsha ku sii wada Hoteel Shabeel oo ku yaalla Muqdisho, kaas oo u dhow Garoonka Diyaaradaha Aadan Cabdulle ee Muqdisho. Halkaas ayuu horay uu uga sameynayay ololihiisii doorashada madaxweynaha.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Lama oga in qoysaskiisa ay halkaas u soo wada guureen iyo in kale, waxayna u muuqataa inuu halkaas sii joogi doono inta uu si rasmi ah ugu wareegayo madaxtooyada Soomaaliya.<\/p>\n<\/div>\n

<\/div>\n
\n

Yaa ilaaliyaha madaxweynaha cusub?<\/span><\/p>\n<\/div>\n

\n

Madaxweynaha cusub waxaa xalayba amnigiisa la wareegay ciidanka koofiya-casta ee ilaaladaha madaxtooyada. Horay waxaa amnigiisa u sugayay ciidamo ka tirsan milateriga Soomaaliya. Cutubka madaxda ilaalisa ee howlgalka ATMIS ee Midowga Afrika ayaa sidoo kale ku soo biiray ilaaladiisa gaarka ah.<\/p>\n

\n

Goormee ayuu u guurayaa madaxtooyada?<\/h2>\n<\/div>\n
\n

Xalay un bay ahayd markii doorashada lagu kala baxay. Waa xilli hore, lama oga cid soo hadal-qaaday waqtiga caleemo-saarka iyo xil-wareejintana ma jirto.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Sharciga Soomaaliya wuxuu dhigayaa in madaxweynaha la dhaariyo isla marka la doorto. Balse, muddada caleemo-saarka waxay ku xiran tahay go’aanka madaxweynaha markaas talada wareejinaya, isaga ayaa go’aan ka gaara laguna sharfaa.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Haddii aan taariikhda dib ugu noqonno Shariif Sheekh Axmed wuxuu 2012 xilka ku wareejiyay Xasan Sheekh Maxamuud labo toddobaad kaddib markii uu doorashada uga guuleystay.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Xasan Sheekh Maxamuudba toddobaad kaddib markii doorashada looga adkaaday ayuu xilka ku wareejiyay madaxweynihii beddelay ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Dalalka kale ee caalamka waxay leeyihiin shuruuc iyo xeerar u degsan oo ay ugu talagaleen kala guurka iyo xil kala wareegsiga. Laga yaabee inay Soomaaliya qorshaha ku darsato arrintaas marka la diyaarinayo doorasho qof iyo cod ah.<\/p>\n

BBC<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n

\n
\n
\n
\n
\n
<\/picture><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n
<\/div>\n
\n
\n

\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/figure>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 16 Maajo 2022 – Madaxweynaha la doortay ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa horay ka billaabay shaqada. Xalay wuxuu u dabbaal-degay guushiisii labaad ee doorasho madaxweyne. Waxaa jira arrimo badan oo uu ballan-qaaday inuu wax ka qaban doono intii uu ololaha ku jiray, waxayna u muuqataa in uusan waxyaabaha qaar la sugeynin inta uu […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":77404,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[10,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/Farmaajo-iyo-Xasan.jpeg?fit=1920%2C1080&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-k8q","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/77402"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=77402"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/77402\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":77406,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/77402\/revisions\/77406"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/77404"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=77402"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=77402"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=77402"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}