Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":77063,"date":"2022-05-10T20:45:56","date_gmt":"2022-05-10T19:45:56","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=77063"},"modified":"2022-05-13T08:14:07","modified_gmt":"2022-05-13T07:14:07","slug":"wuxuu-leeyahay-240-dhuumood-oo-mar-qura-la-ridi-karo-2-dal-oo-muslim-ah-oo-sameeyey-hub-cajiib-ah-daawo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/05\/10\/wuxuu-leeyahay-240-dhuumood-oo-mar-qura-la-ridi-karo-2-dal-oo-muslim-ah-oo-sameeyey-hub-cajiib-ah-daawo\/","title":{"rendered":"”Wuxuu leeyahay 240 dhuumood oo mar qura la ridi karo!” – 2 dal oo Muslim ah oo sameeyey hub cajiib ah (Daawo)"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 10 Maajo 2022<\/strong> <\/span>– Dalka Imaaraadka Carabta ayaa sameeyey N<\/span><\/span>idaamka Gantaalaha badan tuura ee Jobaria Multiple Cradle Launcher (MCL), kaasoo ka kooban 240 dhuumood oo ay middiiba ridayso gantaal 122 mm ah.<\/span><\/span> <\/span><\/p>\n

Hubka ugu wayn ee MCL waxaa samaysay shirkadda Turkiga ah ee Roketsan TR\/TRB-122, waxaana gantaalaha ka dhacaya ay leeyihiin qarax sare oo uu midkiiba holcin karo gacan wareegsan 20 mitir, isagoo sita madax uu culayskiisu yahay 40 rodol.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n

Waxaa la kala duwi karaa nooca gantaalaha iyadoo mar kasta lagu saleeynayo nooca meesha uu bartilmaameedku yahay si ay u yeeshaan ”saamayn isku dhafan”, balse marka la eego in gantaalahan oo 240 xabbo ah hal jiho loo ridi karo waxay mar qura dab ka shidayaan oo rarminayaan dhul aad u ballaaran.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n

Imaaraadku wuxuu nidaamkan sidoo kale u naqshadeeyey qaab aanu u baahnayn dadka rida oo caadiyan u baahda ilaa 6 gaari oo gaar ah iyo 30 qofood, waxaana ku filan hal gaari oo ku cabbaynaya wax ka yar muddo 30 daqiiqo ah.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n

Nidaamkan ayaa cuni kara laba nooc oo gantaalo ah oo kala ah: Nooca uu Turkigu dhiso ee TR\/TRB-300 “Tiger”<\/a>, oo wax ka dili kara 75 mayl, iyo midka Chinese-ku sameeyo ee A300 <\/a>oo tiiro ahaan gaari kara ilaa 180 mayl.<\/p>\n

Hannaankan MCL ayaa la rumaysan yahay in Imaaraadku ay si rasmi ah ugu adeegsadeen dagaalka ay ku qaadeen Xuutiyiinta Yaman, tan iyo markii si rasmi ah loo howlgeliyey 2013-kii.<\/p>\n