Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":76876,"date":"2022-05-06T21:30:42","date_gmt":"2022-05-06T20:30:42","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=76876"},"modified":"2022-05-06T21:30:42","modified_gmt":"2022-05-06T20:30:42","slug":"kharash-xumo-kusoo-fool-leh-df-somalia-tillaabo-qarsoodi-ah-oo-ay-qaadday-sababta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/05\/06\/kharash-xumo-kusoo-fool-leh-df-somalia-tillaabo-qarsoodi-ah-oo-ay-qaadday-sababta\/","title":{"rendered":"Kharash xumo kusoo fool leh DF Somalia & tillaabo qarsoodi ah oo ay qaadday + Sababta"},"content":{"rendered":"

(Muqdisho) 06 Maajo 2022<\/strong> <\/span>– Dowladda Federaalka Soomaaliya ay si rasmi ah uga codsatay hay\u2019adda Lacagta Adduunka ee IMF inay dib ugu dhigto dib u eegista barnaamijka dhaqaalaha oo lagu wadey inuu ku ekaado bartamaha bisha Maajo ee sanadkan 2022-ka oo ah maalinta haatan loo asteeyey doorashada Madaxwaynaha dalka.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n

DF ayaa si qarsoodi ah u gudbisey codsi dhigaya in IMF ay muddo saddex bilood ah oo ku beegan 17-ka Agoosto, 2022-ka ugu darto xilliga ay samayn lahayd dib u eegistaan iyadoo daliishanaysa dib u dhaca doorashada.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n

Barnaamijka ay Soomaaliya ka taageerto IMF ayaa waxaa saameeyay hubanti la\u2019aanta siyaasadeed iyo dib u dhac ku yimid doorashada. Dowlad cusub oo ay ka go\u2019an tahay barnaamijka dib u habeynta maaliyadda Soomaaliya ayaa mar walba u muuqatey mid aan la isku afgaran karin kahor inta aan la dhaafin waqtiga ay IMF qabatay oo ku beegan bartamaha bishan Maajo.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n

Warqad ay si wada jir ah u saxiixeen Wasiirka Maaliyadda, Dr. Cabdiraxmaan Beileh iyo Guddoomiyaha Bangiga Dhexe, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi, ayay dowladdu ku doodday in aysan awoodin in ay xilligii lagu ballamay kaga qaybgasho dib u eegista barnaamijka dib u habeynta dhaqaalah ee IMF, iyadoo aan wax “wax dib u eegis ah la samaynin ilaa Nofeembar 2020-kii iyadoo barnaamijka ECF uu waqtigiisu dhacayo Maajo 17, 2022, taasoo ku beegan xilliga dib u eegista 18 biloodlaha ah.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n

Muddo bilo ah, ayay Dowladda Federaalku waxay ka aamusnayd arrintan muhimka ah, iyadoo rajeynaysey in ismariwaaga doorashadu uu iskii u xallisnayo.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n

Bil kasta, waxaa jira farqi $10m ah oo doollar ah oo u dhexeeya dakhliga Dowladda iyo kharashka ay bixiso.<\/span><\/span> Saaxiibada Soomaaliya ee caalamiga ah ayaa iyana waxay joojiyeen taageeradii miisaaniyadeed ee kabka ahayd ee ay Soomaaliya siinayeen kaddib doorashooyinkii dib u dhacay.<\/span><\/span> <\/span><\/p>\n

Dib u dhacyadan awgood, deeqaha taageerada miisaaniyada 2021 waxay kusoo koobmeen kaliya US$38 milyan oo doollar, marka la barbar dhigo US$170 milyan oo doollar oo la heli jirey miisaaniyad ahaan.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n

Ilaa hadda, waxaa taa lagu daboolaa dhaqaalaha loogu deeqay Soomaaliya oo qayb ka ah qoondada IMF ee 2021 SDR (taasoo ah US$157 milyan oo doollar), laakiin tas-hiilaadkaas ayaa ku dhammaan doona haddii aan la helin taageerada miisaaniyaddana xaaladdu jiq ayay isku noqonaysaa waana sababta ay DF u ciirsatay inaan laga jarin lacagta IMF oo lafteedu mustaqbalka ku dallacmi doonta jeebabka ummadda Soomaaliyeed.
\n<\/span><\/span><\/span><\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n

\n
<\/div>\n<\/div>\n
\n
<\/p>\n
\n
<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n
<\/p>\n
<\/div>\n<\/div>\n
\n
<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Muqdisho) 06 Maajo 2022 – Dowladda Federaalka Soomaaliya ay si rasmi ah uga codsatay hay\u2019adda Lacagta Adduunka ee IMF inay dib ugu dhigto dib u eegista barnaamijka dhaqaalaha oo lagu wadey inuu ku ekaado bartamaha bisha Maajo ee sanadkan 2022-ka oo ah maalinta haatan loo asteeyey doorashada Madaxwaynaha dalka. DF ayaa si qarsoodi ah u […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":76877,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/s-26.jpg?fit=660%2C495&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-jZW","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/76876"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=76876"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/76876\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":76878,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/76876\/revisions\/76878"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/76877"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=76876"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=76876"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=76876"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}