Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":76753,"date":"2022-05-04T09:39:09","date_gmt":"2022-05-04T08:39:09","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=76753"},"modified":"2022-05-04T09:39:09","modified_gmt":"2022-05-04T08:39:09","slug":"sawirro-turkiga-oo-markii-ugu-horreeysey-soo-bandhigay-helakabtar-weerar-sahanba-gasha-oo-aan-duuliye-lahayn-dayuuradaha-kale-oo-uu-soo-wado","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/05\/04\/sawirro-turkiga-oo-markii-ugu-horreeysey-soo-bandhigay-helakabtar-weerar-sahanba-gasha-oo-aan-duuliye-lahayn-dayuuradaha-kale-oo-uu-soo-wado\/","title":{"rendered":"SAWIRRO: Turkiga oo markii ugu horreeysey soo bandhigay helakabtar weerar & sahanba gasha oo aan duuliye lahayn (Dayuuradaha kale oo uu soo wado)"},"content":{"rendered":"

(Ankara) 02 Maajo 2022<\/strong> <\/span>– Wershadaha Agabka Hawada Turkiga ayaa soo bandhigay sambalka diyaarad Helicopter ah oo ah nooca sameeya sahanka taatikaysan islamarkaana Weerarka gala, taasoo ku shaqaysa koronto cidina aanay duulinaynin; waxaa la yiraahdaa T629.<\/p>\n

Sambalkan oo markii ugu horreeysey lasoo bandhigay Khamiistii, waxaa dhismeheeda ku howllanayd shirkadda TAI, waxaana lagu soo bandhigay xaflad ay goobjoog ka ahayd Hay\u2019adda Guud ee Ammaanka Turkiga oo sidoo kale heshay dayuuraddii ugu horreeysey oo ah T129 oo sahanka iyo weerarkaba samaysa (ATAK) ee uu isla Turkigu sameeyo. Walow tani ay 2 duuliye oo caadi ah leedahay.<\/p>\n

Mashruuca lagu dhisayo helicopter-tan T629 ayaa socdey tan iyo 2017-kii, TAI ayaa waxay bilowday inay isku dubariddo qaabka duullimaadka ugu horreeya ee dayuuraddan sanadkii 2019-kii. Waxaase la filayaa in ay dhowaan duullimaad-bilowgeedii samayso – taasoo keeni doonta tiknoolajiyad cusub oo kusoo kororta qaybta hawada ee Turkiga. Waxayna noqon doontaa dayuurad aanay cidna wadin oo koronto ku shaqaysa.<\/p>\n

Inkastoo aysan jirin wax tafaasiil ah oo dhanka farsamada ah oo laga bixiyey intii ay xafladda socotey, misna waxaa horay loo shaaciyey in diyaaradda T629 uu culeyskeedu dhan yahay 6 tan, isla markaana lagu rakibi doono gantaal 70 mm ah oo ah nooca la hago iyo gantaalaha L-UMTAS ee lidka taangiyada.<\/p>\n

Intii lagu guda jirey xafladdii Khamiista, Guddoomiyaha TAI, Temel Kotil, ayaa sheegay inay ku hanwayn yihiin inay gaarsiiyaan helikobtarka T129 ATAK Agaasinka Guud ee Amniga.<\/p>\n

Isagoo T129 ATAK (nooca duuliyaha leh) ku tilmaamay helicopter-ka ugu bandhigga wanaagsan dhanka joogga sare, Kotil waxa uu tibaaxay in awoodda matoorkeeda aysan waxba u dhimin heerkulka ama jooggu, islamarkaana ay adeeg hufan ka siin karto Turkiga iyadoo ah nooc si gaar ah loogu sar gooyey juqraafiga ku xeeran dalkaasi oo buuraleey u badan.<\/p>\n

Isagoo bixinaya tafaasiil dheeraad ah oo ku saabsan mashaariicda kale ee TAI ee socda, Kotil wuxuu sheegay in dayuurad kale oo ay diyaarinayaan oo ah ATAK-2<\/strong> ay sameyn doonto duullimaadkeedii ugu horreeyay sanadka 2023, halka Hurjet<\/strong>, oo ah nooca tababarka oo horumarsan iyo diyaarad weerar oo fudud, ay hawada geli doonto dhamaadka sanadkan 2022.<\/p>\n

Dayuurad kale oo aad looga dhur sugayo inay duusho 2023 waa TF-X<\/strong> National Combat Aircraft. Waxaa lagu wadaa inay yeelato qaar ka mid ah tayooyinka ugu fiican ee raadaar ka dhuumadka (stealth), awoodo dheeraad ah oo weerarka cir-ka-dhulka ah, dareen-sidayaal casri ah, raadaar dhijitaal ah iyo qaadista gantaalo la hagayo iyo kuwa guuxooda ka dheereeya iskugu jira.<\/p>\n

\"\"
Naqshadda ATAK-2<\/figcaption><\/figure>\n
\"\"
Hurjet, oo ah nooca tababarka oo horumarsan iyo diyaarad weerar oo fudud.<\/figcaption><\/figure>\n
\"\"
Naqshadda TF-X National Combat Aircraft<\/figcaption><\/figure>\n

 <\/p>\n

\"\" \"\" \"\" \"\" \"\" \"\" \"\"<\/p>\n

Waxaa Isku Duwey: <\/strong>Maxamed Xaaji
\n<\/strong><\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n

 <\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Ankara) 02 Maajo 2022 – Wershadaha Agabka Hawada Turkiga ayaa soo bandhigay sambalka diyaarad Helicopter ah oo ah nooca sameeya sahanka taatikaysan islamarkaana Weerarka gala, taasoo ku shaqaysa koronto cidina aanay duulinaynin; waxaa la yiraahdaa T629. Sambalkan oo markii ugu horreeysey lasoo bandhigay Khamiistii, waxaa dhismeheeda ku howllanayd shirkadda TAI, waxaana lagu soo bandhigay xaflad […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":76758,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/Untitled-9.png?fit=1424%2C800&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-jXX","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/76753"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=76753"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/76753\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":76765,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/76753\/revisions\/76765"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/76758"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=76753"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=76753"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=76753"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}