Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":76720,"date":"2022-05-03T13:50:41","date_gmt":"2022-05-03T12:50:41","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=76720"},"modified":"2022-05-03T13:51:23","modified_gmt":"2022-05-03T12:51:23","slug":"xog-dheeraad-ah-oo-kasoo-baxaysa-gabar-aroosad-ahayd-oo-lagu-diley-magaalada-hargaysa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/05\/03\/xog-dheeraad-ah-oo-kasoo-baxaysa-gabar-aroosad-ahayd-oo-lagu-diley-magaalada-hargaysa\/","title":{"rendered":"Xog dheeraad ah oo kasoo baxaysa gabar aroosad ahayd oo lagu diley magaalada Hargaysa"},"content":{"rendered":"
\n

(Hadalsame) 03 Maajo 2022<\/strong><\/span> – Booliska magaalada Hargeysa ayaa xiray sarkaal sare oo ka tirsan ciidanka Soomaaliland oo loo haysta inuu xalay toogasho ku dilay haweenay da’ yar oo aroos ahayd, sida uu BBC-da u xaqiijiyay sarkaal ka tirsan booliska Soomaaliland.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Cadullaahi Maxamed Cali oo ah Najma aabbaheed oo ay BBC-du la xiriirtay ayaa faahfaahin ka bixiyay sida uu dhacay dilka gabadhiisa. Wuxuu sheegay in iyada oo saaran gaari uu askarigu xabbad madaxa uga dhuftay.<\/p>\n<\/div>\n

\n

“Waxaa u yimid gaari alaab u siday oo waddada ku siinayay kaddib ninkan ayaa guriga kaga soo baxay oo xaafadaha ka soo horjeeda ah. Wuxuu ku yiri ‘ka dhaqaaq meesha’ sida la igu yiri, deetana wuu dhaafay oo waxay ku tiri ‘gaariga baan alaab kale ka qaadanayaa’,” ayuu yiri Cabdullaahi.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Wuxuu intaa ku daray in inanta iyo walaalaheed ay ka soo noqdeen guriga habaryarteed oo ay ku soo wada ciideysteen. Sida uu tilmaamay, soo-noqoshadooda qoyska wuxuu isu qeybiyay labo; koox waxay soo raacday taksi, kooxda kalena Najma ayaa soo qaadaysay.<\/p>\n

\n

Maxay tahay sababta loo dilay?<\/b><\/p>\n<\/div>\n

\n

Cabdullaahi ayaa mar aan waydiinnay waxa ka jira in gabadhiisa loo dilay hiillo wuxuu yiri: “Waxa uu u dilay hiillo uu walaashii u hiillinayo kaddib markii ay gabadheyda dagaallameen.”<\/p>\n<\/div>\n

\n

Cabdullaahi ayaa sheegay in uu doonayo in sharciga la waafajiyo oo tallaabo laga qaado ninka dilka geystay.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Muuqaal baraha bulshada lagu baahiyay oo laga duubay Najma aabbaheed oo careysan ayay dad badan ka fal celiyeen.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Dhinaca kale, Cabdullaahi ayaa sheegay in walaalkeed oo la socdayna uu xabbad dul mariyay, balse haatan gacanta lagu hayo ‘gacan ku-dhiiglaha’ iyadoo laga soo qabtay dhinaca Dab-damiska.<\/p>\n

\n

BBC-da oo la xiriirtay booliska Somaliland ayaa xaqiijiyay in ay gacanta ku hayaan ninka dilka geystay, baaritaanna uu socdo, kaddibna ay suurtagal tahay in maxkamadda loo gudbiyo. Booliska ayaa sidoo kale noo xaqiijiyay in ninka uu yahay askari ka tirsan maxkamadda ciidamada Somaliland.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Cabullaahi waxa uu booliska iyo xarunta dambi-baarista uga mahad-celiyay ‘sida wanaagsan’ ee ay ula macaamileen dhacdada.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Waa tuma Najma Cabdullaahi?<\/b><\/p>\n<\/div>\n

\n

Sida aabbaheed uu noo sheegay, waxay dhalatay sanadkii 2000. Waxay ka shaqeynaysay wasaaradda beeraha ee Somaliland, waxayna xoghayn u ahayd agaasimaha beeraha.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Alle ha u naxariisto Najma oo aan weli la aasin waxa ay bil ka hor ku aqal gashay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, waxayna Hargeysa dib ugu laabatay Ramaadaankii dhamaaday.<\/p>\n

Isha: BBC Somali<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 03 Maajo 2022 – Booliska magaalada Hargeysa ayaa xiray sarkaal sare oo ka tirsan ciidanka Soomaaliland oo loo haysta inuu xalay toogasho ku dilay haweenay da’ yar oo aroos ahayd, sida uu BBC-da u xaqiijiyay sarkaal ka tirsan booliska Soomaaliland. Cadullaahi Maxamed Cali oo ah Najma aabbaheed oo ay BBC-du la xiriirtay ayaa faahfaahin […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":76721,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/images-18-1.jpeg?fit=739%2C415&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-jXq","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/76720"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=76720"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/76720\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":76723,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/76720\/revisions\/76723"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/76721"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=76720"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=76720"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=76720"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}