Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":76602,"date":"2022-04-30T18:14:12","date_gmt":"2022-04-30T17:14:12","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=76602"},"modified":"2022-04-30T18:14:12","modified_gmt":"2022-04-30T17:14:12","slug":"ukraine-oo-kashiftay-inay-maraykanka-ka-heleen-hub-ay-dunidaba-ka-haystaan-4-dal-oo-qura-halka-ay-ku-rideen-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/04\/30\/ukraine-oo-kashiftay-inay-maraykanka-ka-heleen-hub-ay-dunidaba-ka-haystaan-4-dal-oo-qura-halka-ay-ku-rideen-sawirro\/","title":{"rendered":"Ukraine oo kashiftay inay Maraykanka ka heleen hub ay dunidaba ka haystaan 4 dal oo qura & halka ay ku rideen + Sawirro"},"content":{"rendered":"
(Hadalsame) 30 Abriil 2022<\/strong><\/span> – Ukraine ayaa waxay sheeganaysaa in ciidamada qalabka sida ay adeegsadeen gantaal ridaha 227mm M270 [MLRS] iyo M142 [HIMARS] oo laga keenay Maraykanka. Difaaca Express ayaa sheegay in GUR-Ukraine uu u weriyey xarunta dhexe ee ciidamada Ukraine in ciidamada qalabka sida ay horraanba isticmaalayaan MLRS-ta ugu casrisan ee ay bixiyaan xulufada Maraykanku.<\/p>\n GUR-Ukraine ayaa kashifay in markii ugu horreeysey ay habeenkii Abriil 22-23, ciidamada Ukraine ay isticmaaleen “MLRS\/ka ugu dambeeya” si ay u weeraraan goobaha Ruushka ee u dhow Novobahmutka oo ka tirsan gobolka Donetsk.<\/p>\n M270 MLRS iyo M142 HIMARS<\/span><\/span><\/strong> <\/span><\/p>\n Labada hab wax bay ku kala duwan yihiin, laakiin sidoo kale waxay leeyihiin waxyaabo badan oo isku mid ah.<\/span><\/span> Farqiga ugu wayn ee u dhexeeya M270 iyo M142 waa barafaangaha xambaarsan sagxadda iyo xirmada gantaalaha ay ridi karaan.<\/span><\/span> <\/span><\/p>\n Tusaale, <\/span><\/span>xirmada gantaalaha ee M270 waa kuwo laba jeer ka waawayn midka M142.<\/span><\/span> Labada hab ee gantaaladu waxay leeyihiin maraare dhan 227mm.<\/span><\/span> Labada hab baaxada iyo masaafada ay dabooli karaan waa isku mid: 300 km oo ay si buuxda u duqayn karaan iyo 500 km ay gaari karaan ugu badnaan.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n MGM-140 ATACMS waxa uu ka shaqeeyaa afar waddan: Maraykanka, Kuuriyada Koonfureed, Giriigga, iyo Turkiga. Waxa la dhisay 1986-kii laakiin waxa uu adeeg galay horraantii 1990-aadkii. Ka-qaybgalka dagaalladii Gacanka Beershiya, Afgaanistaan, iyo Ciraaq ayaa si rasmi ah loo diiwaangeliyey.<\/p>\n MGM-140 ATACMS miisaankiisu waa 1,670 kg. Waxa ay gantaalihiisu ku socdaan xawaare uu 3 jeer guuxiisa ka dheereeyo isagoo leh hannaan hagitaan oo GPS taageerta ama kaalmaysta.<\/p>\n Ruushka ayaa maalmihii dambe si muuqata uga digayey in hub waawayn la siiyo Ukraine iyagoo xitaa ku goodinaya inay nukliyeer adeegsan karaan haddii gidaarka lagu geeyo.<\/p>\n <\/p>\n