Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":76577,"date":"2022-04-30T10:53:57","date_gmt":"2022-04-30T09:53:57","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=76577"},"modified":"2022-04-30T11:50:48","modified_gmt":"2022-04-30T10:50:48","slug":"meesha-ay-iskaga-eg-yihiin-sida-loo-wajahey-xukuumadihii-xasan-sh-farmaajo-hal-arrin-oo-aan-xaqiiqo-u-ahayn-sida-ay-u-muuqato","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/04\/30\/meesha-ay-iskaga-eg-yihiin-sida-loo-wajahey-xukuumadihii-xasan-sh-farmaajo-hal-arrin-oo-aan-xaqiiqo-u-ahayn-sida-ay-u-muuqato\/","title":{"rendered":"Meesha ay iskaga eg yihiin sida loo wajahey xukuumadihii Xasan Sh. & Farmaajo (Hal arrin oo aan xaqiiqo u ahayn sida ay u muuqato)"},"content":{"rendered":"
\n
\n
\n
\n
\n

(Hadalsame) 30 Abriil 2022<\/strong><\/span> – QABIIL & QALAB = SOOMAALIYA – Dunida ay afkaartu shaqeyso, xilliyada ol\u2019olaha kooxaha iska soo horjeeda, kuwa talada markaas haya waxa ay iibiyaan wax qabadkooda iyo is bedellada ay sameeyeen intii ay joogeen, kooxda ka soo horjeedda iyaguna waxa ay QALAB siyaasadeed oo ay awoodda kula wareegaan ka dhigtaan dal dalooda qolada kale!<\/p>\n<\/div>\n

Meelaha qaar maciishadda oo qaaliyowda ama rooti\/roodhi dhawr shilin ku darsoomay ayaa qolo xukunka looga ridaa.<\/p>\n

Ujeedka qormadan waxaan ku eegayaa QALAB ka siyaasadeed ee ay adeegsadaan kooxaha xukunka kala rita ee Soomaaliya, iyo sida qalabkaas qashinka loogu rido markii dantii la lahaa la gaaro.<\/p>\n

Xilliyada aan tusaalaha u soo qaadanayo waxaan ka bilaabayaa 2012 ilaa 2022 ( toban) sano.<\/p>\n

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, hadana ah musharax Xassan Shiekh Maxamuud waxaa la doortay 2012, maamulkiisii mucaararaddii ugu horreysay ee ka hortimi waxa ay salka ku haysay QALABKA qabiilka (Daaroodism). Waxaa lagula dagaalamay dhismihii maamulka Jubaland oo qaabka uu u wajahayey kooxaha ka soo horjeeda u ekeesiyeen in uu dagaal kula jiro reerkaas.<\/p>\n

Raggii dagaalka ugu culus kala horyimi waxaa laga xusi karaa Cumar Cabdirashiid, Faroole, Cali Khaliif iyo Gaandi AHN labadaba.<\/p>\n

2013 waa markii ugu horreysay ee la maqlo ereyga \u201cDaaroodiya\u201d, dadka qaar ayaa qaba in ay shirar ka dheceen Garowe, Kismaayo, Jigjiga iyo Nairobi si loo difaaco qadiyaddii Jubaland ee uu hormuudka ka ahaa Axmed Madoobe.<\/p>\n

Axmed Madoobe sidii uu rabay iyo kooxihii Xassan diidanaa ayey hawshu ku dhammaatay oo Jubaland waxaa lagu yegleelay heshiis ka dhacay Addis Ababa MAYA Muqdisho, Caasimadda Soomaaliya.<\/p>\n

\u2018No more Abgaal\u2019 iyo \u2018No More Hawiye\u2019 waxa ay caan ka noqotay xarumihii ol\u2019olaha ee doorashadii 2017, marka Xassan waxaa xukunka looga tuuray QALAB qabiil oo ay adeegsadeen kooxo isaga ku hayb ah oo rabay Ra\u2019iisul Wasaare iyo kuwo ka fog oo kursiga rabay!<\/p>\n

Shaqsi codsaday in aan magaciisa xusin oo door weyn ku lahaa ol\u2019lihii 2017 ayaa ila wadagaay in siyaasiyiin ka soo kala jeeda beelaha Habar Gidir iyo Xawaadle ay horseed u noqdeen adeegsiga \u2018No more\u2019 ta.<\/p>\n

Mudda xileedka Farmaajo, adeegsiga qabiilka waxa uu AGAB muhiim ah u ahaa dhinacayada xukunkiisa ka soo horjeeday.<\/p>\n

Kismaayo waxaa lagu iibiyey fikir ah in uu weerar ku yahay reerka Axmed Madoobe \u201cOgaadeen Vs. Mareexaan\u201d.<\/p>\n

Garoowe sida uu isla qof codsaday in aan magaciisa qariyo ila wadaagay in madaxdii Puntland adeegsadeen kaar ah in Farmaajo waligiis deegaankaas mashaariicda ka horistaagi jiray oo uusan jecleyn.<\/p>\n

Waxaa iyadana xusid mudan in durbaanka qabiil ee ay madaxda Puntland iyo Jubaland tumayeen ay iibsantay waqtigii Xassan balse shacabku ka hoos qaadiwaayeen midda Farmaajo, taas oo loo aaneenayo in dadka labadaas maamul ay Farmaajo u arkaan in ay isku hayb yihiin.<\/p>\n

Muqdisho, sanadihii u dambeeyey waxaa aad u xoogeystay siyaasiyiinta magaca qabiilka adeegsanaya si ay u kiciyaan dadweynaha, xilligii Xassan ma jirin sheegadaas, balse hadda iyagana shacabkii waa ka iibsadeen.<\/p>\n

IS KHILAAFKA QALABKA IYO XAQIIQADA<\/strong><\/p>\n

Ma jirto cid cadeyn u haysa dulmi ama dagaal uu Xassan Shiekh ku qaaday \u201cDaarood\u201d, balse reerka uu ka soo jeedo ayaaba ka cawda in uusan dhisin maqaamka Benadir, wax gaar ahna uusan u sameyn.<\/p>\n

Balse dadka jidadka ee Garowe ilaa Kismaayo waxaa la liqsiiyey in odayga dalka iyaga duullaan ku yahay.<\/p>\n

Farmaajo, isna cid xaqiijin karta in uu Hawiye ama beel kale dagaal kula jiro ma jirto, hadana, dadka jidadka Masagawaay ilaa iyo Balcad waxa ay aaminsan yihiin in uu halis ku yahay iyaga.<\/p>\n

Dhanka kale, beesha uu ka soo jeedo ee Gedo waxa ay qabaan in xilka uu hayo uu mushaakil u soo jiiday oo aysan helin xuquuqaad ay mudnaayeen nooca ay doonto ha ahaatee.<\/p>\n

Ogaada, Mareexaan ilaa maanta laguma matalo Baarlamaanka Soomaaliya.<\/p>\n

Sheekadan kuma koobna labada reer ee aan xusay, qolo walba kooxda xilka haysa tabasho iyada u gaar ah ayey ka sheegataa.<\/p>\n

Gunaanad, halka dunida kale waxyaabaha aas aasiga u ah bulshada sida; caafimaadka, waxbarashada, amniga, Canshuuraha ay ku doortaan ama ku ridaan talisyo, Soomaalida intaasba macno uma sameyso mar haddii qof ay hayb wadaag yihiin madaxtooyada joogo ama xil hayo.<\/p>\n

Wiilka iyo gabadha Xingalool jooga ama Cadakibir maxaa faa\u2019iido ah ayaa ugu jira in qof ay qabiil wadagaan xafiis joogo, kaas oo laga yaaba in aysan waligood arag, iyagana dabka ka damo mararka qaar?<\/p>\n

W; Q:<\/strong> Maxamed Kaafi<\/p>\n

FG:<\/strong> Qoraal kasta wuxuu ka tarjumayaa aragtida qoraha ku saxiixan oo qura<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 30 Abriil 2022 – QABIIL & QALAB = SOOMAALIYA – Dunida ay afkaartu shaqeyso, xilliyada ol\u2019olaha kooxaha iska soo horjeeda, kuwa talada markaas haya waxa ay iibiyaan wax qabadkooda iyo is bedellada ay sameeyeen intii ay joogeen, kooxda ka soo horjeedda iyaguna waxa ay QALAB siyaasadeed oo ay awoodda kula wareegaan ka dhigtaan dal […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":76578,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[10,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/Untitled-85.png?fit=741%2C629&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-jV7","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/76577"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=76577"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/76577\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":76588,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/76577\/revisions\/76588"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/76578"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=76577"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=76577"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=76577"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}