Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":76194,"date":"2022-04-21T17:38:19","date_gmt":"2022-04-21T16:38:19","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=76194"},"modified":"2022-04-21T17:38:19","modified_gmt":"2022-04-21T16:38:19","slug":"muran-diblomaasiyadeed-oo-ay-dalal-isku-haystaan-oo-ka-dhashay-tillaabo-ay-qaadday-ilhaan-cumar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/04\/21\/muran-diblomaasiyadeed-oo-ay-dalal-isku-haystaan-oo-ka-dhashay-tillaabo-ay-qaadday-ilhaan-cumar\/","title":{"rendered":"Muran diblomaasiyadeed oo ay dalal isku haystaan oo ka dhashay tillaabo ay qaadday Ilhaan Cumar"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 21 Abriil 2022<\/strong><\/span> – Ilhaan Cumar oo xubin ka ah Aqalka Wakiillada Mareykanka ee Congress-ka ayaa booqasho ku tagtay gobolka Kashmir, qaybta ay Pakistan ka maamusho. Laakiin arrintan ayaa qabsatay warbaahinta kaddib markii ay cadho ka muujisay dowladda Hindiya.<\/p>\n

Mas’uuliyiinta dalka Hindiya ayaa cambaareeyay tallaabada ay qaaday Ilhaan Cumar. Afhayeen u hadlay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Hindiya, Arindam Bagchi, ayaa arrintaas ku tilmaamay xad gudub ka dhan ah madaxbannaanida dhuleed ee Hindiya.<\/p>\n

Sida ay shaacisay Wakaaladda Wararka ee ANI, waxa uu afhayeenku yidhi: “Waxay booqatay qayb ka mid ah Gobollada Jamu iyo Kashmir oo hadda ay si sharci darro ah ku haysato Pakistan. Siyaasi kasta oo ku dhaqmaya siyaasad gurracan wuu u fasaxan yahay balse tani waxay xad gudub ku tahay madaxbannaanideenna dhuleed.”<\/p>\n

Maxay Hindiya uga walaacsan tahay booqashada Ilhaan Cumar?<\/p>\n

Tan iyo markii uu soo baxay warka ku saabsan in Ilhaan Cumar ay booqanayso Kashmir, qaar ka mid ah shacabka reer Hindiya ayaa arrintaas walaac uga muujiyay baraha bulshada.<\/p>\n

Qof ka mid ah dadka ka fal celinayay ayaa yidhi: “Siyaasiyiinta wax kala qaybiya ee sida Ilhaan Cumar ah waa in laga hor istaago inay tagaan meelaha xasaasiga ah ee Kashmir. Waxay kasoo hor jeeddaa Hindiya xaqna uma laha in ay xubin kasii ahaato Congress-ka Mareykanka.”<\/p>\n

\n

Ilhan Cumar ayay dhawaan guul usoo hoyatay kaddib markii Congress-ka uu taageeray hindise sharciyeedkeeda ka dhanka ah fikradaha Islaam nacaybka.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Bishii December ee sanadkii lasoo dhaafay ayay soo bandhigtay hindisahaas oo markii uu soo ansixiyay Golaha Wakiillada sidoo kalena laga soo dhaweeyay Aqalka Cad ee looga arrimiyo Mareykanka.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Maamulka Madaxweyne Joe Biden ayaa sheegay in xorriyadda diinta ay tiir aasaasi ah u tahay xuquuqda aadanaha.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Ujeeddada ay Ilhaan usoo bandhigtay hindisahan ayaa ah in la abuuro guddi khaas ah oo Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka u qaabilsan la dagaallanka islaam nacaybka ka jira meelo ka mid ah caalamka.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Inkastoo uu muddo bilooyin ah hindisahan la yaallay baarlamanaka, waxaa awood siiyay falal lid ku ah xuquuqda diimaha oo ka dhacay dunida, kuwaasoo horseeday in la dedejiyo ansixintiisa.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Dabayaaqadii bishii November ee sanadkii aan kasoo gudubnay, waxaa soo shaac baxay muuqaal laga arkayo xildhibaanad ka tirsan xisbiga Jamhuuriga Mareykanka, Lauren Bobert, oo Ilhaan ku eedeynaysay in ay ku jirto “koox jihaad doon ah” iyadoo ku tilmaantay argagixiso.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Waxay sheegtay in ay amni dareentay mar ay Ilhaan lasoo racaday wiishka dhismaha Congress-ka, maadaama xilligaas ayasan wadanin boorsadeeda ay mar walba la dhex socoto golaha.<\/p>\n

\n

Maalmo kaddib, xildhibaanad kale oo Aqalka ku matasha xisbiga Jamhuuriga, Marjorie Taylor Greene, ayaa Ilhaan Cumar ku tilmaantay “Jihaad Doon”.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Ilhaan ayaa markii dmabe sheegtay in ansixinta hindise sharciyeedkeeda ay guul way u tahay Muslimiinta ku nool dunida qaybaheeda kala duwan, uuna bannaanka soo dhigi doono ficillada Islaam nacaybka ah ee aan loo dulqaadan karin.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Waxay intaas ku dartay: “Inaad ka hor imaato nacaybka waxaad bartilmaameed ugu noqon kartaa weerarro, balse waa in aadan cabsanin. Aan adkaysanno.”<\/p>\n

\"\"<\/p>\n<\/div>\n

\n

Ilhan Cumar ayaa Pakistan ku tagtay booqasho rasmi ah oo qaadanaysa shan maalmood. Garoonka diyaaradaha ee magaalada Islamabad waxaa ku qaabilay Malik Mudassir Tipu, oo ah agaasimaha guud ee xafiiska arrimaha Pakistan u qaabilsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Markii ay Pakistan tagtay waxa ay la kulantay Ra’iisul Wasaaraha dalkaas Shahbaz Sharif, Madaxweyne Arif Alvi iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan dowladda. Waxa ay sidoo kale durbadiiba la kulantay Ra’iisul Wasaarihii xilka laga qaaday ee waddankaas, Imran Khan.<\/p>\n

\n

Saraakiil ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Pakistan ayaa BBC-da u sheegay in Ilhan Cumar ay Pakistan booqasho ku joogayso 20-ka ilaa 24-ka bishan April.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Muddadaas gudaheeda waxay shirar kala duwan la yeelan doontaa madaxda dowladda iyo siyaasiyiin kale.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Islamarkii ay Ilhaan gaadhay Pakistan waxa ay ka hadashay arrimaha xuquuqda aadanaha kaddib markii ay qabatay shir jaraa’id oo uu ku wehlinayay Madaxweynaha Qaybta ay Pakistan ka maamusho Kashmir, Sultan Mahmood Chaudhry.<\/p>\n<\/div>\n

\n

“Rajadayda ku aaddan booqashadan waa in hadda kaddib ay jiri doonaan mowduucyo dheeri ah oo ku saabsan ilaalinta xuquuqda aadanaha iyo caawinta dadka shaqadaas haya,” ayay tidhi. Arrintaas waxaa soo hoos galaya xaaladda xuquuqda bani’aadannimo ee ka jirta gobolka Kashmir.<\/p>\n<\/div>\n

\n

Booqashada xildhibaanaddan ka tirsan Congress-ka Mareykanka waxay kusoo aadday xilli Ra’iisul Wasaarihii hore ee Pakistan, Imran Khan iyo taageerayaashiisa ay xukuumadda Washington ku eedeeyeen in ay mas’uul ka tahay isbaddalka lagu sameeyay maamulka dowladda.<\/p>\n

Isha: BBC Somali<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 21 Abriil 2022 – Ilhaan Cumar oo xubin ka ah Aqalka Wakiillada Mareykanka ee Congress-ka ayaa booqasho ku tagtay gobolka Kashmir, qaybta ay Pakistan ka maamusho. Laakiin arrintan ayaa qabsatay warbaahinta kaddib markii ay cadho ka muujisay dowladda Hindiya. Mas’uuliyiinta dalka Hindiya ayaa cambaareeyay tallaabada ay qaaday Ilhaan Cumar. Afhayeen u hadlay Wasaaradda Arrimaha […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":76017,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/s-104.jpg?fit=1200%2C630&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-jOW","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/76194"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=76194"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/76194\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":76197,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/76194\/revisions\/76197"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/76017"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=76194"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=76194"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=76194"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}