Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":76151,"date":"2022-04-21T10:57:37","date_gmt":"2022-04-21T09:57:37","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=76151"},"modified":"2022-04-21T10:57:37","modified_gmt":"2022-04-21T09:57:37","slug":"deni-wuxuu-u-qalab-qaatay-inuu-mw-somalia-ka-noqdo-e-karaash-ma-u-qalab-qaatay-inuu-mw-ka-noqdo-puntland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/04\/21\/deni-wuxuu-u-qalab-qaatay-inuu-mw-somalia-ka-noqdo-e-karaash-ma-u-qalab-qaatay-inuu-mw-ka-noqdo-puntland\/","title":{"rendered":"Deni wuxuu u qalab qaatay inuu MW Somalia ka noqdo e Karaash ma u qalab qaatay inuu MW ka noqdo Puntland?!"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 21 Abriil 2022<\/strong><\/span> – Deni wuu isu diyaariyey in uu madaxweyne ka noqdo Soomaaliya, oo wuu u qalab qaatay, laakiin Axmed Karaash isuma diyaarin in uu Puntland madaxweyne ka noqdo oo uma qalab qaadan.<\/p>\n

Axmed Karaash waxay ahayd in uu maalintii uu madaxweyne ku xigeenka noqday Puntland isu diyaariyo in uu sharciga bisadaha ee ka jira u diyaar garoobo, oo uu ugu yaraan ciidan xoogweyn dhisto, ogow Axmed Karaash 15kii sano ee ugu danbeeyey Puntland ayuu joogay sharciga bisadahana xog ogaal ayuu ahaa.<\/p>\n

Xilligan jabhado badan oo siyaasadeed ayaa furan, Axmed Karaash midna xidhiidh dhow hore ulama samaysan si uu maalmaha madow ee siyaasadda garab uga helo, siyaasadda cid saxa iyo cid qaldan ma jirto, waxaa siyaasadda lagu qiimeeyaa yaa awood ciidan haysta, yaa awood dhaqaale haysta, gaar ahaan goobaha aanay ka jirin sharciga iyo kala danbayntu ee sharciga bisaduhu ka shaqeeyo, Puntland waa ka kow.<\/p>\n

Deni go\u2019aano ayuu qaatay uu dhinacna ugu dhawaanayo dhinacna uga fogaanayo, sida muuqatana dagaalada siyaaadeed ee soo noqnoqda goobahan oo kale qofbaa baxa, Axmed Karaash dagaal siyaasadeed ayuu hadda lugaha kula jiraa, si uu u guulaysto waa in uu Puntland dhexdeeda ka helaa taxaaluf siyaasadeed oo adag, mid maaliyadeed iyo mid ciidan, dagaalkan siyaasadeed ee ku bilowday wasiirka la magacaabay, iyo jawaabta Axmed Karaash ee ka dhalatay waxaa Axmed si fudud looga adkaan karaa iyada oo dhaqaalaha laga hakiyo, halkiisana buulka looga dhigo, waana arrimaha aanu Axmed Karaash ka gaashaaman, waxaana intaas u sii dheer rag ayaa Puntland u yaqaana goob ay ilaashadaan oo waxaan iyaga ahayn aan u ogolayn in ay madaxtooyada Garoowe ku hor dheelaan, waase cashar iyo layli horyaala Axmed Karaash sidii uu uga shaqayn lahaa, guula ugala soo hoyan lahaa.<\/p>\n

Waxaase suurta gala in ay warqadaa ku eekaato, hawluhuna sidoodii hore ku socdaan, iyadoo weliba Axmed Karaash qaladka la saarayo, Denina lagu caddaadiyo in aanu buuq kale oo siyaadeed isku sii furin.<\/p>\n

Dhammaadkii Bishii Luulyo sanadkii 2004 ayaa Ilaahay hawnaxariistee Maxamed Cabdi Xaashi oo madaxweyne ku xigeen ah , isla markaana ku sime madaxweyne ah, Cabdilaahi Yuusufna Imbakati joogo una sharaxan yahay madaxweyne Soomaaliya ayuu Maxamed Cabdi Xaashi xilal magacaabay, rag kalena casilay. Cabdilaahi Yuusuf oo jooga Imbakaati ayaa go\u2019aankii buriyey, Maxamed Cabdi Xaashi wuxuu soo saaray warqad horaantii Ogos uu cinwaan uga dhigay.<\/p>\n

-“Ma anaa mooday mise waxaad u dhaqmaysaa sidii Digool u dhaqmi jiray ee ahayd ( Digool waa France, France-na waa Digool) oo lamid ah C\/laahi Yuusuf waa Puntland, Puntland-na waa Cabdulaahi Yuusuf.<\/p>\n

Maxamed Cabdi Xaashi wuxuu tixraacay warqadii Cabdilaahi Yuusuf soo qoray<\/p>\n

\u201cTixraac warqadda lambarkeedu yahay TS-EMB-058\/2004s, taariikhdeeduna tahay Mbagathi July, 31,2004\u201d.<\/p>\n

Oo nuxurkeedu ahaa in uu hakiyey go\u2019aamadii Maxamed Cabdi Xaashi.<\/p>\n

Maxamed Cabdi Xaashina wuxuu ugu jawaabay warqad sumadeedu ahayd.<\/p>\n

Ref: Xmwk\/Dps\/178\/2004 Garowe: Tuesday,August,03,2004,<\/p>\n

Warqadan wuxuu ku sheegay in aanay Puntland Cabdilaahi Yuusuf ahayn, Cabdulaahi Yuusufna Putland ahayn.<\/p>\n

Waxay ahayd Axmed Karaash in uu go\u2019aamo xil magacaabis iyo casilaad ah soo saaro, may ahayn warqadan uu hadda soo qoray in uu soo saaro.<\/p>\n

Way imaan kartaa dood ah in aanay Puntland ahayn Puntlandtii Maxamed Cabdi Xaashi iyo Cabdilaahi Yuusuf oo ay kooban tahay, Axmed Karaashna ku taagnayn lugihii uu ku taagnaa Maxamed Cabdi Xaashi, waxaase la gudboon Axmed Karaash in uu awoodiisa adeegsado weli ilka wuu leeyahee ,ama uu waaqici u soo dego oo aanu bad isku furin, xilka uu hayo waxaa hunguriga ugu weyn ka geli karaa qofka ay cid isu xigaan, sababtoo ah waxaa jirta aragti odhanaysa raggan ka soo jeeda Sool, Sanaag iyo Cayn wax faa\u2019iido ah kuma qabnee iyagana aan goobta ka saarno xilalkana qaybsano, sababtoo ah markii horeba Puntland dheeraad ayey ku ahaayeen, Gaagaabna waaba kii yidhi anagaa u yeedhnay, markii danbena way sacabinayeen, haddii Puntlandta kooban soo caydhiyaan ragga la jooga waxaan qabaa waa go\u2019aankii ugu wanaagsanaa ee ay qaateen qarnigan, waana guusha bulshada deegaankaa.<\/p>\n

Waxaa Qoray:<\/strong> Asad Caddaani Ibraahim<\/p>\n

FG:<\/strong> Qoraal kasta wuxuu ka tarjumayaa aragtida qoraha ku saxiixan oo qura<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 21 Abriil 2022 – Deni wuu isu diyaariyey in uu madaxweyne ka noqdo Soomaaliya, oo wuu u qalab qaatay, laakiin Axmed Karaash isuma diyaarin in uu Puntland madaxweyne ka noqdo oo uma qalab qaadan. Axmed Karaash waxay ahayd in uu maalintii uu madaxweyne ku xigeenka noqday Puntland isu diyaariyo in uu sharciga bisadaha ee […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":76154,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[10,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/images-14-4.jpeg?fit=739%2C415&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-jOf","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/76151"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=76151"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/76151\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":76156,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/76151\/revisions\/76156"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/76154"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=76151"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=76151"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=76151"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}