Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":75956,"date":"2022-04-17T11:41:14","date_gmt":"2022-04-17T10:41:14","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=75956"},"modified":"2022-04-17T11:41:14","modified_gmt":"2022-04-17T10:41:14","slug":"weligay-lama-kulmin-argagax-aan-u-dhigo-qiso-ku-dhacday-gabar-nigerian-ah-oo-cibro-u-ah-dumarka-soomaalida-ee-kaligood-dalxiiska-aada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/04\/17\/weligay-lama-kulmin-argagax-aan-u-dhigo-qiso-ku-dhacday-gabar-nigerian-ah-oo-cibro-u-ah-dumarka-soomaalida-ee-kaligood-dalxiiska-aada\/","title":{"rendered":"”Weligay lama kulmin argagax aan u dhigo!” – Qiso ku dhacday gabar Nigerian ah oo cibro u ah dumarka Soomaalida ee kaligood dalxiiska aada"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 17 Abriil 2022<\/strong><\/span> – Gabar Nigerian ah oo lagu magacaabo Zainab Oladehinde ayaa ka sheekeeyey xaalad ay ku tilmaantay middii ugu cabsida badnayd ee abid soo marta, ayaan is leennahay waxay sidoo kale anfacaysaa gabdhaha iyo haweenka Soomaaliyeed ee keligood u safra goobaha dalxiiska, gaar ahaan Laatiin Ameerika iyo meelo ka tirsan Afrika oo ay inta badan cabasho ka timaado.<\/p>\n

Waxay sheekada ku bilowday sidatan: Waxay ahayd 15-kii Abriil 2021-kii, waxaan ka soo duulay Lagos, Nigeria ilaa Zanzibar, Tanzania, waa sanad guuradaydii 23-aad oo aad ayaan ugu faraxsanaa. Waan ka yara shakisanaa in aan aado waddan shisheeye aniga oo ah gabar safar ah oo keli ah, laakiin marnaba fikirkaygu iima sii sheegin waxa aan la kulmay.<\/p>\n

Waxa uu ahayd duullimaad 2-maalmood ah, annagoo hal maalin ku qaadanayney Addis Ababa Itoobiya. Waxaan imid hoteelkaygii WARERE BEACH hotel oo ku yaalla xeebaha Nungwi ee Zanzibar 16-kii Abriil, 2021 galabnimadii abbaaro 4tii galabnimo halkaas oo aan ku ballansaday joogis 6 habeen ah.<\/p>\n

Markii aan tegey hoteelka, waxaa i soo dhoweeyay shaqaalihii, waxayna i tuseen qolkayga oo leh barkad dabaal iyo muuqaal badda ah. Runtii, tani waxay iila ekayd jannadii oo waxaan xasuusan karaa inaan aad u faraxsanaa maadaama ay ila ahayd fasaxii dhalasho ee riyadayda.<\/p>\n

Wax badan ma samayn karin markaas in aan casho cuno mooyaane maadaama aan kusoo daaley duullimaadkii oo aan rabey oo kaliya in aan seexdo.<\/p>\n

Qorshe-dalxiiskayga maalintii xigtey waxaa uu ahaa inaan waqti ku qaato si aan u sahmiyo hoteelka anigoo si buuxda u gelaya jawigii fasaxa kahor intaanan bilaabin dhaqdhaqaaqyo dalxiis oo aanan waligey u helin waqti aan ku sameeyo.<\/p>\n

Waan quraacday, waxaana aadey barkadda iyo xeebta oo aad u fiicnaa. Waxaan ku dhex milmay lamaaneyaal Ruush ah kuwaas oo sidoo kale la dejiyay hoteelka waqtigii fiidkii, waxaan durbadiiba ku jirey jawi dhalasho oo buuxa maadaama ay dhowr saacadood oo keliya ka harsanayd dhalashadaydii.<\/p>\n

Abaaro 12-dii duhurnimo, dhowr qof oo asxaab iyo qoys iskugu jira ayaa isoo wacay si ay iigu rajeeyaan dhalasho farxad leh kaddibna waxaan ku laabtay qolkaygii si aan u seexdo. Saacado yar markii aan hurdey, waxa aan bilaabay in aan dareemo gacan yaab leh oo i taabanaysa. ”Hadde, waa anigii oo jiifa sariirta qolkaygii hoteelka oo ah qof jiifa oo ay albaabadadu ii xiran yihiin.” ayay tiri.<\/p>\n

La soco qayb kale…<\/strong><\/p>\n

\"\"<\/p>\n

Waxaa Tarjumey:<\/strong> Maxamed Xaaji<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n

 <\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 17 Abriil 2022 – Gabar Nigerian ah oo lagu magacaabo Zainab Oladehinde ayaa ka sheekeeyey xaalad ay ku tilmaantay middii ugu cabsida badnayd ee abid soo marta, ayaan is leennahay waxay sidoo kale anfacaysaa gabdhaha iyo haweenka Soomaaliyeed ee keligood u safra goobaha dalxiiska, gaar ahaan Laatiin Ameerika iyo meelo ka tirsan Afrika oo […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":75958,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/z1.png?fit=1999%2C928&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-jL6","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/75956"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=75956"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/75956\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":75960,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/75956\/revisions\/75960"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/75958"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=75956"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=75956"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=75956"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}