Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":7591,"date":"2018-08-13T10:08:23","date_gmt":"2018-08-13T09:08:23","guid":{"rendered":"http:\/\/www.hadalsame.com\/?p=7591"},"modified":"2018-08-13T10:08:23","modified_gmt":"2018-08-13T09:08:23","slug":"naqdin-muxuu-hal-abuurka-soomaaliyeed-marka-uu-gabar-amaanayo-geri-u-sheegaa-qaybtii-2-aad-iyo-heestii-guuleed-ma-joogaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2018\/08\/13\/naqdin-muxuu-hal-abuurka-soomaaliyeed-marka-uu-gabar-amaanayo-geri-u-sheegaa-qaybtii-2-aad-iyo-heestii-guuleed-ma-joogaa\/","title":{"rendered":"NAQDIN: Muxuu hal abuurka Soomaaliyeed marka uu GABAR amaanayo GERI u sheegaa? (Qaybtii 2-aad iyo heestii Guuleed Ma Joogaa?))"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 13 Agoosto 2018<\/strong><\/span> – Eeg Yamyam iyo heestii \u2018Guuleed Ma Joogaa.\u2019 Geed ayuu ku matalayaa gabadhii uu ammaanayey. Dabadeed geedkii ayuu ammaan la daba galay. Waxyaabaha uu geedka ku ammaanayo qaar badan ma aha astaamo ay ammaantooda gabadha iyo geedku wadaagi karaan. In uu harkiisu neecaw leeyahay; in uu meel dugsi ah ku yaal; in aan gar eexo hoostiisa lagu naqin, in laamihiisu ay miro bislaaday la ciirayaan iyo kuwo kale.<\/p>\n

Waxaa laga yaabaa in dadka qaar ay sheegaan in astaamaha geedka ay si sarbeeban ama sharraxaad ka dib ah gabadhu ula wadaagi karto. Sida godad la\u2019aanta geedka, in uusan halaqgaleen ahayn iyo in gudin nabarta iyo gacan cadow uusan ku dhicin uu ka wadi karo dhawrsoonida gabadha. Taas waxaan u arkaa in ay tahay dedaal taabsin (buundo) lagu saarayo laba gebi oo aad u kala fog, maxaa yeelay waa wax la og yahay in mu\u2019allifku inta gabadha ka tago sheygii uu gabadha ku ammaanay ku bururo iyadiina illaawo.<\/p>\n

Muddo dheer ka dib ayuu arkay gabadhii oo cidla taagan,kolkaas ayuu yiri \u201c waxa aan geedka moodayey illeyn waa adiga?!\u201d<\/p>\n

Xalay gelindhexaadkii
\nMar aan mayrac-guuraha
\nSheedda guriga faalalay
\n…………………………..
\nOon guud haldhaa iyo
\nMililicay gob weynoo
\nMidba goonni laamaha
\nRucub miro ah gunuddoo
\nGadgaddoonka raamuhu
\nDhexda deri garaaro leh
\nHadba gees u liicaan
\nOon weli gar eexaad
\nLagu naqin guntiisoo
\nGodin nabar u yeeshiyo
\nGacan cadow ku dhicinoo
\nAan halaqgaleen iyo
\nInna godoad lahaynoo
\nGardhadiyo caleemaha
\nAaney haaddu guran Karin
\nOon xididka gaarani
\nDayrtoo gidaaddiyo
\nGu la waayey aragoo
\nGondaa rayska ku la jira
\nOo hoos-galbeedkiyo
\nHarka gelinku bixiyaa
\nNeecaw gaar ah leeyahay
\nOo meel gabbaadiyo
\nSabo guri ku yaalloo
\nLeexo is-galaashiyo
\nUfo garamme kiciyiyo
\nDabaylaha gilgilayaa
\nManka aaney goyn Karin
\nKalgacayl i galay iyo
\nGocashada xusuustiyo
\nHaybadday la gudubtoo
\nNaxariis indhuhu godol
\nBaalashii is-geliyeen
\nAyaa gedefka muuqaa
\nGeed iiga dhigayee
\nIlleyn araggu waa gabar
\nMase garanayee talo!<\/p>\n

Ma aragtaa, waa aftahan e? Intii uu doono buu geedka ammaani karaa. Laakiin, eeg inta uu gabadha ka maqnaa oo geedka ku maqnaa!<\/p>\n

La soco qayb 3-aad….<\/strong><\/p>\n

Waxaa Isku Duwey:<\/strong> Maxamed Aadan Ciiraale<\/p>\n

Hadalsme Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 13 Agoosto 2018 – Eeg Yamyam iyo heestii \u2018Guuleed Ma Joogaa.\u2019 Geed ayuu ku matalayaa gabadhii uu ammaanayey. Dabadeed geedkii ayuu ammaan la daba galay. Waxyaabaha uu geedka ku ammaanayo qaar badan ma aha astaamo ay ammaantooda gabadha iyo geedku wadaagi karaan. In uu harkiisu neecaw leeyahay; in uu meel dugsi ah ku yaal; […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":7595,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[10,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/Gabar.jpg?fit=1200%2C1200&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-1Yr","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7591"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7591"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7591\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7596,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7591\/revisions\/7596"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/7595"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7591"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7591"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7591"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}