Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":75902,"date":"2022-04-16T09:47:16","date_gmt":"2022-04-16T08:47:16","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=75902"},"modified":"2022-04-16T09:47:16","modified_gmt":"2022-04-16T08:47:16","slug":"xog-midowga-afrika-oo-soo-magacaabaya-danjirihii-bedeli-lahaa-madeira-oo-laga-xayuubiyey-mudnaantii-diblomaasiyadeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/04\/16\/xog-midowga-afrika-oo-soo-magacaabaya-danjirihii-bedeli-lahaa-madeira-oo-laga-xayuubiyey-mudnaantii-diblomaasiyadeed\/","title":{"rendered":"XOG: Midowga Afrika oo soo magacaabaya danjirihii bedeli lahaa Madeira oo laga xayuubiyey ”mudnaantii diblomaasiyadeed”"},"content":{"rendered":"

(Addis Ababa) 16 Abriil 2022<\/strong> <\/span>– Howlgalka Midowga Afrika ee KMG ee Soomaaliya ayaa la filayaa in uu yeesho hoggaamiye cusub maalmaha soo socda kaddib markii uu xumaaday xiriirka u dhaxeeya dowladda martida loo yahay iyo Madaxa Howlgalka ATMIS, todobaadkii hore.<\/p>\n

Ilo Diplomaasi ayaa u sheegay Wargayska The EastAfrican inaysan \u201cwaaqici ahayn\u201d in Francisco Madeira uu dib ugu soo laabto Soomaaliya kaddib markii uu dalku ka xayuubiyey ”mudnaantii diblomaasiyadeed.”<\/p>\n

Isha ayaa sheegtay in Mr Madeira, oo u dhashay Mozambique, lagu cadaadiyey inuu xilka ka dego si aysan ugu ekaan in shaqada laga eryay. Mr Madeira kama uusan jawaabin su’aalo arrintna laga waydiiyey.<\/p>\n

Madaxa Howlgalka Ku Meel Gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa u dabaaldegi lahaa dhowrkii toddobaad ee ugu horreeyay ee nooc cusub oo nabad ilaalin ah, kaddib markii AMISOM, oo inta badan ahaa hawlgal millateri oo beegsanayey al-Shabaab, muddo 13 sano ah, lagu bedelay ATMIS oo ay tahay inuu dhiso mugga Ciidamada Ammaanka Somalia.<\/p>\n

Si kastaba ha ahaatee, xilliga kala guurka ah, ayaa ku soo beegmay iyadoo ay soo shaac baxday in Mr Madeira ay qoorta isu galeen Dowladda Soomaaliya, kaddib markii uu soo baxay cod sir ahaa oo uu ku maagayey qaar ka mid ah mas’uuliyiinta Dowladda Somalia, waloow ay la yaab lahayd inuu taageero ka helay MW Farmaajo oo aan tixgelin qarada khaladka diblomaasiga ah ee uu galay.<\/p>\n

Khamiistii, Guddoonka Midowga Afrika, Moussa Faki Mahamat, ayaa warqad uu soo saaray taageero iyo \u201ckalsooni madax salaax ah\u201d ugu muujiyey Mr Madeira, balse RW Rooble ayaa markiiba mudnaantii diblomaasiga ahayd ka xayuubiyey Md Madeira, isagoo ka qaaday galaangalkii VIP ee Garoonka Aadan Cadde islamarkaana faray in aan la siinin wax fiise ah lana fasaqo midkii uu dalka ku joogey.<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Addis Ababa) 16 Abriil 2022 – Howlgalka Midowga Afrika ee KMG ee Soomaaliya ayaa la filayaa in uu yeesho hoggaamiye cusub maalmaha soo socda kaddib markii uu xumaaday xiriirka u dhaxeeya dowladda martida loo yahay iyo Madaxa Howlgalka ATMIS, todobaadkii hore. Ilo Diplomaasi ayaa u sheegay Wargayska The EastAfrican inaysan \u201cwaaqici ahayn\u201d in Francisco Madeira […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":75340,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/s-37-scaled.jpg?fit=2560%2C1706&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-jKe","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/75902"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=75902"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/75902\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":75903,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/75902\/revisions\/75903"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/75340"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=75902"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=75902"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=75902"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}