Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":75572,"date":"2022-04-11T11:44:58","date_gmt":"2022-04-11T10:44:58","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=75572"},"modified":"2022-04-11T11:44:58","modified_gmt":"2022-04-11T10:44:58","slug":"ceeb-ka-dhex-taagan-safaarad-ay-somalia-leedahay-door-ay-ku-leedahay-wasaarad-dibadeedka-df","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/04\/11\/ceeb-ka-dhex-taagan-safaarad-ay-somalia-leedahay-door-ay-ku-leedahay-wasaarad-dibadeedka-df\/","title":{"rendered":"Ceeb ka dhex taagan Safaarad ay Somalia leedahay & door ay ku leedahay Wasaarad Dibadeedka DF"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 11 Abriil 2022<\/strong><\/span> – Safaaradda Soomaaliya ee magaalada Roma ee dalka Talyaaniga ayaa waxaa hareeyay khilaaf xooggan kaddib markii ay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ay u yeertay Danjiraha Soomaaliya u fadhiya halkaasi, C\/raxmaan Sheekh Ciise.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n

Wasaaraddu waxay deeto Ku Simaha Xilka u magacawday, Axmed C\/raxmaan Sheekh Nuur, balse Danjiraha ayaa ka hor yimid go\u2019aanka Wasaaradda Arrimaha Dibedda, isagoo ku doodaya in xilka cusub ee la magacaabay uu ka yimaado gudaha Safaaradda.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n

Axmed C\/raxmaan Sheekh Nuur, ayaa horay u soo noqday Sii Hayaha Safaaradda Soomaaliya ee Lusaka, waxaana uu ka duulay Muqdisho dhamaadkii bishii Maarso si uu ula wareego Safaaradda.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n

\u201cMar kasta oo aan fasax galo shaqada safaaradda waxaa maamula Ku Simaha madaxa safaaradda, haddii la magacaabayo ku xigeenna waa inuu noqdaa shaqaale ka tirsan safaaradda,\u201d ayuu yiri Danjire C\/raxmaan Sheekh Ciise.\u00a0<\/span><\/span><\/span><\/p>\n

Sida uu sheegay Ciise, Axmed Cabdiraxmaan Sheekh Nuur, iyo laba nin oo la socdey ayaa gudaha u galay dhismaha safaaradda kaddibna waxay u diideen Safiirka iyo xubnaha shaqaalaha ee kale inay gudaha u galaan dhismaha.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n

Ilo wareedyo ayaa sheegaya in saddexda xubnood ay ku jiraan gudaha Safaaradda, waxaana Danjire C\/raxmaan Sheekh Ciise uu qorshaynayaa inuu Talaadada u yeero Ciidamada Ammaanka Talyaaniga si ay u soo farageliyaan. <\/span><\/span><\/span><\/p>\n

Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Talyaaniga ayaa horay usoo saartay qoraal soo baxay 6-dii bishan Abriiil, waxayna sheegtay inay soo saari doonto aqoonsigii loo baahnaa ee Axmed C\/raxmaan Sheekh Nuur. <\/span><\/span><\/span><\/p>\n

War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibedda Soomaaliya 28-kii Maarso ayaa lagu sheegay in Danjire C\/raxmaan Sheekh Ciise loogu yeeray wada tashi gudeed oo Muqdisho ah.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n

Arrintan ayaa qayb ka noqonayso siyaasadda jahawareersan ee Soomaaliya oo isku dhex yaacsan gudo iyo dibedba, iyadoo aanu jirin wax xeer ah oo la raacayo iyo dal iyo dad loo turayo ama sumcaddooda laga fikirayo.<\/p>\n

\"\"<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 11 Abriil 2022 – Safaaradda Soomaaliya ee magaalada Roma ee dalka Talyaaniga ayaa waxaa hareeyay khilaaf xooggan kaddib markii ay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ay u yeertay Danjiraha Soomaaliya u fadhiya halkaasi, C\/raxmaan Sheekh Ciise. Wasaaraddu waxay deeto Ku Simaha Xilka u magacawday, Axmed C\/raxmaan Sheekh Nuur, balse Danjiraha ayaa ka hor yimid go\u2019aanka […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":75575,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/s-66.jpg?fit=660%2C409&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-jEU","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/75572"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=75572"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/75572\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":75576,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/75572\/revisions\/75576"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/75575"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=75572"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=75572"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=75572"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}