Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":75562,"date":"2022-04-11T11:24:46","date_gmt":"2022-04-11T10:24:46","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=75562"},"modified":"2022-04-11T11:24:46","modified_gmt":"2022-04-11T10:24:46","slug":"galbeedka-oo-mar-qura-ka-war-helay-shiinaha-oo-dal-ku-yaalla-bartamaha-yurub-u-daabulaya-gantaalo-casri-ah-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/04\/11\/galbeedka-oo-mar-qura-ka-war-helay-shiinaha-oo-dal-ku-yaalla-bartamaha-yurub-u-daabulaya-gantaalo-casri-ah-sawirro\/","title":{"rendered":"Galbeedka oo mar qura ka war helay Shiinaha oo dal ku yaalla bartamaha Yurub u daabulaya gantaalo casri ah + Sawirro"},"content":{"rendered":"
(Hadalsame) 11 Abriil 2022<\/strong><\/span> – Serbia oo xulafo la ah Ruushka ayaa si qarsoodi ah wuxuu Shiinaha uga helay hubka lidka diyaaradaha taasoo muujineysa awooda Beijing ay ku leedahay Yurub.<\/p>\n Wadamada reer Galbeedka ayaa ka walaacsan diyaargarowgan ciidan ee uu sameeynayo Gobolka Balkan-ku oo ku soo aadaya xilli ay jilicsan tahay oo ay xasaasi tahay nabadda Yurub.<\/p>\n Belgrade waxay kobcinaysey hubkeeda sanadihii ugu dambeeyey iyada oo gacan ka heleysa Ruushka iyo Shiinaha oo ah labad cududood oo ay si istaraatiji ah isu hayaan Galbeedka.<\/p>\n Waxaa ka daran in dhammaan saddexdan waddan aanu midna aqoonsanayn qarannimada Kosovo oo ah gobol ka go’ay Serbia, oo si iskii ah ugu dhawaaqay ka madaxbannaanida Serbia 2008-kii.<\/p>\n Warbaahinta iyo khubarada millateriga ayaa sheegay Axadii in lix diyaaradood oo ah nooca ciidanka cirka ee Y-20 ee Shiinaha ay kasoo degeen gegida rayidka ee Belgrade subaxnimadii Sabtida, sida la sheegayna waxay sideen hannaanka HQ-22 oo ah oo difaacaha dhul-ka-cir oo loo daabulay millateriga Serbia.<\/p>\n Diyaaradaha xamuulka qaada ee Ciidamada Shiinaha oo leh calaamado millateri ayaa lagu sawiray Garoonka Diyaaradaha Nikola Tesla ee magaalada Belgrade.<\/p>\n Wasaaradda Gaashaandhigga ee Serbia si degdeg ah ugamay jawaabin codsiga Wakaaladda Waraka AP oo arrintan faallo ka waydiisey.<\/p>\n Hubkan lagu wareejiyey Serbia oo lasoo dul mariyey dhulka ugu yaraan laba dal oo xubno ka ah NATO, Turkey iyo Bulgaria, ayay khubaradu u arkeen mid muujinaysa sida Shiinaha uu u gaarayo caalamka oo dhan.<\/p>\n Muuqaalka dayuuradda Y-20 oo raxan raxan u socda in lagu arko qalbiga qaaradda Yurub ayaa lafteedu ah arrin walaacinaysa Galbeedka, sida uu qorayo Warzone<\/span><\/span>, iyadoo uu Falanqeeyaha Ciidamada Serbia ee Aleksandar Radic uu sheegay in “Shiinuhu ay sameeyeen muujin awoodeed”.<\/span><\/span> <\/span><\/p>\n Madaxwaynaha Serbia, Aleksandar Vu\u010di\u0107, ayaa isna guddoonka hannaankan oo ah midka riddada dhexe ku sheegay mid kordhinaysa ”qabka Serbia”, isagoo sheegay in heshiiskan ay Shiinaha la gaareen 2019-kii.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n