Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":75478,"date":"2022-04-09T14:26:29","date_gmt":"2022-04-09T13:26:29","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=75478"},"modified":"2022-04-09T15:11:33","modified_gmt":"2022-04-09T14:11:33","slug":"3-arrimood-oo-ka-dhalan-karta-goaanta-midowga-afrika-arag-fal-celinta-shacabka-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/04\/09\/3-arrimood-oo-ka-dhalan-karta-goaanta-midowga-afrika-arag-fal-celinta-shacabka-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"3 arrimood oo ka dhalan karta go’aanka Midowga Afrika (Arag fal-celinta shacabka Soomaaliyeed)"},"content":{"rendered":"

(Addis Ababa) 09 Abriil 2022<\/strong> <\/span>\u2013 Ururka Midowga Afrika ayaa si rasmi ah ugu gacan sayray go\u2019aankii uu Ra\u2019iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble dalka uga cayriyey Danjiraha Ururka AU islamarkaana ah Madaxa Howlgalka ATMIS u qaabilsan Soomaaliya, Francisco Madeira.<\/span><\/p>\n

Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Moussa Faki Mahamat, ayaa caddeeyey inay raacayaan go\u2019aanka Madaxweyne Farmaajo ee ah inaan dalka laga eryin Danjire Francisco Madeira, iyagoo sheegay <\/span>\u201din Guddoonka Midowga Afrika uu markale xaqiijinayo sida ay uga go\u2019an tahay taageerada DF Somalia oo hardan ugu jirta sidii ay ku heli lahayd nabad, ammaan iyo xasillooni.\u201d<\/p>\n

Dhaqaaqan diblomaasiga ah ee uu qaaday Midowga Afrika ayaa waxaa ka dhalanaya 3 arrimood:<\/p>\n

1<\/strong> – Arrintan ayaa weji gabax ku noqonaysa RW Rooble oo ah ninka soo saaray go\u2019aanka dalka looga eryey Danjire Madeira oo lasoo bandhigay codkiisa isaga oo si aan ku habboonayn uga hadlaya arrimaha gudaha dalka.<\/p>\n

2<\/strong> – Sidoo kale, waxay weji kale u yeeli kartaa Howlgalka ATMIS laftiisa maadaama marka laga soo tago inuu Danjiruhu ku kacay khalad diblomaasi ah ay sidoo kale caddahay in aanu dhexdhexaad ahayn.<\/p>\n

3<\/strong> – Waxaase dhici karta in hadalkan laftiisu yahay mid madaxa loogu waynaynayo Danjiraha, balse la bedeli karo maadaama ay adkaan doonto inuu xiriir shaqo la yeesho qaar ka mid ah madaxda sare ee dalka, sidoo kalena aanu hal dhinac uun la shaqayn karin marka la eego xasaasiyadda howsha uu u xilsaaran yahay oo ay weliba doorashadu ku jirto.<\/p>\n

FAL-CELINTA DADWAYNAHA<\/strong><\/p>\n