Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":75392,"date":"2022-04-08T10:28:34","date_gmt":"2022-04-08T09:28:34","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=75392"},"modified":"2022-04-08T10:32:11","modified_gmt":"2022-04-08T09:32:11","slug":"mw-farmaajo-oo-weli-gaari-la-meel-uu-horay-waqti-kooban-ugu-gaarey-mw-hore-ee-xasan-sheekh-daawo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/04\/08\/mw-farmaajo-oo-weli-gaari-la-meel-uu-horay-waqti-kooban-ugu-gaarey-mw-hore-ee-xasan-sheekh-daawo\/","title":{"rendered":"MW Farmaajo oo weli gaari la’ meel uu horay waqti kooban ugu gaarey MW hore ee Xasan Sheekh (Daawo)"},"content":{"rendered":"
\n
\n
\n
\n
\n

(Hadalsame) 08 Abriil 2022<\/strong><\/span> – Horta anigu Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud uma ihi qof u qaabilsan ololaha doorashada, xubina kama ahi xisbiga UDP ee uu hoggaamiyo, isku qabiilna ma nihin, bil cakis waxaanu isku qabiil nahay ilaahay amarkii madaxweyne Farmaajo, laakiin haddaynu isku Jimeyno xaaladdan hadda lagu jiro iyo xaaladdii Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud ilaa hadda Madaxweyne Farmaajo wuxuu gaadhi kari la yahay halkan uu ka khudbadeynayo Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud oo intuu xinko, khibrad iyo caqli adeegsaday caqabadihii oo dhan ka gudbay oo ay Shan bilood la taraaraxday in uu halkan isa soo taago oo uu golihii baarlamaanka u khudbadeeyo oo uu ka sheekaynayo wuxuu soo qabtay, halkay Farmaajo la marayso laba sano ku dhawaad.<\/p>\n<\/div>\n

Muran arrintani uma baahna, hadday kuwo ku jawaabayaan Xasan sidan ayuu ahaa iyo sidan, waxaas oo dhan qub, Xasan intuu xukumay oo hawlo badan qabtay ayuu dalkii doorasho ka qabtay oo laga guulaystay oo xilkii wareejiyey. Kuwaa hadda Rooble eedeyn doona, Rooble wuxuuu ku yimi xulasho Farmaajo hadalkii oo kooban waa dhaliil Farmaajo , oo waa camalkii Farmaajo.<\/p>\n

Xasan Shiikh Maxamuud intuu Raysal wasaare doortay ayuu weliba wadar ogol ka shaqeeyey, isagoon muddo korodhsan oo aan ku ceeboobin, oo aanu awoodisii qayb wareejin.<\/p>\n

Madaxweynuhu waa sidii aabe oo kale, qoyskiisa siduu umaamulo gurigiisa ayaa laga gartaa, marka uu gurigii fowdo noqdo taas macnaheedu waa dhaliil aabaha qoyska haysata, waxan fool xumo dalka ka dhacaysa waxaa dhaliisheedu dusha ka saaran tahay Farmaajo oo ku guul daraystay in uu doorto Raysal wasaare hawshan ay kawada shaqeeyaan.<\/p>\n

Taageerayaasha Farmaajo waxaan u sheegayaa in aanay arrintan u qaadan nacayb Farmaajo, in uu hawlahan ku guulaysto dan ayaa inoogu wada jirta oo aanu dhaliil yeelan, oo in la sheego dhaliishiisa isagay dani ugu jirtaa, sababtoo ah dhaliisha oo laguu sheegaa waa hiil laguu hiiliyey.<\/p>\n

Kuwaa moodaya in Xasan Shiikh loo hiilinayo, Farmaajo ayaa loo hiilinayaa oo la leeyahay khayrkaa haka hadhin, laakiin dadka aan camiiqiinta ahayn waxay u qaataan dhaliisha in qofkaa la neceb yahay, Subxaanallaah.<\/p>\n

\n

Mudane Xasan Shiikh Maxamuud waxaad bulshada Soomaaliyeed bartay sida dal loo xukumo, doorasho loo qabto wadar ogol ah, Mudane Madaxweyne hawshaa waad ku guulaystay, waxaanse adiga iyo dadkaba u sheegayaa in aan ku dhaliili jiray si joogta ah, dhaliishii berigaa hadday ku soo gaadhay iyo haddaanay ku soo gaadhinba hawl weyn ayaad qabatay.<\/p>\n

Baarakalaahu Fiik.<\/p>\n

<\/div>\n

Waxaa Qoray:<\/strong> Asad Caddaani Ibraahim<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 08 Abriil 2022 – Horta anigu Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud uma ihi qof u qaabilsan ololaha doorashada, xubina kama ahi xisbiga UDP ee uu hoggaamiyo, isku qabiilna ma nihin, bil cakis waxaanu isku qabiil nahay ilaahay amarkii madaxweyne Farmaajo, laakiin haddaynu isku Jimeyno xaaladdan hadda lagu jiro iyo xaaladdii Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud ilaa […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":75393,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[10,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/s-41.jpg?fit=640%2C427&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-jC0","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/75392"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=75392"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/75392\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":75396,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/75392\/revisions\/75396"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/75393"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=75392"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=75392"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=75392"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}