Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":75194,"date":"2022-04-03T10:24:16","date_gmt":"2022-04-03T09:24:16","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=75194"},"modified":"2022-04-03T10:24:16","modified_gmt":"2022-04-03T09:24:16","slug":"waxaa-ka-dhalan-kara-rabshadihii-2007-dii-dayuuradda-raila-odinga-oo-qaab-qabyaaladaysan-loo-weeraray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/04\/03\/waxaa-ka-dhalan-kara-rabshadihii-2007-dii-dayuuradda-raila-odinga-oo-qaab-qabyaaladaysan-loo-weeraray\/","title":{"rendered":"”Waxaa ka dhalan kara rabshadihii 2007-dii!” – Dayuuradda Raila Odinga oo qaab qabyaaladaysan loo weeraray"},"content":{"rendered":"
(North Rift) 03 Abriil 2022<\/strong><\/span> – Taageerayaasha musharraxnimada Raila Odinga ee dalka UK ayaa cambaareeyey weerar jimcihii lagu qaaday<\/a> dayuuradda Raila oo ku sugnayd North Rift iyagoo weerarkaa oo qaab qabiil u abaabulnaa ku tilmaamay ”cawaannimo aan la aqbali karaynin.”<\/p>\n War Saxaafadeed uu ku saxeexan yahay Guddoomiyaha cusub ee Isku-dubbaridka Ololaha UK iyo Yurub Mr Maina Gatangi, ayay ku sheegeen inay caddahay in caradii reeraysnayd ee ay siyaasiyiinta qaar ku beereen codbixiyaasha ee ku dhisan aragtida gaaban ay hadda bilaabayso inay isu rogto rabsho fulaynimo ah.<\/span><\/span><\/p>\n “Hogaamiyeyaashu waa in aysan khudbadahooda ku xusin hadallo qiiraysan iyo kuwo isirnimo ku dhisan oo keeni kara kicin dhinaca taageerayaashooda ah,” ayuu yiri Maina.<\/span><\/span><\/p>\n Weerarka ayaa fiidnimadii Jimcihii lagu qaaday dayuurad uu la socdey calan sidaha isbahaysiga Azimio One Kenya Alliance oo ah Raila Odinga kaasoo ay dhallinyaro ku dhagxiyeen<\/a> Kebenes, oo ka tirsan Uasin Gishu County kaddib duugtii Mzee Jackson Kibor ee beer ku taalla Samitui.<\/p>\n