Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":75081,"date":"2022-04-02T11:12:08","date_gmt":"2022-04-02T10:12:08","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=75081"},"modified":"2022-04-02T11:15:27","modified_gmt":"2022-04-02T10:15:27","slug":"dab-damiska-oo-sheegay-2-sababood-oo-keentay-inay-dabka-baqtiin-kari-waayaan-2-arrimood-oo-hadda-kaddib-la-samayn-doono","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/04\/02\/dab-damiska-oo-sheegay-2-sababood-oo-keentay-inay-dabka-baqtiin-kari-waayaan-2-arrimood-oo-hadda-kaddib-la-samayn-doono\/","title":{"rendered":"”Hadda kaddib socon mayso!” – Dab-damiska oo sheegay 2 sababood oo keentay inay dabka baqtiin kari waayaan (2 arrimood oo hadda kaddib la samayn doono)"},"content":{"rendered":"

(Hargaysa) 02 Abriil 2022<\/strong><\/span> – Taliska Ciidanka Dab-damiska Somaliland ayaa ka hadlay dabka baabi’iyey Suuqa Waaheen ee magaalada Hargaysa, kaasoo ka saa’id caleeyey cududdii Ciidanka Dab-damiska maxalliga ah, kaasoo u muuqda mid iskii ilaa xad u tiira dhigay markii uu dhameeyey dhismayaashii isku cufnaa ee suuqa.<\/p>\n

Dab-damiska ayaa sheegay in ay jiraan laba sababood oo waawayn oo gacan ka gaystey inay u babac dhigi kari waayaan dabka oo marba marka ka dambaysa sii xoogaysanayey tan iyo markii uu bilaabmay abbaarihii 6:30 maqribnimadii shalaytoole.<\/p>\n

1<\/strong> – Waa dhismayaasha suuqa oo aad iskugu dheggan islamarkaana aan lahayn dululaati ay kasoo geli karaan Ciidanka Gurmadka ah ee dabka baqtiin lahaa, taasoo uu Taliska Dab-damisku sheegay inay marar badan oo hore digniino kasoo saareen, tiiyoo ay jirto in Bacadluhu uu leeyahay ilaa 7 jid oo haatan la wada deggan yahay, sida ay sheegeen.<\/p>\n

”Todobadaa waddo sandulle ayaa lagu furi doonaa waayo tan oo kale looma adkaysan doono.” ayuu yiri Taliska Dab-damisku, isagoo sidoo kale soo jeediyey in hadda kaddib aan la ogolaan doonin in inta dukaan ama bakhaar wayn alaabooyin laga buuxiyo laga rawaxo. ”Hadda kaddib waa in la dhex seexdaa.” ayuu yiri Taliska oo sheegay in dabka ay sii xoogaysey iyadoo la jebin waayey bakhaarro waawayn ilaa uu dabku laasto ama laysto.<\/p>\n

2<\/strong> – Shacab aad u fara badan oo iskugu jira ganacsatadii suuqa iyo dad kale oo ka kala yimid xaafadaha magaalada Hargaysa oo goobta kusoo qamaamay, taasoo iyaduna adkaysay in lala xaalo dabka oo wax laga qabto.<\/p>\n

Waxaa sidoo kale jira arrin 3-aad oo ah in magaalada Hargaysa sideedaba aysan jidad fiicnayn, ha ahaato baaxadda jidadka iyo qaabka ay jidadku u cabiran yihiin oo aan ku iman qorshe magaalo oo hufan.<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hargaysa) 02 Abriil 2022 – Taliska Ciidanka Dab-damiska Somaliland ayaa ka hadlay dabka baabi’iyey Suuqa Waaheen ee magaalada Hargaysa, kaasoo ka saa’id caleeyey cududdii Ciidanka Dab-damiska maxalliga ah, kaasoo u muuqda mid iskii ilaa xad u tiira dhigay markii uu dhameeyey dhismayaashii isku cufnaa ee suuqa. Dab-damiska ayaa sheegay in ay jiraan laba sababood oo […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":75141,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/Untitled-3.png?fit=1276%2C646&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-jwZ","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/75081"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=75081"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/75081\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":75143,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/75081\/revisions\/75143"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/75141"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=75081"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=75081"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=75081"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}