Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":74847,"date":"2022-03-26T19:57:56","date_gmt":"2022-03-26T19:57:56","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=74847"},"modified":"2022-03-26T19:57:56","modified_gmt":"2022-03-26T19:57:56","slug":"daawo-miino-badeed-laga-helay-marinka-turkiga-ee-bosphorus-turkiga-ruushka-oo-digniin-soo-wada-saaray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/03\/26\/daawo-miino-badeed-laga-helay-marinka-turkiga-ee-bosphorus-turkiga-ruushka-oo-digniin-soo-wada-saaray\/","title":{"rendered":"DAAWO: Miino badeed laga helay marinka Turkiga ee Bosphorus (Turkiga & Ruushka oo digniin soo wada saaray)"},"content":{"rendered":"

(Istanbul) 26 Maarso 2022<\/strong><\/span> – Millateriga Tukish ayaa qabtay miino badeed “gabow ah” meel ee u dhow marinka Bosphorus, Wasiirka Difaaca ee dalka Turkiga ee Hulusi Akar ayaa sidaas sheegay goor dhowayd.<\/span><\/span><\/p>\n

“Walax miino u eg” ayaa markii ugu horreysay waxaa arkay markab ganacsi oo marayay agagaarka marin-biyoodkan mashquulka badan ee Badda Madow subaxnimadii, sida uu sarkaalku u sheegay saxaafadda.<\/span><\/span><\/p>\n

“Kooxda miino-baarka SAS ayaa si degdeg ah aagga loo geeyey. Kaddib markii la go’aamiyay in shayga laga hadlayo uu yahay miino, waxaa la keenay meel nabdoon,” Akar ayaa sidaa yiri, isagoo raaciyay, “miinada, oo la go’aamiyey inay tahay nooc duug ah, waxaa baabi’iyey kooxda SAS.”<\/span><\/span><\/p>\n

Ankara ayaa arrintan kala hadashay labada mas\u2019uul ee Ruushka iyo Ukraine, ayuu yiri Akar, isaga oo aan cidna ku eedayn dhacdadan. Inkastoo Wasiirka Gaashaandhigga uu sheegay in gaadiidka badda ay si nabad ah ugu socdaan aagga, wasaaradda beeraha Turkiga ayaa soo saartay ogeysiis mamnuucaya kalluumeysiga xilliga habeenkii ah ee meelaha qaar ee Badda Madow, kaddib dhacdadan. <\/span><\/span><\/p>\n

Muuqaal ku wareegaya khadka internetka ayaa muujinaya miinada oo sabaynaysa meel u dhow xeebaha Turkiga. Shaygu wuxuu u muuqdaa inuu yahay miinada lagu naanayso ‘geesaleeydii geerida’, waxaana ay noqon kartaa miinada badda la dhigo (MYaM), oo ah nooc uu sameeyay Soofiyeedkii hore xilligii Dagaalkii 2-aad ee Adduunka.<\/span><\/span><\/p>\n

Hay’adda Sirdoonka Ruushka (FSB) ayaa isla maanta mar sii horreeysey ka digtey ammaanka Badda Madow kaddib markii ay Ciidamada Ukraine ay xeebohooda daadiyeen miinooyin badeed, kuwaasoo ay qaarkood inta baroosinka ku xiran goosteen ay badda sii galeen.<\/p>\n

\n

#Turkey<\/a> closed Bosphorus Strait bc sea mines pic.twitter.com\/KaWjDydNAu<\/a><\/p>\n

\u2014 C4H10FO2P (@markito0171) March 26, 2022<\/a><\/p><\/blockquote>\n