Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":74763,"date":"2022-03-23T19:51:43","date_gmt":"2022-03-23T19:51:43","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=74763"},"modified":"2022-03-23T19:56:15","modified_gmt":"2022-03-23T19:56:15","slug":"caadi-miyaa-in-qofkii-villa-somalia-dhaliila-ay-shabaab-dilaan-siyaasiyiin-badan-oo-ka-fal-celiyey-qaraxii-beledwayne","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/03\/23\/caadi-miyaa-in-qofkii-villa-somalia-dhaliila-ay-shabaab-dilaan-siyaasiyiin-badan-oo-ka-fal-celiyey-qaraxii-beledwayne\/","title":{"rendered":"”Caadi miyaa in qofkii Villa Somalia dhaliila ay Shabaab dilaan?!” – Siyaasiyiin badan oo ka fal-celiyey qaraxii Beledwayne"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 23 Maarso 2022<\/strong><\/span> – Madaxtooyada ayaa tacsi qoraal ah u dirtay qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummada Soomaaliyeed ee ay ka geeriyootay Marxuumad Aamina Maxamed Cabdi oo ku shahiiddey qarax ka dhacay Madaxtooyada magaalada Beledwayne, sida lagu sheegay qoraal lagu daabacay barta facebook-ga ee Villla Somalia.<\/p>\n

\u201cInnaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun. Waxaan ka tacsiyaynayaa geerida Alle ha u naxariistee Xildhibaan Aamina Maxamed Cabdi oo ay caawa argagixisadu cadowga ku ah nolosha iyo jiritaanka ummadda ay ku dishay magaalada Beledweyne. Qoyskeeda, Qaranka iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed waxa aan uga tacsiyeynayaa geeridaa tiiraanyada badan leh.\u201d ayaa lagu qoray barta Facebook.<\/p>\n

Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha DF Somalia, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa isna cambaareeyay qaraxii is-miidaaminta ahaa ee caawa lagu dilay Xildhibaan Aamino Maxamed Cabdi oo ka tirsaneyd Golaha Shacabka.<\/p>\n

\u201cWaxaan murugada la qeybsanayaa ugana tacsiyeynayaa qoyskeedii iyo guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed geerida Xildhibaan Aamina. Waxaan farayaa hay\u2019adaha amniga ee ku shaqada leh in ay baaritaan waafi ah ku sameeyaan sidii uu u dhacay falkan waxshinimo ee lagu dilay xildhibaanadda.\u201d ayuu yiri Rooble.<\/p>\n

Madaxweynihii hore ee Somalia, Shiikh Shariif Shiikh Axmed, ayaa isna si kulul u cambaareeyey qaraxa caawa lagu dilay Allaha u naxariistee Xildhibaan, Aamino Maxamed Cabdi.<\/p>\n

\u201cWaxaan si adag u cambaaraynaya qaraxa lagu dilay Allaha u naxariistee Xildhibaan Aamino Maxamed Cabdi, waa fal waxashnima ah. Waxaan guud ahaan uga tacsiyaynayaa ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan qoyska marxuumadda, waa geeri na wada taabatay,\u201d ayuu yiri Shiikh Shariif oo ku baaqay in arrintan baaritaan lagu sameeyo.<\/p>\n

\n
\n
\n
\n
\n

RW hore ee DF Somalia, Xasan Cali Khayrre ayaa isna ka tacsiyeeyey dilka khaarajiska ah ee Allaha u naxariistee Xildhibaan, Aamino Maxamed Cabdi, oo caawa fiidkii lagu dilay qarax ka dhacay magaalada Beledweyne.<\/p>\n

”Waxaan u tacsiyeynayaa Allaha u naxariistee Xildhibaan, Aamino Maxamed Cabdi, waxaan kaloo u tacsiyeynayaa dhammaan madaxda iyo shacabka kale ee ku geeriyooday qaraxyada maanta ka dhacay Beledweyne, waxaan sidoo kale Allaah caafimaad deg-deg ah uga baryayaa dadka dhaawaca ah,” ayuu yiri Khayrre oo laamaha amniga DF iyo kuwa HirShabeelle ku booriyey inay baaritaan deg deg ah ku sameeyaan qaraxyda caawa ka dhacay Beledweyne.<\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n

Madaxwaynaha Maamulka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka tacsiyeeyay geerida Xildhibaan, Aamina Maxamed Cabdi, oo qarax lagula beegsaday magaalada Beledweyne.<\/p>\n

\u201cAlle ha\u2019unaxariisto Xildhibaan, Aamina Maxamed Cabdi, oo ku geeriyootey qarax ka dhacay Beledwayne, waxay ka mid ahayd Xildhibaanadii Baarlamaanka 10-aad sida wayn uga dhex muuqday haddana olole ugu jirtay inay tartanto,” ayuu yiri Deni oo sidoo kale u tacsiyeeyey dadkii kale ee weerarkan ku dhintay.<\/p>\n

Madaxwaynaha Maamulka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam, ayaa isna ka tacsiyeeyey geerida ku timid Xildhibaan, Aamina Maxamed Cabdi, oo caawa lagu dilay Beledwayne, waxaana uu yiri;<\/p>\n

\u201cWaxaan tacsi u dirayaa dhamaan qoyskii qaraabadii iyo guud ahaan ummada Soomaaliyeed geerida ku timid Alle ha u naxariistee xildhibaan, Aamina Maxamed Cabdi, oo lagu dilay magaalada Beledweyne,” ayuu yiri isagoo xusay in weerarkii maanta lagu qaaday Garoonka Aaden Cadde uu isna muujinayo halista uu dalku ku jiro ammaan ahaan.<\/p>\n

Madaxwaynihii hore ee Hirshabelle, Maxamed Cabdi Waare, oo ka hadlayay dilka Xildhibaanad Aamino ayaa isna sheegay in falkaas aan la iskaga eedayn karin kooxda Al-shabaab.<\/p>\n

\u201cMa caadi baa in dadka dhaliila Villa Somalia ay dilaan Al Shabaab? Miyaan aqbalnaa tan oo aan ka dhaqaaqnaa? Waa ayo Al Shabaab hadda? Kani waa dil khaarajin ah oo ay fulisay Villa Somalia. Wax taa ka yar ma jiraan. Wax kale ma jiraan. Alle ha u naxariisto!\u201d ayuu ku yiri qoraal uu soo dhigay boggiisa Twitter-ka Mr Waare.<\/p>\n

\"\"<\/p>\n

Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 23 Maarso 2022 – Madaxtooyada ayaa tacsi qoraal ah u dirtay qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummada Soomaaliyeed ee ay ka geeriyootay Marxuumad Aamina Maxamed Cabdi oo ku shahiiddey qarax ka dhacay Madaxtooyada magaalada Beledwayne, sida lagu sheegay qoraal lagu daabacay barta facebook-ga ee Villla Somalia. \u201cInnaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun. Waxaan ka tacsiyaynayaa […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":74764,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[4,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/s-108.jpg?fit=720%2C405&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-jrR","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/74763"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=74763"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/74763\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":74768,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/74763\/revisions\/74768"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/74764"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=74763"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=74763"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=74763"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}