Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":7476,"date":"2018-08-12T10:48:58","date_gmt":"2018-08-12T09:48:58","guid":{"rendered":"http:\/\/www.hadalsame.com\/?p=7476"},"modified":"2018-08-13T10:06:29","modified_gmt":"2018-08-13T09:06:29","slug":"naqdin-muxuu-hal-abuurka-soomaaliyeed-marka-uu-gabar-amaanayo-geri-u-sheegaa-qaybtii-1-aad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2018\/08\/12\/naqdin-muxuu-hal-abuurka-soomaaliyeed-marka-uu-gabar-amaanayo-geri-u-sheegaa-qaybtii-1-aad\/","title":{"rendered":"NAQDIN: Muxuu hal abuurka Soomaaliyeed marka uu GABAR amaanayo GERI u sheegaa? (Qaybtii 1-aad)"},"content":{"rendered":"

(Hadalsame) 12 Agoosto 2018<\/strong><\/span> – Bare Sare Axmed Nuur Yuusuf oo ahaa laashin iyo macallin suugaaneed ayaa waxa uu dhaliili jirey laashimmada allifa heesaha jacaylka gaar ahaan kuwa ay ku jiraan ammaanta dumarku. Waxa uu sheegi jirey in mu\u2019allifka soomaaliyeed marka uu rabo in uu gabar ammaano quruxdeeda uu ku matalo wax kale sida geenyo, daa\u2019uus, geed iyo waxyaabo kale. Yeelkeede, meeshii uu gabadha quruxdeeda ka sheegi lahaa uu maanta oo dhan geenyo, geed ama daa\u2019uus ammaano. Isaga oo ku ammaanaya tilmaamo badankooda aysan gabadhu la wadaagin ee iyaga u gaar ah.<\/p>\n

Matalan, marka gabar la ammaanayo quruxdeeda oo geenyo lagu metelo ayaa waxaa caado u ah mu\u2019allifka soomaaliyeed in uu geenyada ammaan la daba galo, gabadhiina iska illaawo oo muddo ka dib markii uu geenyada wax kale oo uu ku sheego garan waayo gabadhii u soo noqdo oo yiraahdo ‘geenyadaas ayaad u eg tahay’.<\/p>\n

Eeg heestaan hoose oo uu allifey Axmed Saleebaan Bidde oo aan aaminsan ahay in uu yahay mu\u2019allifka ugu dabiicisan kulligood oo aan wax dedaal ahi ka muuqan heesihiisa. Waxa uu gabadha ku ammaanayaa faras weliba aan geenyo ahayn. Faras dhaqaalaysan, naaxsan, nasan oo sararaha uu farowgu daliigeeyey. Ugu dambaynna si buuxda cududaha iyo meel walba aad uga cayiley.<\/p>\n

Waxaa la sheegaa in heestaan iyo mid kale la tartansiiyey, dabadeedna middaan iin looga dhigay meeriska ah \u2018cududuhu gamuurmeen.\u2019 Iyada oo la leeyahay cududaha gamuurani gabadha ayey foolxumo ku yihiin. Laakiin, mu\u2019allifku in uu gabadhaba illaawey \u2013 sida mu\u2019allifiinta kale – oo uu geenyada ammaan ula kala baxay ma ay dareemin nimankii cilladeeyey heestu. Midda kale, inta aan la soo gaarin cududaha gamuuran ee ay iinta uga dhigeen heesta, marka horeba geenyo ma ahee faras lab oo sange ah ayaa meesha maraya. Tan kale in cayil dartiis uu farow daliigeeyey gaaddada iyo sararta naaxday waa ay ka soo gudbeen oo cillad uma ay arkin. Waana aynnu og nahay gabar gaaddada iyo sararaha ka naaxday in aan qurux loo arkin marka dhaqanka soomaalida la eego.<\/p>\n

Halkaas ma inoo ka muuqataa in mu\u2019allifka soomaaliyeed – sidii uu Axmed Nuur Yuusuf sheegay \u2013 uu gabadhii uu ammaanayey inta cidla istaajiyo uu ku dibboodo ammaanta wixii uu gabadha ku matalayey, dabadeed muddo dheer oo uu bad kale rinjiyeynayey ka dib, gabadhii oo meel ku cagaaratay inta u soo noqdo ku yiraahdo \u2018wixii aan maantoo dhan ammaanaye ayaad u eg tahay\u2019 ama ‘dareenkooda oo kale ayaad igu dhalisaa’.<\/p>\n

Sidaad tahay gammaan faras
\nSange geesi daaqsaday
\nOo uu Garduur miray
\nSodon biliyo gawdeed
\nUu goobay farowgii
\nSararta iyo gaaddada
\nOo galangalcooboo
\nCududuhu gamuurmeen
\nOo galaba loo raro
\nSida ramad guyaad dhalay
\nHadba kaynta geedo leh
\nOon guluf colaadiyo
\nWeli socoto dheer gelin
\nGabadh yahay kalgacal baad
\nGoortaan ku eegoba
\nQalbigayga gelisaa
\nWaxse aanan garanayn
\nIi gunuddey caashaqe
\nHalka aad i gaadhsiin.<\/p>\n

La soco qayb 2-aad….<\/strong><\/p>\n

Waxaa Isku Duwey:<\/strong> Maxamed Aadan Ciiraale<\/p>\n

Hadalsme Media<\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"

(Hadalsame) 12 Agoosto 2018 – Bare Sare Axmed Nuur Yuusuf oo ahaa laashin iyo macallin suugaaneed ayaa waxa uu dhaliili jirey laashimmada allifa heesaha jacaylka gaar ahaan kuwa ay ku jiraan ammaanta dumarku. Waxa uu sheegi jirey in mu\u2019allifka soomaaliyeed marka uu rabo in uu gabar ammaano quruxdeeda uu ku matalo wax kale sida geenyo, […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":7480,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[10,1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/BB-4.jpg?fit=1200%2C1200&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-1WA","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7476"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7476"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7476\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7481,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7476\/revisions\/7481"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/7480"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7476"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7476"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7476"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}