Dhanka kale, RW Maxamed Xuseen Rooble ayaa cambaareeyay qaraxii is-miidaaminta ahaa ee caawa lagu dilay Xildhibaanadii hore Aamino Maxamed Cabdi & Xasan Cali Cabdi (Dhuxul) <\/span>oo ka tirsanaa Golaha Shacabka.<\/p>\n Rooble ayaa sidoo kale Hay\u2019addaha Ammaanka faray in baaritaan lagu sameeyo dilka Xildhibaanada gaar ahaan Aamino. \u201cWaxaan farayaa hay\u2019adaha amniga ee ku shaqada leh in ay baaritaan waafi ah ku sameeyaan sidii uu u dhacay falkan waxshinimo ee lagu dilay xildhibaanadda.\u201d ayuu yiri Rooble.<\/p>\n Xildhibaanadda ayaa si wayn u daba socotey kiiskii Ikraan Tahliil oo iyada lafteeda aan kiiskeeda oo lagu tuhmayo madax ka tirsan NISA aan weli meel la saarin, si aad u liidatana loo maamulay maamul ahaan.<\/p>\n Hadalsame Media<\/span><\/strong><\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":" (Beledwayn) 23 Maarso 2022 – Qarax ismiidamin ah ayaa lagu khaarajiyey Xildhibaanad hore Aamino Maxamed Cabdi oo u tartamaysey Baarlamanka 11-aad, waxaana uu qaraxu ka dhacay gudaha Madaxtooyada magaalada Baladwayne. Xiriir uu Hadalsame la sameeyey magaalada Beledwayn waxaa naloo sheegay in qofka is qarxiyey uu galay hoolka doorashada iyadoo qofka naftii halligaha ihi uu isku […]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":74749,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"jetpack_post_was_ever_published":false,"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_newsletter_tier_id":0,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_is_tweetstorm":false,"jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","enabled":false}}},"categories":[1,9],"tags":[],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/www.hadalsame.com\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/s-106.jpg?fit=1280%2C720&ssl=1","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p9Xl2P-jrC","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/74748"}],"collection":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=74748"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/74748\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":74762,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/74748\/revisions\/74762"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media\/74749"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=74748"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=74748"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/www.hadalsame.com\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=74748"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}