Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/index.php:52) in /customers/a/c/1/hadalsame.com/httpd.www/wp-includes/rest-api/class-wp-rest-server.php on line 1794 {"id":74497,"date":"2022-03-18T17:29:27","date_gmt":"2022-03-18T17:29:27","guid":{"rendered":"https:\/\/www.hadalsame.com\/?p=74497"},"modified":"2022-03-18T17:37:11","modified_gmt":"2022-03-18T17:37:11","slug":"idinkuna-xaaqin-ku-duula-hadda-kaddib-ruushka-oo-maraykanka-kaga-aarsaday-hawada-sare-sida-uu-muhim-u-yahay-iss-oo-dhulka-lagu-soo-dayn-karo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/www.hadalsame.com\/2022\/03\/18\/idinkuna-xaaqin-ku-duula-hadda-kaddib-ruushka-oo-maraykanka-kaga-aarsaday-hawada-sare-sida-uu-muhim-u-yahay-iss-oo-dhulka-lagu-soo-dayn-karo\/","title":{"rendered":"”Idinkuna xaaqin ku duula hadda kaddib!” – Ruushka oo Maraykanka kaga aarsaday Hawada Sare (Sida uu muhim u yahay & ISS oo dhulka lagu soo dayn karo)"},"content":{"rendered":"
(Hadalsame) 18 Maarso 2022<\/strong><\/span> – Xilli ay sii xumaanayso xiisadda u dhaxaysa reer Galbeedka iyo Ruushka tan iyo markii Ruushku soo galay Ukraine, NASA ayaa waxay bilawday inay shamiso siyaabo lagu ilaalin karo Saldhigga Caalamiga ah ee Hawada Sare (ISS) iyada oo aan loo baahan caawimaad Ruush ah.<\/span><\/span><\/p>\n Si kastaba ha noqotee, waloow weli aysan jirin calaamado degdeg ah oo muujinaya in Moscow ay ka baxayso iskaashigan caalamiga ah, sarkaal sare oo la yiraahdo Kathy Lueders, oo madax ka ah Barnaamijka Duulimaadka Hawada Sare ee hay’adda NASA, ayaa u sheegtay suxufiyiinta in biddaal loo baahan yahay haddii lakala boodo.<\/span><\/span><\/p>\n Halka dhinaca Maraykanka ee ISS ay bixiyaan saanadda tamarta iyo taageerada nolosha, Ruushku waxa uu mas’uul ka yahay dhanka kicinta iyo ilaalinta in saldhiggu uu ku sabbeeyo falaggiisa: waxay sidaa ku sameeyaan iyaga oo adeegsanaysa dayax-gacmeedka ay leeyihiin ee Progress loo yaqaan, kaasoo saldhigga ISS ku haya joog dhan 250 mayl (400 km).<\/span><\/span><\/p>\n Toddobaadkii hore, Madaxa Hawada Sare ee Ruushka, Dmitry Rogozin, ayaa ka hadlay inay dhici karto in Ruushku uu ka baxo iskaashiga ISS isaga oo ka jawaabaya cunaqabataynta Maraykanka, taas oo keenaysa inay dhismaha ISS oo uu cufkiisu yahay 400 oo tan uu kusoo dhaco dhulka iyada oo ay weliba u badan tahay inuusan wax u gaysan dalkiisa Ruushka, maadaama fallaga uu ku wareego aanu in badan ka dul marin Ruushka.<\/span><\/span><\/p>\n